
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
yeah adigana ku soo darmo if u lke sxb. IstacajAb:
-
blowing teams up is nothing u need to play defence to win games dear, yeah u can score over 100 points per game but u need to stop players and play defence to secure ur win each game.
-
Loooooooooooool@LZu
-
SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY: Q: Waxaad Sheegtaan Labadii nin ee ku Tashtay in Midkood uu Rasuulka (CSW) dilo, Magacyadoodii, iyo waliba midkii soo muslimay Markii uu Rasuulka u Yimid kadib? Hint: Arintaan Waxay Dhacday after Dagaalkii Badar. More Hint: Labada nin midkood, waliba ninka soo Muslinmay, wiilkiisa ayaa waxuu ahaa Maxbuus, oo markii dagaalka dhacay Ayaa Musliminta Ka Qafaasheen. Wabillaahi Towfiiq:
-
what if some of us don't speak the language ppl, did u ever think about that? :confused: NO English mean No English...........Dadka ani camal ayaa kujiro oon garaneynin English come on, give us a break. IstacajAb:
-
Hay u know Qac qaac sxb, at the end of the day it is all about the "LOVE" U know, xaq ma'ahan Hablahana waa in lasoo Qoraa Charactistics kooda. So, someone should do the honors and write it down some of our Charactistics. But yaalataraarixin hee......... Oh, by the way, Qac qaac u trying to be politically correct huh......another words, waa ii reer magaaleynee sow mahan.....hmmmmm get u. IstacajAb:
-
yeah u sheegba nimankaan beenta wareejinaya in ay naga joojiyaan beentooda...... :mad: IstacajAb:
-
Waan Filayay in ay tani dhalineyso isku Tuur tuur. Balse waxay ku socotaa ninkasta oo soo gala amaba ku sifooba arinmahaan oo dhan. nuune might have this character (17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt things that are in the house, e.g.midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc) Qac qaac might have(29) Mid lugo xiito xiito leh. Garab Tuujiye might be (27) MId calool kuusan. The rest u guys figured it out........ IstacajAb:
-
they probably gonna win couple games here and there, but they gonna be history as usual.(The Knicks) Have U guys seen last night btw Toronto and Sacremento???? So the Raptors are beaten by the Kings.......And tonight they are playing with the Jazz tonight who are 4-O, my guess is that the Jazz is gonna win tonight which is gonna make the Raptors two game winless......Here come the Question of the Week. Which 4-0 team is playing the best basketball? Indiana Miami Phoenix Utah
-
Queen i feel u.......
-
Shabella waraa adiga Comput ka kor kac ee Taajudka aa bax................... IstacajAb:
-
ok.ok...the Knicks won.....we know that....Yal the Raptors are playing right now and they are not leading although it is just second Q...They are playin with the Kings who are winningless..We will C who wins...........Damn...TWolves were beaten...Ca kuye maxaan ku sameeyaa kuwaan....... IstacajAb:
-
I'm saying who it is.................Shhhhhhhhhh.
-
Marka hore nuune maba garanayee waxa ay kuugu bixiyee nuune.......I hereby declired ur name to be changed to "Curri" maxaa yeelay marka walba waxaad u hadashaa sidii oday Curri ah oo Caana waayay. raula dear waxba shaaxa ha ii kala macneyn huuno. Haddiiba adiga shukaansigaaga uu just ku filan yahay Cup of tea then...hade maxaan ku iraahdaa huuno. Balse raula mid iga ogow Jacaylbaro markii uu soo postigareynaayay this wuu ogaa in gabdha badan isku qabsan doonaan arintan...Balse aniga iyo adiga waxaan filaa in aanan isku qabsandoonin this isue.......... IstacajAb:
-
So know u telling the Combodian Style Weddin is gonna huh....... ....Wow.......Warkaas naga daaya walaalo..........ee aniga Halwo i siiya..yaaqee........... IstacajAb:
-
^^^^^U cheap aaaaaassssss women!...u fall for a tea.. waanaceebaysay raula......though aniga xataa aan shaax jecelahay. But Nooooo......ma jirto warkaas agteyda aniga....Maya...Maya.... IstacajAb:
-
Maxaa waaye i cafi waan ku cafiyaydaan socota ilaa iyo qiyaamaha waaba naga xanaajineysaa. :mad: :mad: .come on.. Is Cafiya then that is it.......... IstacajAb:
-
Waraada sheekada waa xumaati maxaa Cajuuso Cajuuso loogu haayaa......... Shabella dear if you want have "Boyfreind"(s) go ahead have them all if u like......Waraada gabadha waa yartahay marka adinka Qaraabata nooh. Maxaa lagarabaa...... IstacajAb:
-
Waa waxaad iska dhaadhiciseen dhalinyaro....Every gal knows that is cappy thing to say...and I don't think any gal would fall for that................crapy........... Crapy..Crapy....Crapy..........and CRapppppyyyyyy IstacajAb:
-
nafta waan kaa Qeyliyay dear :eek: manaxeesid..wow.. Adiga mididaadaa kaa soo horreysa dear...cut his testicles huh..wow... But in all seriousness though. he deserves that....cut all his private parts Damn it. he should not be walking and enjoying his miserable life after he rapes some miskiin girl.. :mad: :mad: Bismillaah:
-
Me three.........sing me up......Hmmm.....I supposed to be saying.....me too..huh.... ....anywayz Shabella anigana igu dar...list......... IstacajAb:
-
Yall are bunch of spenders. raula me like it dear..so I guess I'm one of the family freinds who will be invited to the weddin right? :confused: Zanzibar huh...Jazz..hmmm sounds like my first weddin. ..hmmm...when was that.. :confused: ..well dear, cann't remember...but I know there was some Jazz playin in the back............ :rolleyes: My weddin.... ...well..I still remember the first one.. ... So it will be for a while untill my next one though..... IstacajAb:
-
Iyaaaaaaaa Jaceylbaro sxb waxaan ka dhabeyn rabtaa Magacaadii ma iisheegtidoo........iyaah... waraa adiga makasaayi waxaan.....walina maleygu dhihin........mana ka yeelaayo this crap........ IstacajAb:
-
RAGU WAXUU U KALA BAXAA SIDATAN: 1)mid xayawaan ah. 2)mid xaasid ah (nuune oo kale) 3)mid murugo & caro ku qabowday. 4)mid xoola mooyee aanan garan wax kale. 5)mid xoolahii la xamaashay. 5)mid aan xishoon (nuune) 6)mid aan damiir laheyn. 7)mid aan hibeysan. 8)mid aan xusuusba laheyn. 9) mid aan xamaalan(nuune) 10)mid aan tiisiiba gareyn (nuune) 11) Mid foolxun 12) MId qeelo badan 13) Mid fulay ah 14) Mid ceeyal la dhagmo 15) mid waalan. 16)mid aan garaney sida dumarka loola dhaqmo. 17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt things that are in the house, e.g. midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc) 18)mid maseerow ah.(dharkiisa ka didaaya) 19)mid wasaqloow ah. 20) mid aannaba garaney meel loo socda 21) Mid dhib badan 22) MId been badan 23) MId shaqo la'aan ka badatay 24) MId macno daro leh 25) MId maskax yar 26) MId caqli la'heyn 27) MId calool kuusan 28) Mid fanax weyn 29) Mid lugo xiito xiito sida dhorada leh 30) MId heysto ilkha dheer oo jaale ah 31) MId waalan oo ananaasiga ka so furuaday That is the list ppl.....Complete... IstacajAb:
-
nuune huuno I respact u too dear. It is all jokes dear. There is this saying that I created that goes like this. "I'm Back After you". Meaning waan kaa dambeeyaa. but don't steal that. by the way it is broken English. IstacajAb: