Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Wallaahi Ma kala jecli in ay ku dhintaan iyo in kale, maxaa yeelay waxay halkaas u joogaan baa Qalad ah walaalo. IstacajAb:
  2. rudy walaal hablaha Somalida ka xishoo, wey kula dhasheen, wey ku dhaleen, inaad sidatan wax oga sheegto Ceeb weeye. STOP IT :mad: IstacajAb:
  3. What in the Blue moon was that?????? :confused: Can't sleep, Can't Sleep. I'm sueing u for mental damage, first let me remember my lowyer's #, what was his name? :confused: I can't seem to remember his name or his phone #, but ogow when i do remember u r dead. IstacajAb:
  4. Garab Tuujiye ninkaan nuune la yiraahdo nin fiican ma'ahan, waxaan umaleynayaa meesha uu ka yimid dadka wey isley jireen caadi yayna ka eheyd. Maxaa yeelay sidii ugu cabaadeynay illaa hadda wax interverance muusan sameynin, marka hadda iyo dan, ama aan heshiino (which is bad) ama aan sii wadno Dagaalka. Garab sxb haddii aan heshiinno sheekada wey xumaanee oo "Shactaradii" oo dhan baa naga dhamaaneyso, and I'm sure this ppl maya qaanaan sida loo shactareeyo, oo meesha dhan marax bay noqoneysaa.........U know what I'm sayina eirght.. Aniga iyo aniga baa u eg inaan nahay Reer Xamar (Muqdisho) meaning waan is af fahmeynaa when it comes teasing. IstacajAb:
  5. Wiilo

    W O M E N?

    Xoogsade sxb nice, qoraalkaaga waa iga qosliyay balse walaal haa waa run hadda Tom-boy ma ihi, laakiin markii kaga hadlo dhaqanka, hadalka iyo waliba kaftaka faraha badan outomatically waad garaneysaa inaan wiilal la soo koray, oo gabdhaha iyo wiilasha waxaa ii fudud inaan wiilasha la sheekeysto, gabdhaha sinaba isku makeeneyno, mana la kaftami aqaan. Oh, by the way, xoogsade hadda ma jiraan wax baariyaal ah oo leenka ku jiraan, sababta ay tahay inaan aniga waxbarasho ku mashquulsanahay. Looool@Qac qaac sxb thanks........ IstacajAb:
  6. Waraa ChechMate ma u maleynayo qof iga taqaan raula is ay hankaan joogaan balse, dear waxaan kuu sheegaa inaan si wanaagsan u garanayo raula.. Bilaajoda ay sheeg sheegeyso waxay ka maqashay Riwaayadaha Xamariga ah, marka magaca ay ka heshay, ee wax ay ka taqaanno ma jirto. Waxaa kuu soo hartay Buulo Xuubey taana iskaba daa warkeeda maxaa yeelay waa sidoo kale waxba kama taqaan. Islii waaye meesha Dacaskeeda ku duugan yahay, waligeydba waxa ay joogi jirtay Islii. Haddii aad weydiso wey kuu sheegee meesha ay ka timid Asalkeedii. Tuujiye, what is ur problem broth? maxaa xaafaddaada maan wax ka sheegnay sxb. Sidee camaleeto oo cidiyaheenna wax oga sheegee. Haddii aan rabno sida qof loogu xag xagto waan naqaan. Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo Calool Kuusan ee maad joogtid. IstacajAb:
  7. Wiilo

    W O M E N?

    Waraa ima soo marin arintaan, for one i was too young and two i was "Tom-boy" oo qof kasta waxey ii heyteen inaan ahay wiil, so sidaa aan ku seereeyay arintaa................. IstacajAb:
  8. Waraa ChechMate ma u maleynayo qof iga taqaan raula is ay hankaan joogaan balse, dear waxaan kuu sheegaa inaan si wanaagsan u garanayo raula.. Bilaajoda ay sheeg sheegeyso waxay ka maqashay Riwaayadaha Xamariga ah, marka magaca ay ka heshay, ee wax ay ka taqaanno ma jirto. Waxaa kuu soo hartay Buulo Xuubey taana iskaba daa warkeeda maxaa yeelay waa sidoo kale waxba kama taqaan. Islii waaye meesha Dacaskeeda ku duugan yahay, waligeydba waxa ay joogi jirtay Islii. Haddii aad weydiso wey kuu sheegee meesha ay ka timid Asalkeedii. Tuujiye, what is ur problem broth? :confused: maxaa xaafaddaada maan wax ka sheegnay sxb. Sidee camaleeto oo cidiyaheenna wax oga sheegee. Haddii aan rabno sida qof loogu xag xagto waan naqaan. Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo Calool Kuusan ee maad joogtid. IstacajAb:
  9. OG_MOTI ur wlc........ Orgilaqe waad ila aragtaa sowmahan arintaan, marka waxaa loo baahan yahay in wax loo qabtaa arintan. IstacajAb:
  10. Waraa Jalaqsan tan (raula) xagee ku aragtay Wardhiigley iyo Bilaajo. Tan waa Suju iska dhal ah. Niarobi ma kasee meesha aa cimrigey joogtay ka dibna "West" as an (Western-World) aa loo darbaaxay ayadoo Kenyaati ah. IstcajAb:
  11. Jalaqsan sanbuus cunid ay wali kujirtaa ee iska daaya................hahahahaha....ma qosli karo IstacajAb:
  12. Wiilo

    NFL

    They are playin very good but we will see what do the next (Steelers)................
  13. Thanks nuune same to u dear. Wabillaahi Towfiiq:
  14. Wiilo

    NBA

    Qa qaac i wasn't denying the possiblity ok...but i though it would be difficult for them to win that game that is all.
  15. Happy Eid to every 1 here. Jalaqsan Eid Mubarak to U too dear, But sorry no Xalwo Saabuuni gacalka, how does it sound Xalwo Caadi ah huuno.... Wabillaahi Towfiiq:
  16. Waraa OG_MOTI Combodianka xataa lacag waa ka soo saari la'dahay miyaa. Xaq ma'ahan in ay faruhu ku gaabtaan sidaa Rice ka ugu guraysay, lagacna ay ku siin waayaan Combodianka. Isaga soo tag, too afar ciyaal leh iyo guri Public Housing dagan aan kuu raadineynaa, mac jug, waaba isku kaa gashay saaxiib........Indha yartaan dhibkooda isga soo tag........ Haya, dhalinyara (particularly Hablaha) wiilka hala habeeyo waad u jeedaan dhibka uu ku jiree Maxaa waaye kuwaan ayaga, iscaawin maba kaseysiin miyaa, naxariis daranaa ma Germany bay ka imaadeen aniga waanba layaabee.......Come on, call every Caasho iyo Canbaro oo afar caruur leh Public Housing dagan that u know, soo habeeya wiilka........ IstacajAb:
  17. Jalaqsan Xalwo Saabuuni huh....Alla sida aad u taqaan..........waa dhuu--dhuuqi jirtay huh...... Addresska soo sheeg nooh.....jeegana boostada soo dhig huuno raula xagee ku aragtay Bilaajo.....Islii aa dacaska kaagaa dhamaadee sidii u dhexmareysay. Afkaa ka maqashay Bilaajo waa iska sheeganee miyaa adiga...Jalaqsan aa hadda xaafaddeeda ku heysataa miyaa.......Wallee haddii aad ogaan laheyd sida ay "Dhoocilaha" ugu jiidi jirtay bacaadkii Bilaajo kabahaa ka ordi laheyd huuno adigoo dhahaaya "Mimi Sijui, Hakuna matata" IstacajAb:
  18. Wiilo

    SHUKAANSI

    in ur book huh.........Jalaqsan. IstcajAb:
  19. Wlc back Jalaqsan huuno.......... Iyaaaaa Xalwaad u kulushaday maad ii sheegtid huuno, anigaa boosto kuu soo dhigaayo address-ka lee soo sheeg......... IstacajAb:
  20. Wiilo

    W O M E N?

    Hay ppl public Shukaansi is the best. Don't ask why? but I hear it is the best. Makiinadda Cajiinta agteeda u isitaag markey soo marto labo eray oo macaan ku dheh, isla markaana kala carara oo haddii leyskukiin arko ayadana waa qaraacis iyo guri ku celin shan maaldood, adigana waa kuu dhimashoo goorta aad weydo baan bilowdaa eege eegid, oo waliba ganjeelka hortiisa ku cayaartaa banooniga si aad mar uun u aragto ayadoo deedka xaaqeysa, kuu il-jibisay, ku tirina guriga baa leygu celiyay shan maalmood ma soo bixi karo, adigoo ka xun careytay ciil la dhimatay caashaq ku dhaawiciyo canaan kulul mudatay. Intaa kuma dhaaftide soo laabatay adigoo u xiisa qaba inaad mar kale aragto, balse waayday oo ishu kuu qabanwayday, qoraal dhambaal ah u qortay, adigoo sugi la'a inaad aragto. Ayana ku goob goobtay dugsiga quraankiyo garoonka kaa eeg eegtay, balse ku weyday oo caro iyo ciil u dhimatay, calool xuma lasoo noqotay............ I can go on and on, but U guys figured it out the rest.... BY THE WAY THIS IS REER XAMAR STYLE SHUKAANSI (Muqdisho that is) IstacajAb:
  21. OG_MOTI filinkaga waa maxay aaway arooskii ahaa Combodian style wedding??????? Waan kuu sheegay inaan imaanayo Arooskaaga..... IstacajAb:
  22. Wiilo

    SHUKAANSI

    Haddii ninkeyga sidaa igu yiraahdo waan tusin lahaa in ay iga dhabtahay walaalo. And please don't ask how????? IstacajAb:
  23. Wiilo

    NBA

    It is good to see another Laker fan, dear wlc to the West--Side, where u can find the only true team in the West. I know, I know, they will say somethin but the only best team in the West are the Lakers...hmmmmmm Go figured: :rolleyes: The Philies will struggle little bit until they get adjusted to their new head couch's system. And then may be and may be they will be ok. True Sports Fan:
  24. Wiilo

    SHUKAANSI

    "Maxaa ku jaban, XABIIBI MACAAANEEEY , QURUXEEY, CADCEED SOO BAXDAAAY,, haye ,, maxaad ku diidi??" Waxba kuma diideyno hadalladan macaan, balse, su'aashu waxey tahay. Ma idinka dhabbaa????? Ma hadal kal iyo laab baa??????? Mise waa mid u jeedo ka dambeysa walaalo???? IstacajAb:
  25. Innaa illaahi wa innaa ileyhi Raajicuun: Allaah u naxariisto Arafat, waa lawada dhimanayaa, "Kullu-Nafsin Daa'iqadul Moowd" Wabillaahi Towfiiq: