Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Wiilo

    FOORJO PART II:

    Jabarjaan jeega dheere jawaab xume jug aa tahay. Jeegadaada sidii loo jaarabuuteeyo waan aqaan nEcBiyaaaaaaaaaaa:................
  2. Wiilo

    FOORJO PART II:

    haye maxaa qof ralba foorjo part II majiro miyaa?????? jEcliyaaaaaaa:...........
  3. thank u ....hats of to u dear
  4. Jacalybaro thanks dear. Qac qaac thank u. And all the Nomads who love/like me....same here ....... Go figure:..........
  5. nuune hayeey anigana UN ma'ihi! anigana suga Garab iyo nuune inta aan ka soo qoraayo listigeyga Go figure:...........
  6. Wiilo

    Songs...

    Nin_yaaban sxb Shimaali mala iloobin ee aniga kor aqri inta aadan su'aasha ok,,,,,,,,,,,,,,,,,
  7. raula odayaasha hadeykaa helaan maxaa ku neceysaa dear, waxeyba ka fiican yihiin wiilashaan yar yar oo aan ku fahmeyn haddii aad hadalku tiraahdo.... Go figure:...........
  8. This is Jacaylbaro wating an award!..
  9. "This is MOMBASA-Queen our own Coast pride, this is SisSade, our own Kiambu Pride and last but not least this is my mlendo twin Wiilo" IL_CAPO dear that was GREAT story thanks....... Go fiugre:..........
  10. waraa garab dear waan ku waabsanaayey, waad ogtahay aniga waxaad inaan kale jecleyn. Ha u bixin Wallaahi waxaan rabay inaan ku dhibo, don't worry......... it is fine dear.......nuuneba wuxuu igu sheegay marwo like inuu asiga nin igu daray CAADI WAAYE DEAR ...... jEcliyaaaaaa:...................
  11. Garab Tuujiye waan ka xumahay inaad iigu yeerto male :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: nEcbiyaaaaaaaa:...........
  12. Dear SUE we're all victoms of Garab Tuuji's posting here, he putting in female/male category iam so mad i can see myself killing him, but then it is just posted words. :cool: please don't cry...........
  13. may be waa sawir soo dhuutay dear ha u bixin
  14. We are planning to visit Ohio this holiday week. by the way the link that u gave us is not working.
  15. I also resent you two(garab & nuune) putting me in this two categories (1) Best male/female personality in SOL: (wiilo) and (2) Marwooyinka=Ameenah, Raula, Wiilo, Nafta. waan diiday find me another category haddii kale waa dagaal. nEcbiyaaaaaaaaaa:................
  16. Wiilo

    SHUKAANSI

    Shukaansi: PART III Waan soo qaxnay to Kenya iyo Ethopia, Kenya qaasatan, waxaad arkeesaa Eastleigh inan isa soo kala xiray, surwaanka dhexda oga xiran yahay. (waad taqaanaan surwaanka aan ka had layo, surwaalada jil jican oo dhexdooda dhuuban tahay lugahoodana aad moodo “Gor gorad†baaxadiisa daraadiis). Gabadhana waxey soo xiranee “Baati†kii uge dambeeyay. Balamo badan ka dib, waxaa leysku go’aansadaa in leysku raaco “Cinema Sun City†oo ku taalay Section 3 ee xaafadda Eastleigh ama “Embassy†Cinema oo ku taalay bartamaha magaalada Neirobi. Labada Cinema waxaa had iyo jeer laga daawan jiray filimo Hindi ah badanaana waxey ahaa yeen filimo Jaceyl ah. Dhalinyarada oo dhan wey baqayaa marka inta ay maalinta tahay baa gabadha la kaxeynayaa maxaa yeelay habeenkii waa cabsi oo amaanka ma fiicno marka waa “Shukaansi†maalin cadey ah waana ka duwan yahay kii Muqdisho. Halka meeshaan dadku ka iibsadaan “Kaley†ama (popcorn) kulkii ay daawanayaan filimada, halkaas (Nairobi) waxaa gabadhu loo iibiyaa “Passion juice†maxaa yeelay Nairobi way kulushahay waana maalin marka waa inaad markasta cabitaan qabow cantaa. Kani waxaan kugu yeeraa “Shukaansi Danyar u Roon†Dhaliyaradaan bilwalba meel u fadhida boqol doolar ee waliba kirida gurigooda sugeyso inay bixiyaan, buu shukaansiga noocaan dani ugu jirataa. To be Continued: Part IV In “Utange†(Best)
  17. Wiilo

    Caashaq

    ^^^^^Hahahahaha Garab how many times buu Daaf kuugu dhacay adigoo fiirinaya qof aad ka hesho. Cajaa'ib badanaa. Go figure:..............
  18. Qac qaac Qofka hadley majiro Labeys ok, waxa aan ka hadleyno waa "Sabarka" oo kaliye haddii Af-Somaliga kuugu yar yahay ii sheeg. Caajib badanaa yaaqe dadkaan. :rolleyes: :eek: nEcbiyaaaaaaaaa:..................
  19. ^^^^Haye waxaa maxay arinkan dhalinyaro...... Waadba waalateene.............. nEcbiyaaaaaaaaaa:...........
  20. Wiilo

    SHUKAANSI

    Jaceylbaro sxiib haddii aan doono creative waan noqonkaraa huh waite til part III sheekada wey sii macaanaanee :rolleyes: Jecliyaaaaaaa:............
  21. Wiilo

    Caashaq

    Waa Naar Galgacalkuye Naruuro Waa Naar Galgacalkuye Nasiiboo :rolleyes:
  22. ^^^^Hadda waan garanay wixii ku haayay marka hadda iyo shaqo waa inaan raadinnaa islaantii kaa tumilaheyd "Faqaburaalaha" "Boornaha" iyo waliba "Misgiska" waxaan maqley weyjoogaan carigaan marka they are just a phone call away dear. Marka waan waceynaa waana lagaa tumaa...... JecLiyaaaaaaaaaa:.........
  23. Abaayo runtii waan kuugu raacsanahay arintan boqolkiiba boqol balse sida aan wada ogsoonnahay dadka inta sabirtaa wey yaryihiin. Waa runtii Sabarku waa calaamadaha lagu garto qofka Islamka ah waana loo baahan yahay in lasabro had iyo jeer Allaah baa kaa abaalmarinaayo sabarkaaga. Ragu ha u sabraan haweenka, haweykana ha u sabraan raga qabaal sidaa bey arini ku hagaagee haddii Allaah yiraahdo. Wabillaahi Towfiiq:.....