
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
labadaba waa walaalo balse midba meel ayuu ku soo koray. Garab Tuujiye wuxuu ku soo koray Aisa Jacaylbaro na wuxuu ku soo koray dhincaan iyo West tiga, kooda bidaar lehna waa iska cadahay sxb. waad iska qiyaasi kartaa....... jEcLiyaaaaaaaaaaaaa:..................
-
1) Maxamed Saleebaan Tubeec . a) Hooyo (the best) My favorite b) Gufaaco c) Nasteexo d) Geelaa ( I don’t know the name of the song, may be it is called Geelaa) e) Neyruus with Magool f) Aroor g) Aramiduu with Magool h) Guryasamo with Maandeeq i) Aamiin Allahayow (Waxaad igu Abuurtaan La’atkeysan Waayee) k) And all other Saleebaan Songs (Simply the best songs) 2) Khadra Daahir Cige a) Gabal Daye b) Xageen Talo Kaha Hagaagaa c) Isha Sacabka Mari (the best) d) Afka Lagama Sheegto Adigoon Jaceyl Arag e) All other songs 3) Hibo Nuuro a) Aaminka ducadiyo Ala baariga mooyee with Faarax G Samatar b) Ma Muujiyee Jaceylka waan Maldahiyaa c) Daalo- ha iga tagine ii Tali 4) Xassan Aaden Samatar a) Arbaciyo Isniin b) All his other Songs 5) Sahro Axmed a) Waqtigii Idhaafiyo b) All her other Songs 6) Salaad M. Shardi a) Ima Ogide Waxaan Ahay 7) Ahmadey Abu bakar a) Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi (Qarnigoo Labaatan ah) b) And all his other songs 8) Cumar Shoolli a) Ladabaalo Caashaqa (The best) b) And all his other Songs 9) Abdi Qadar Xassan a) Gacalooy Jaceelkani 10) Maryan Mursal Ciise a) Waan Ku Daalay Raadiskaaga (the best) b) All her other Songs Heeso Reer Xamiri Ah: (Ruwaayado) 1) Mashaakilkii Jeceylka 2) Damac Adduun 3) Habla Yahoow Hadmaad Guursan 4) Kibirkii Caashaqa 5) Shumeey 6) And all other Ruwaayado Waan ku daalay raadiskaage - the best Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed . http://www.hobyonet.com/music.htm
-
U guys can be there but for those of us who obviously live outside Canada we can't be these.
-
Jizaakallaah. I memorized the entire Qu'an but then kind of forget, but plan is that to go back to "Duksi" or Madarasa and try to memorize again 'cause that is what i had promised to my Dad before he passed away. Thank u so much that was great article. Jizaakallaah
-
nuunow walaal kaalay adiga maka beecmushtartaa arimaha "Ruuxaamaha" "Mingiska" iyo "Wadaadada" markasta waad ka hadashaa. Anyways, i was lough at what Jacaylbaro and Garab Tuujiye wrote, and Ulalaa mean like Ajaaja......whatever Ajaaja means. Go figure:...........
-
Good Q, but i don't think so
-
Me too. Hate Dirac.........marax waaye
-
Niiiiiiiiceeeeeeeeeee. u know what!! i might go back to Muqdisho and buy me one of those homes, very beautiful Mashaa Alaah Jizaakallaah Qeyr walaalo
-
Jacaylbaro dear iam waiting for u to writing something..................
-
man we are here in ohio but we went through hell to get here. but finally made to place we want we visit. by the way thank.
-
thanksssssssssss
-
"Guuxooda ka dheereeyaasha of SOL: Wiilo, iyo FF" saaxiboow saanna maxaa waaye :confused: aniga waligeyba iskuma maleynin in aan is mooday waxaanan aheyn. Haddii sida runta ah loo macneeyo qoraalkaaga mac nahiisa waa sidaa sxb. Marka aniga waxaan kaa rabaa "Explanation" as to why u said I am. Go figure:................
-
Qac Qaac gacmo Xiran iyo Wiji kaduudan ku soo dhawaaw Go figure:.................
-
Qac qaac please Minnesota aa wax ka sheegee Raptors aa akfadhidaa waxna kuuma soo wadaan.
-
FYI: luqada waa tiin aan ku dhashay ee leygu soo koriyay ok.................. nEcBiyaaaaaaaaaaaaaa:...................
-
SHUKAANSI: Part IV “Utange†Xeradii Qaxootiga “Utange†iyo waliba sida uu shukaansiga ahaa muddadii lagu noolaa “Utange†Qofkii yaqaanay baa yaqaanee waxaa jirtay “Tubo†biyo oo la oran jiray “Tubo dhiig†waxey ka soo hor jeedi jirtay biibito la oran jirray “Mac macaanka Kismaayo†Waxaa isugu imaan jiray dhalinyaro fara daban oo halkaa ku sheekeysan jiray, tubadana waxey aheyd meen ay gabdhaha isugu yimaadaan isla markaana ay ku sheekeystaan inta ay sugayaan feylka ama lineka biyaha. Sida dhismuhu ahaaba Utange, xaafad walba waxaa la oran jiray Zone A ilaal iyo G. Tuba dhiig waxey aheyd tubada biyaha ee ugu dhibka iyo rabshada badneyd. Had iyo jeer habluhu wey isku dagaalijireen, wiilasha yar yarna lagama weyn jirin halkaan. Sida caadadu aheydba tubadu biyaheeda aad bey u yaraayeen mar mar waxaa dhici jirtay in maalmo lasugo biyaha. Habeenkii markii ay tahay waxey aheyd meel dhaliyarada u soo shukaansi tagaan oo gabdhaha yar yar baa lagu gaadi jiray kulka waalidkood u soo dirsadaan biyo. Shukaansiga “Utange†wuxuu ahaa mid cajaa’ib ah, waxaa ku taalay shaleemo lagu gali jiray toban shilin oo Kenya money ah, shaleemada kadib waxaa ku xega casho fudud oo laga soo cuno macmacaanka “Kismaayo†Maalintiina xaafadaha Zone D, C, G bay dhalinyaradu u shukaansi tagi jireen, ayagoo waliba soo hor fariisanaayo meelaha gabdhaha ku diyaarinayaan cuntada. Haddii aan si kale u dhigo hadalkeyga, wiilashu waxey imaan jireen xaafadahan (C,D, G) maalin walba ayagoo og in Maamooyinka xaafadaha ka maqan yihiin, doonayana inay gabdhaha u sheekeeyaan kolka ay cunnadu diyaarinayaan. Shukaansiga oo dhanba wuxuu ka bilowdaa xagee jeceshahay inaad u dhoofto iyo “responserkii†xaguu maraa iyo aniga walaalahay oo dhan baa dibada jira bil walba waxaa la ii soo diraa boqol doolar reerkeyka halkaan majoogaan (wiilka baa sidaan ku faanaya) aniga kaliya baa halkaan jooga waxaana rajeynayaa inaa u dhoofo Yurub ama Mareykanka haddii illaahay yiraahdo. Wax walba oo aad rabto aniga baa kuu gadaya marka halasheekeysan wiilkale. Ayana waxey la dhacdaa cashada iyo shaleemada joogtada ah iyo waliba afmacaanida uu had iyo jeer u muujiyo ayadoo waliba ugu faanta gabdhaha saaxiibadeyd una sheegta sida reerkiisa oo dhan dibada u jiraan ogana fikiraan asaga una soo diraan biil joogta ah isla markaa uu rajeynayo inuu Yurub u dhoofo. Haddii uu dhoofo inuu kafakaridoono ayada una soo diridoono wax walba oo ay rabto iyo “Kaartaliin†(Postcards). Runtii waxaan oran karaa Shukaansigii “Utange†waqti lumis………………… Hadaba Gaba Gabo: Shukaansi sidiisaba waa la oran karaa waa waqti lumis mar, marna waxaa la oran karaa waa mira dhaley, maraana waa markii uu abuuro in guur isla markaana caruur meesha timaado. Balse, ani ahaan Shukaansi waa waqti lumis iyo ku meel gaar. Waxaa halkaan ka sii wadi doono Jacaylbaro: Jacaylbaro dear ku soo dhawaaw
-
War heedheh! ma'adi kaliya baa yaqaan Af-Soomaaliga :confused: wareer weeye :rolleyes: jEcBiyaaaaaaaaaaaa:................
-
I hate the damb thing too, Dirac i don't know Y Somali gals wear that!!! hate it hate it...... :mad: nEcBiyaaaaaaaaaaaa:..............
-
I agree with u..................
-
Runtii aad iyo aad baan u jecelahay Heesaha Soomaaliga aad baana u dhageystaa shimalina waa one of the Somali artists that i listen to.... Go figure:..............