Complicated

Nomads
  • Content Count

    452
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Complicated

  1. After a many requests from our friends & Family we have decided to put our heads together. A brainstorming session was held today together with Ahmed Farah (Co-founder RIYO Films and the Director of HCTV Africa), Abdisalaan Aato (Founder of Bartamaha and Wargelin) and Deeq. M. Afrika (Co-Founder of Global Somali Youth Agenda and Founder of Aduunyo.com) and decided to make a short trip to ‘Dadaab Refugee Camp’ & inside Somalia to report on the current crises (from Friday 15th of July until Monday 19th of July). Aim: 1.) Conduct a Need Assessment: By reporting from the frontline on the crises and also try to find a way for people in the Diaspora to help their people. How: a.) Our plan is to have a daily updates (images, blogs & video blogs) of the trip. b.) After this short trip we will produce a short 30-minute documentary that will be available for all of you to spread the word and also do your own fundraising events in your area. 2.) Allocate the Global Somali Funds where it matters the most by identifying possible way or trusted candidate/organisation that can execute or bridge over the funds/materials to those in most need in these camps and also further inside Somalia. To be able to execute this short project, we will be putting some of our own money in to the project and we would also greatly appreciate donations or funds to help us report on this crisis. Many international news agencies have been reporting on ‘Dadaab Refugee camp’ but our plan is to go further inside Somalia and report back to our people in the Diaspora. $20 APPEAL: 1400 Somalis arrive each day at the camps and roughly around 200 are processed per day. Thus around 1300 Somali people are left without adequate attention or response. Consequently we APPEAL to you to Donate a Rucksack containing- Blanket, Dacas and Water Flask. Rucksack: To carry whatever they’re left with Blanket- They can use for shelter while they wait to be processed. Dacas- It’s hot and people are without shoes Water Flask- Sustainably carry their water with If you are able to assist us please send us the money to (to execute this project) DahabShiil/Qaran Express or any hawalah under names ‘Mohamed Hassan’ (+254 739584875) or Ahmed Farah (+254 700119251) or Abdisalaan Aato (+254 722979239). Please don’t forget to message us when you have send money to us, so we can put your name on the list of sponsors. Thank you Abdisalaan Aato Ahmed Farah Deeq M. Afrika Global Somali Youth Agenda. http://aduunyo.com/2011/07/we-need-your-help-dadaab-trip/
  2. Google+ population reached 7.3 million on Sunday, July 10, and likely will reach 10 million today. And if Google keeps the Google+ invitation button active, as it has since Sunday, Allen expects Google+ to reach 20 million users by this weekend, he said in a Google+ post late Monday night. Read more: http://news.cnet.com/8301-30685_3-20078672-264/study-google-population-explodes-to-10-million/#ixzz1RtLgFs28 Bye bye Facebook maybe?
  3. samonia;732489 wrote: is that all he could say ? Is that all YOU could say?
  4. The boy's father, Sadir Hassan, was apparently struggling to get inside, having been beaten back by the flames while helping other people to get out of the house . Allaha u sahlo reerkan dhibku ku habsaday.
  5. ^ Ma saas baa? Multiple personality disorder waa cudur hallis ahee Allow naga illaali
  6. Juxa;730627 wrote: Norf meeshi nafta ku baxaysana waalagu geynayaa! i have met fantastic parents, who tried everything, yet the child ended up dead in worst place possible, i now have stopped random blame the parents tirades. unless you are actually actively participating in helping the youth to better themselves, iska aamus Well said, Don't Judge a Book by Its Cover; Allaha u naxariisto would suffice.
  7. London2010;730525 wrote: http://www.guardian.co.uk/world/2011/jun/25/saudi-arabia-migrant-mistreatment Every year, thousands of the maids run away from their employers in Saudi Arabia. Often physically or mentally scarred, they find themselves in a legal limbo. In Saudi Arabia, the consent of employers or "sponsors" is needed before any worker can leave the country. It's great to hear people are waking up more and more to the evil that arabs are and the abuse they give out to those who are dark skinned. PeaceNow, welcome back! I guess being the "only black man wearing a suit in Rome" was NOT enough for you, so you have decided to join the other "worthless Somalis " [collecting welfare cheque] in London, as it were; by the way, what is the going rate these days?
  8. Battersea stabbing: Two held over Mahad Mohammed's death Two more teenagers have been arrested by detectives investigating the murder of a man in south-west London. Mahad Mohammed, 20, was stabbed in a fight on the Winstanley Estate near Clapham Junction station in Battersea on Wednesday morning. He was pronounced dead at the scene shortly after 0200 BST. A 17-year-old and an 18-year-old were detained on Thursday. An 18-year-old was arrested on Wednesday and all three remain in police custody. The victim lived on the estate where he died. A post-mortem examination showed he suffered fatal stab wounds. Det Ch Insp Dave Manning from the Metropolitan Police said it was thought Mr Mohammed may have been involved in a row with a number of youths on Tuesday evening. Officers "would like to hear from anyone who witnessed this, or who may have seen this group in the local area", he said. http://www.bbc.co.uk/news/uk-england-london-13899821
  9. Faah faahin ku saabsan cadaadiskii uu isku casilay Farmaajo Muqdisho : (Sh. M. Network) Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan sababtii ku kaliftay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo in uu si dheqsi ah uu isku casilo xili dhawaan uu diiday in uu xilkaasi isaga degayo. Iyadoo shalay uu is casilay Ra’iisul wasaarihii xukuumada Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aadan waxa soo dadajiyay is casilaada Ra’iisul wasaaraha, waxaana warar soo baxay ay sheegayaan in Max’ed C/laahi Farmaajo xiligii uu kusugnaa Magalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda ay ku qasbeen in uu xilka iska casilo maadaama labada Shariif ay ku heshiiyeen in xukuumadiisa la badalo, xukuumad cusubna la soo magacaabo. Ra’iisul wasaarihii is casilay ayaa ku dooday in xukuumadiisa ay tahay mid tayo leh oo dibna u soo celisay hanaankii nabada ee Soomaaliya, hase ahaatee taasi waxaa ka cagajiiday wadamada beesha caalamka ee Ra’iisul wasaaraha ku cadaadinayay in uu xilka isaga dego. Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo aan ku qanacsaneyn cadaadiska kaga imaanaya beesha caalamka waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho si uu u dajiyo dad banaanbaxayaal ah oo dibadbaxyo ka dhigayay Muqdisho, waxaana la tilmaamay in dadkii dibadbaxayaasha ahaa ay Ra’iisul wasaaraha ka dalbadeen in uusan xilka iska casilin taasi oo keentay in Ra’iisul wasaarihii hore uu ku adkeysto in uusan xilka isaga dagin, isagoo oo doonayay in uu ka horyimaado hamiga wadamada daneeynaya in uu iscasilo. Wadamo dhowr ah oo ay ka mid tahay Uganda ayaa durbadiiba waxa ay qaateen talaabo ku aadan sidii Ra’iisul wasaaraha ay xilka uga tuuri lahaayeen, waxaana labo maalin ka hor dowladda Uganda ay soo dirtay Magaalada Muqdisho, taliyaha ugu sareeyay ciidamada Uganda kaasi oo warqad ku aadan in Ra’iisul wasaaraha uu iscasilo u gudbiyay Max’ed Cabdullaahi Max’ed, waxaana Farmaajo iyo sarkaalkaasi dhex maray muran iyo dood mudo socotay oo ku aadan is casilaada taasi oo dhalisay in ra’iisul wasaaraha sargaalkaasi uu u qabto in uu isku casilo mudo 72 saacadood ah. Xasan C/laahi Max’ed oo la dhashay Ra’iisul wasaarihii is casilay ee Max’ed C/laahi Max’ed ayaa Shabelle u sheegay in isagu uu goobjoog u ahaa talaabooyinka cadaadiska lagu saarayay Ra’iisul wasaarihii xukuumada, waxaana uu intaasi ku daray in tani ay noqon doonto mid taariiqi ah oo umada Soomaaliyeed marnaba aysan hilmaami doonin. Markii shalay uu ku dhawaaqay Max’ed C/laahi Farmaajo in uu xilka iska casilay ayaa taasi waxa ay farxad galisay wadamadii daneynaya is casilaadiisa, waxaana durbadiiba soo dhaweeyay dowladda Ethiopia, iyadoo war ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Addis abab lagu sheegay in Ethiopia ay si toos ah u taageersantahayay heshiiskii Kampala islamarkaana ay garab taagantahay dowladda KMG. Intii uu xilka hayay Ra’iisul wasaarihii shalay is casilay ee Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa yaraaday musuq maasuqii ka jiray hay’adaha dowladda, iyadoo mudo sanado ah kadib ay mushaarkooda si toos ah u heleen ciidamada dowladda KMG waxaana taasi ay dhalisay in ciidanka dowladda KMG ay la wareegaan fariisimo farabadan oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab, waxaana aan la ogeyn mudada halka sano ah ee dowladda loogu kordhiyay sida uu xaalku noqon doono. Source
  10. Xabad kama fahmayo waxaad Soo qorteen, waan hubaa inuusan Soomaali ahayn.
  11. Waa peaceNow oo shaadh cusub soo xidhay - af soomaali bal haku soo jawaabo.
  12. Xaaji Xunjuf;725087 wrote: TPLF waxay riday Dawladi Mingistu haile maryam way u dabaal dagan,, SNM xiliga waxay riday dawladi Siyad bare wanay u dabaal degan Hargeisa na xaflada TPLF walugu qabtay oo waxa so qaban qabiye jaaliyada Ethiopia iyo madaxda safarada Ethiopia ku leedahay Somaliland Adis ababa na waxa lugu qabtay xafladi sanad guuradi somaliland xiligi ay ku dhawaqday gooni isutaaga qaranka jamhuuriyada Somaliland waxan so qaban qaabiyey jaaliyada reer somaliland eeh ku dhaqan dalka Ethiopia iyo safarada ay somaliland ku leedahay dalkaasi Ethiopia. Waxba kama khaldana in dadka reer Ethiopia ee ku nool SLand ay qabsadaan xaflad dabaal dag ah sida kuwa reer Somali Land ba ay ugu qabsadeen xaflad caasimada Ethiopia ee Addis, Laakiiin the main difference waxaa weeye mid waxaa kasoo qayb galay dad shicib ah oo qudha (Addis) halka kan kale ay kasoo qayb galeen masuuliyiintii ugu saraysay dowlada (Wasiirka arimaha dibada). Marka the whole thing waxaa siyaasadeeyay oo walaaqay ka qayb galka masuuliyiintaas heerka sare ah. Regards,
  13. Jacaylbaro;724540 wrote: Haday xabashidu xafiiskooda ku qabsatay maxaa ku jira ??? ,,,,,,,,,,, sow ciday rabaana ma soo casumi karaan ??,,, JB oo PL difaacaya wuxuu og yahay wax uusan Saalax ogayn!
  14. Xaaji Lewisham power league ama Stockwell iyo Streatham, xataa west London (Bush) area hadaad dhihi lahayd I would been your number 1 player - No 1 literally laakiin Camden waa mission imaanshaheeda .
  15. A true Somali "Sayid" maantaad noqotay, Allow ku daa Midda kale, the place needs a second moderator oo tough and ruthless ah (MMA is a wee bit too liberal) - kinda like good cop bad cap oo kale.
  16. *ANWAR*;720086 wrote: SOOO the are not somali anyway:rolleyes: Sidaad ruux quman ugu egtahay ayaad mar mar bacaac iska soo dhahdaa sidii adhigii. I can assure you that they are more of a Somali than you will ever be. Waar wax isku fal nin yahaw. "Soomaali Weyn" baan doonayaa baad ku maraanmarsiiyootaa hadana cidii aan aamin sanayn your warped logic waxaad leedahay Soomaali ma'aha iyo aflagaado ayaad la daba socotaa. FYI - Reer Shabelle are the only true Somalis whose roots can be traced back to Somalia for centuries.
  17. *Ibtisam;719690 wrote: She is not from the NFD she is actually Isa*aq, nevertheless I'm sure she would do her best for all Somalis and Kenyans, after all this is what she has worked tireless for and has been elected to continue doing. FYI - Many tribes inhabit the Northern Frontier District. This coincidently still makes her from NFD. ps. no one implied her tribe.
  18. Wali masaakiinta ma la dhacaa mise sharcigii waa la badalay dadoow?
  19. Maahmaah Soomaaliyeed oo waxaa jirta dhahda "hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa"!
  20. Reer Streatham si fiican bay isugu soo bexeen! Kaalaya horta sow central government ma samayn jirin "Gobol" or am I wrong?
  21. Waligay waxaan maqli jiray "Baqashii fardo la mirataa Faras bay is-mooddaa!"
  22. Bakhaylnimada daaya oo dira $55 dollar si aad lacag uga dharagtaan. Money makes Money miyaynan maqal?
  23. Darbi, vans iyo gidaar. Dividends?