Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Dont think all Minnesotans are crazy, there are many decent somalis in MN.....
  2. For the first time in years i was able to log in Sol today, alxamdullaah....How is it going? Miss all of you guys...
  3. Wiilo

    Rafnimo

    Nuune and Cawaale waad iga sidataan, aniga waan u soo qayilaa(U soo Fakaraa) and i will come up with something laga qaayliyay nooh...Soon. Go Figure:............
  4. Wiilo

    Rafnimo

    Waraada waad mahadsantihiin nooh...Nuune waan ka helay inta aan soo qortay nooh...Laakiin erayo aan aqoon aa ku jira nooh. Go Figure:.......
  5. Raula, that is a good idea, waan u soo shaaxaysanaa arintaas. I will probably move back to MN next year insha Allah. How are you Raula long time no see, how everything going with you?
  6. Anagoo marayna RAF oo aanu nahay NAF ayaanu galnay SAF waxaanu helnay LAF mid baa isyiri DAF say tiri gacantu BAF waxaanu noqonay HUF, cid kuhadasha AF waxay noqotay DHIF, midbaa cararay XIF birbaa goysay XAF waxaa xanaaqay QOF geed buu isyiri DAF sayteen lugtu BAF.
  7. Waad mahadsan tihiin dhammaantiin. Waan ku farax sanahay in wax walba ay caadi yihiin in SOL. Aniga waxaa igu cusub that there will be baby number two on the way, and moved to another State, may be moving back to mine old state if i find school that is. Nothing else. Go figure:...
  8. Long time no see, what did i missed? Yaa guursaday? Yaase guursan. Warka i siiya hee.
  9. War heedhe waxa naga soo qor, marba xoogaa hanoo soo qorinee.....gosh caku iyo nuune.. Go figure:............
  10. wax lagu casiiyo caruurta way yihiin nimankan waxaashta ah..... Go figure:....
  11. Br Nur; Ma waxaad kula talin laheyd sheikh sharif in uu meesha isaga tago mise in uu sii joogo balse uu la heshiiyo qolooyinka ka soo horjeeda. Ani ahaan waxay ilatahay in sheikh sharif meesha iga tago, obviously meesha wax wanaag ah kama soo socdaan. Go Figure:.........
  12. Wiilo

    random pics

    Hello che-Guevara... I like this one,
  13. MMA come on, haddii aan wax keenaayo wax fiican ayaan idin keenaa maahee califalaax kaliya maan idin quuraa. London ayaan joogaa aqayaartiina midna kama haayo i don't know why? Anyone...????? Go figure:........
  14. waraa nuune bax nooh, haddii aan imid xitaa meesha aad joogto waad isoo dhawayn waysay... nin xun aad tahay nooh.. :mad: Go figure:...... ;
  15. Waa wax markii horeba uu soo xaday nuune, waxay ku qaadanee inuu soo helo tii afraad for a while.. Go figure:........
  16. Waraa nuune and maskiin macruuf wali waad joogtaa yaah, waawaray,,, warka keena maxaa iga dambeeyay? Go figure:...........
  17. Oz waad salaamantahay sxb, salaan kadib how is it going with you? Waan soo celinaynaa foorjo topic insha allaah once i sattle down, and have a cup of tea... Go Figure:..........
  18. Without ripping any parts of my sis, i would give my blessing and leave them alone.... Go figure:..........
  19. Waan idin salaamay dhammaantiin, maxaa lasheegay? Go figure:....
  20. They just posted that somali mother and her little baby girl on http://www.minnesotamonitor.com/showDiary.do?diaryId=2163