Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
QISADII BAXIIRA Markuu Rasuulka SCW 12 sano jirey ayaa adeerkiis Abii-dhaalib iyo rag kale oo qureysh ka mid ah ay safar ugu kicitimeen dhinaca Shaam, wuxuu markaa Rasuulku scw ka codsadey adeerkiis inuu raaco, adeerkiisna waa uu ka yeelay. Dabadeed markuu safarkii baxay waxaa uu sii maray meel la yiraahdo Busra oo ay safarrada qureysheed ee Shaam u socda sii mari jireen uuna degganaa nin raahib (suufi) ahaa oo Baxiira la oran jiray heystayna diinta masiixiga, cilmina u lahaa waxyaalihii uu ilaahay ku sheegay Tawreet iyo Injiil. Ninkaas raahibka ah safarrada qureysheed waa ag mari jireen danna kama geli jirin; laakiin maanta waxaa uu arkay calaamooyin ku saabsan wiilkan yar oo safarka la socda, calaamooyinkaas oo kutubtii hore lagu sheegay, markaas ayuu ninkii martiqaad u sameeyey safarkii oo dhan. Waa ay la yaabeen waxayna yiraahdeen "weligayo waannu ku ag mari jirney martiqaadna nooma aadan samyn jirin ee maanta maxaa jira?", wuxuu ku yiri waa sax laakiin marti baad tihiine imaada. Markii ay u yimaadeen wuxuu yiri "Ma cid baad ka soo tagteen?", waxay ku jawaabeen yar ayaannu rarkii uga soo tagnay. Baxiira ujeeddadiisu waxay ay ahayd wiilka yar markaasu ku yiri "u yeera gabanka". Markii la qadeeyey ayuu Baxiira su'aal weyddiiyey Abii-dhaalib oo uu ku yiri "wiilkan mxaad u tahay"? wuxuuna ugu jawaabey "Aabbe ayaan u ahay". Baxiira waxa uu yiri "suurogal maaha in wiilkan aabbihiis nool yahay ee maxaad u tahay?". Abii-dhaalib waxaa uu yiri "Adeer baan u ahay", intaa ka dib Baxiira wiilkii ayuu gees ula baxay wuxuuna weyddiiyey su'aalo, ugu dambeyntiina wuxuu ka arkay khaatumkii nebinimda oo nabiga scw garbihiisa dhexdooda ku yaalley. Baxiira wuxuu ku yiri Abii-dhaalib "wiilkani arrin weyn ayuu yeelan doonaa, waxa aan anigu ka fahmeyna haddey nimanka yahuudda ihi ka fahmaan waa ay dilayaan ee ku celi magaaladiisii kana ilaali yahuudda", Abii-dhaalib markii uu alaabtiisii soo gateyba si degdeg ah ayuu ugu soo rogmaday Makka. Markaas ka dib waxaa uu Rasuulku SCW Makka ka baxay hal mar oo kale illaa hijrada laga gaarey. Rasuulka SCW markuu soo barbaaray waxa uu bilaabey inuu buuraha Makka ariga ku ilaaliyo. Wabillaahi Towfiiq:
-
Originally posted by Jacaylbaro: But what do u like Wiilo instead ?? Don't tell me GUNTIINO ! ! ! Jacaylbaro sxb magacayga si fiican uma macneysan baan mooday "Wiilo" iyo Guntiino..come on.. marka aad maqasho "wiilo" picture this "Surwaal" {Daba Gaab ah} iyo "Garan" or T-Short.......maxaa waaye Guntiinada aad sheegoosid Come on. Ha iga xanaajin dear.......... :rolleyes: :mad: :eek: Go figure:............
-
Where are the good Somali women? :confused: Go figure:..............
-
Look people when I straighted the Immigration and Naturalization Service or {INS} i will come to Toronto, but u guys better welcome me and show me around or I'm not coming ok........(Kaftan) ama (joke) A Side from the Joke: Insha Allah I will come to the Toronto.
-
Iran is capable of defending its people if attacked but the question is, will Isreal strike first and if it does, what will Isreal's motives and objectives be? And if that happens, how will the rest of Arab countries react? {I'm sure if they cann't react what is happening in Palestine they will not react an attack from Isreal to Iran} As mentioned before: this is a good topic to discuss....
-
Dear Simply_the Best nice to hear from u...... Macaanto aniga magaranayo wax layiraahdo "Jacayl" sida aad adiguba sheegato aniga wali ma gaarin... waa sidii heestuba aheyd "Caashaqa Maxaay Barbaarine ____________________". marka dear caashaqa ama jacaylka waxaa la weydiin "Jacaylbaro" asigaa ku taqasusay arimaha ceykaa ah.......... Go figure:...............
-
Honestly I have that song and I love it, but if I tell where to it would be MN or (Minnesota) any Studio, they have that................ Go figure:..........
-
^^^^^^^Good Question Jacaylbaro^^^^^^^^^^^^
-
Inta rag Soomaaliyeed ee Diinteena macaan Allah baray kuna dhaqma, baa maanta wasiirka Diinta loo doortay Cumar Maxamed Maxamuud "Filish" What are we thinking???? Runtii waa arin laga naxo una baahan in dib loo fakaro waxa aan ka sugeyno dadkaa isku sheegaya inay dalkii inoo hagaa jindoonaan at the same time siday doonaan ka yeelaayo....Waa arin Caajiib ah isla markaana u baahan Culimada Soomaaliyeed inay arintan si dhab ah oga fiirsadaan ayagoo waliba si qoto dheer ah u eegaya dhibaatooyinka ka imankara arintan...... Wabillaahi Towfiiq:.....
-
damn it :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: :mad:
-
Originally posted by Caveman: What the rest of us (Somalis) could do is kill these warlords, each Tribe should point blank murder their warlord. This whole government is 100% warlords, it won’t work. Salam! Later I agree with u but we asking something that will not going to happen dear, no Qabiil that is going kill anyone of thier "Warlords"..............
-
If we blame ourselves on these mess, then the question that comes to the table is What can (The rest of Somalis) do to fix this??????? Go figure:...........................
-
I cann't take the notion that Ethopia is controling our enternal/external affairs but i can only blame on my people who have been letting me down and letting Ethopia control the affairs of my country. My hope was high before but now that they announced the so called "Cabinets" my hope detiriorated or plummeted/went down after I have seen so many cold blooders who satisfied Somali meat in the past 14 years are now enjoying and becoming leaders of the new govn. However, I will keep my hope a live since I don't see any hope behind this time because Somali people today are more like orphans who once murdered their father is attempting to lead them. I wonder what Cali Mire Cawaale the Somali Singer who created "Somaliyeey too soo isku tiirsadayay" who said "nin dalkiisii cadow taamoo u tolwaayaybaan ahayeey" would say today if he was alive and be witness what we are witnessing today
-
Looking for Somali Folklore books like cigaal shidaad....
Wiilo replied to QUANTUM LEAP's topic in General
Ur welcome and good luck -
Hate Ethopians and the Worlords that take thier order................hate hate hate :mad: :mad: I can't comment on this now 'cause I'm so mad :mad: :mad: :mad: May be later....... Go figure:...............
-
Looking for Somali Folklore books like cigaal shidaad....
Wiilo replied to QUANTUM LEAP's topic in General
Originally posted by QUANTUM LEAP: Anyone know where I can find them? I have never had the chance to read this stories that seem to interest me so much. If anyone knows where I can find them or buy them for that matter, please do let me know.... There is this Mall in Ohio called Global Mall that has Somali (Don't know the name) books, (alots of them) and I think if u order some books they will send you wherever u are.......... Good Luclky:................ -
Garab Tuujiye maxaa huuno ma midbaa kuugu soo daadisay (Kaftan) :confused: :rolleyes: :eek: Go figure:..................
-
By the way thanks for the pictures.......
-
Originally posted by Jacaylbaro: I Love them too ,,,, Nice and rich land with horrible ppl . . . I agree with u on this Jacaylbaro. One thing that we need is to build roads or streets and start good transporation system that works........Balse waxaa waaba laga daran yahay, marka hore waa in lahelaa "Nabad" si markaa "Nolol" loo helaa..... Go figure:..................
-
Simply_the Best dear I'm glad to see u around,,,,, Garab Tuujiye thanks, usheeg dadkaan yaaqeee..... Aniga waxaanan fahmin sida Dadku sometimes u dhaqmaan,,,,Alla wareer Badanaaaaaaaaa Su'aal : Miyaa diidan tihiin inuu jiro "Jacaylka"? Go figure:.....................
-
Qori, Allaah caafimaad kaamil ah ku siiyo iyo waliba cibaado suuban Aamiin Aamiin......... Wabillaahi Towfiiq:............
-
Waiyaaka sis, insha allah iam gonna start Dugsi this weekeng............... Wabillaahi Towfiiq:.........
-
Ajaaja waan ka Qeyliyay sheekadaan Jacaylbaro.... Waiting the next one broth...........
