Holac

Gaas is expected to address the media in Abu Dhabi

Recommended Posts

gooni   

Aragtidayda imaaraadku xaq buu u leeyahay inuu madax salaaxo ciddii u sheegta inaysan ka maarmi karin ugana kalsoonhiin muqdisho oo dhul ahaan ka yara durugsan.

Waa waajib insaani ah inuusan iska indho tirin jacaylkaa qotada dheer, inkastoo aanan aaminsanayn shakhsiyan laga faa'iidayo mashruuc loo aayo, dawlad qalab isbitaal dib markab ugu raratay, intuusan ramadaanku soo gelin, waa hadday sax tahay macluumaadkaas la yaabka leh.!

Arinta Turkiga

Turkigu wuxuu la mid yahay qof ku istaajiyay adoo baahan, wuxuuna galay soomaaliya ayadoo maduxu ciidda u yaal, waana  wakhtigii ku haboonaa in cid kale lala simo meesha ma taal. 

Lamo abaal dhaco, carab cilaaqaadkeedna layskumaba qabsadeen hadduusan na garab istaageen, anagoo sideena u jiifna bay sadaqo timir iyo caano u badan jiifka nagu siin lahaayeen.

Haday  bilyaaraad bixiyaan wakhtiga la joogo waxay lacagtaasu u ekaanaysaa inay kugu duminayaan sababtoo ah wakhtigeedii ma joogto.

Waad istaagtaye socod la imaw adoo saaxiibkaa yaqaan waa hal ku dhig u fiican soomaalida maskaxdoodu xor tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

First of all , the Somali government has every right  to reject the deals made by DP World. Considering the business practice  of DP and how they bad mouthed Djibouti calling them " Xayawaan" and their threat to dismember Somalia, we have no choice but to be careful of their relations.

Next , they brought millions of dollars without notice, yet the Somali government did not cut diplomatic relations. After the cash was sized, they decided to abort their plans, and cloae their bases like an angry kid.

When Dubai left , Puntland aired their grievances and the loss of both soldier salary and  training,  and coastal guard issues. Puntland has legitimate security threat from Al-shabaab who could land i n Puntland any time. Also, like Somaliland, the Boosaaso traders have huge business connections with Dubai and the gulf. As I reported in my interview with guy who came from Mogadishu, large number of Puntlanders are leaving home for Mogadishu , and if that trend continue, we will all be a one city -- Mogadishu  nation.

Considering all that, the federal government has a duty to look beyond Mogadishu. Puntland is losing both financial and security arrangements and the government must find ways to address those issues. Since these political moves are the best thing for Somalia in the long term, economic and security vacuums created by UAE must be filled. A delegation led by the prime minister or other government officials should have traveled to Puntalnd and reassure the leadership about their plans. They should explain their future intentions , If they want to rid of UAE for good or if these are tit for tat diplomatic moves.

Furthermore, The Turkish development aid must pass Mogadishu and to other regions. The Turks were in  Mogadishu when the security situation was bad,  yet they did not pass to Puntland  despite the relative peace. 

It is not only partisan but reckless to equate Turkey to Qatar, UAE or anyone else. THey have done tremendous job for our people and government, yet it is the duty of the leaders to distribute the development dollar to the peaceful regions.

It has been almost a year and half , yet the Somali government is just centred in Mogadishu. They watched as UAE planes load equipment and leave Boosaaso, yet haven't done nothing. A Turkish military contingent should be in Puntland and start training the coast guard and other tasks vacated by UAE. You must coordinate your security moves in other regions vacated by the UAE.

Certainly , there will be a time when  the Somali states can declare war or cut diplomatic ties with notice,  but at this stage,  you must coordinate  with others, and bring them on board to make the necessary sacrifices.

They say, be careful what  you wich . C/weli Gaas has been the most loyal supporter of the federal government since 2012.  I and others had even accused him of being a Damujadiid  closet. He is traveling a fine line between addressing the political and economic needs of Puntalnd and the restoration of the Somali state. We do not want another C/raxman FAroole type in Puntland. Let Gaas pronounce his grievances and the losses of both the salaries of thousands of men the equipment for the coast. After he comes home, find to help him fill the vacuum left by Dubai.

A smart federal government could resolve these issues easily if it tried to fill and address these drastic and abrupt moves by the fat gulf boys who want to create problems for all. Puntalnd is an important part of the  Somali system that is functioning. On the other hand Ahmed Madoobe doesn't have any security arrangement or other major issues with UAE. He has the Kenyans for security help. His main concern is probably to ride the caravan driven by Gaas and get some badly needed cash. THe Kenyans are draining cash and charcoal trade from Kismaayo without leaving anything for the Jubba administration, and Ahmed Madoobe is broke.

I do believe that because of their actions in Yemen, Libya, Syria and other places, no Somali government will be complacent enough to threat UAE like before. How can anyone train an army and after two years keep under their command.

Also, we must keep at distance all gulf boys including Qatar. Nothing will be gained from these people.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Gooni sxb cid walba waa fahansantahay meesha iyo abaalka ay noo galeen Turkidu. Laakiin sidaas ooy tahay hadana Muqdisho kaliya bay ku egyihiin waxtarkoodu waana sax oo waa wadan aan dhaqaale wayn lahayn marka ma wada gaarsiin karaan goboloda oo dhan. Hadalkaaga carab nacayb baa ka muuqda. Laakiin waxaad ogaataa mashaariic badan oo Puntland iyo Somaliland ka hirgalay waxaa fuliyay carab sida Airport Garowe, Makhir University, Muqdishu University, Hargaysa Airport iyo schoolaad tiro badan oo ay carab gacanta ku hayaan ama lacag siiyaan. Sidaas oo kale carab sidii laga rabay yaysan Somalida ugu soo gurman laakiin ilaa iyo burburkii wax way natarayeen. Marka walaaloow Abdiwali wax hada lagu maago oo uu sameeyay ma arko aan ka ahayn Imaaraatkuu tagay. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

I think Gaas's reaction is understandable. Turkey has concentrated all its assistance in one city. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Samafal

Saaxiib gaas wuu fahamsanyahay habka federaalku u shaqeeyo hadduu asagu fahmi waayay cid fahmaysaa ma hogaamin doonto puntland, laakiinse dastuurka puntland oo u dhaartay  waxaa ku qoran inaysan muqdisho u daba fariisan maslaxadda reer puntland oo ay gaar ka ahaadaan

Taasina waxay keenaysa in been lagu wada joogo qiimaha federaalkuna ka baxo quluubta dadka soomaaliyeed maalinba maalinta ka dambaysa.

Waxaa markhaati kuugu filan jawaabta maamulka puntland bixiyo, way kasoo hormaartaa inta badan, tan dalalka laysku dhaco bixiyaan, khaasatan arimaha dibadda

Taa intaas kaga gudub taxliil badan uma baahna.

Ta carabta

Ma nebci carab shakhsiyan, wax qabadka aad ka sheegtayna waa guri la dhisay iyo lacag ay boorso ku keeneen, iskuma aysan dayin waligood inay dawlad kuu ekaysiiyaan waana midda keenaysa inuu wax qabadkoodu muuqan waayo kuna fashilaan indhaha caalamka hortooda.

Turkigu wuxuu kuu sameeyay suuq gayn, bal meesha aad dadka ku qaabilayso qurxi calankaagana suro ka dibna ka iibi quruxda dalkaaga ciddii danaynaysa, intaasu waa wax qabad carabtu keeni wayday sodon sano.

Arrinta lacagta

Aragtidayda ma sahlana inay si dhakhsaa ay u iloobaan lacag iyo nin qamiis wata oo laysku sawiray.

Soomaalidana macno wayn bay u samaynaysaa wakhtiga dhaw iyo kan fogba siduu galbeedi sheegay.

Tusaalaha ugu hooseeya haddaan kuusoo qaado, 

Markaad jinsiyadaada u sheegto dad kale oo aadan isku jinsiyad ahayn, isla markiiba waxaa soo hor istaagaya gaajo abaar iyo xanuun caato wata.

is bariidin ka dib markuu ku waydiiyo see hadda xaalkiinu yahah waxaad ku tiraahdaa alxamdulilah waa iska fiicanahay,wuxaa ku xigta su'aal aadan ka jawaabi karin inta badan, oo ah maxaa idinku dhacay?!

Waxaad bilawdaa "Amaan" dal fiican baan ahayn, ciiddiisu waa udgoon, xoolaan leenahay dabiici soo daaqa, oo digadiisu udgoontahay, badda ama xeebta afrika ugu dheer yaan leenahay, haddaysan tan labaad ahayn, mooskeena diirkiisu waa khafiif, waana macaan udgoon, bitibiti markaad dhamaysato.

Qofka aad u waramayso wuxuu is waydiinayaa waxaas oo barwaaqo ah uu sheegayo, maxay caruurtooda iyo haweenkooda uurka le ugu asturi waayeen, wuu kaala xishoonayaa inay kor kuu waydiiyaan su'aashaas, waana nooc ixtiraamka ka mida.

Hadaba lacagtaan boorsada lagasoo daadiyay macnahay samaynayso waxaa weeyaan, dadku waxay is waydiinayaan intaasoo kaash ah maxaa soomaaliya lagala doonay oysan dawladdu ogayn?

Maxaa keenay in dad gaajaysan lacag  iska diidaan? oo nimcadaas ku sheegaan sharci daro?

Imaaraadka iyo somaaliya maxaa isu galay?

Waa xikmad carbeed shinbiruhu hadhuudhkaad ku daadiso way ka didaan ayagoo u baahan.

 

Jawaabahaas dadku ayagaa raadsanaya adiga lagaama doonayo, markay ugu yaraatana karaamay kuu ogolaanayaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Gooni Airportyada Garowe ,Hargaysa iyo Jaamacado hadii ay yihiin guryo meel laga taagay kan Turkigu kuu dhisayna meel qurxoon sidaa tiri dee nin iska doodaya oo waxa uu jecelyahay difaacaya tahay doodaadu qiimo kuma dhisna.

Turkey iyo UAE iyo inta kalaba interest la'aan ma aha ee kuwana wax qabadkooda in la inkiro kuwana la yiraahdo waxbay natareen macno masamaynayso. 

Dawlada ayaa laga rabaa inay interestiga kala duwan isku wado oo strategy la timaado. 

Tankale, markaan lahaa dowladaha Khaliijka "have strategic importance", macnaheedu ma ahan waan jecelnahay ee waxa weeye dantaadaa ku jirta. Isksba iloow waxtar, ganacsiga Somalia wuxuu ku xiranyahay dowladahaas haday noqoto waxa kaliya aan export garayno oo ah livestock suuqa kaliya waa Khaliijka. Ganacsatadeena ugu waawayn waxay ku xiranyihiin khaliijka. Marka hadii dagaal furan lala galo dowladahaas anagoo awalba la tacaalaynay xagjarnimo ciidmadeenana siin la'a boqol dollar, maxay arintu noqaynaysaa? Sxbyaal oohinta caqliga aan ku dhisnayn aan iska dayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal samafale

Garoonka garowe iyo hargaysa waxaa taakuleeyay kuwait macluumaadkaan hayo, waligoodna saxan soomaalidu wax ku cunto farahooda ma gelin idan la'aan, khayr alaha ka siiyo,

Walaal Dr,gaas iyo adigoo ku raacsan  waxaad sheegaysaan inaan boqol dollar askari lasiin karin imaaraad la'aantiis.

Taasi waxay la mid tahay adigoo nool inaad nin kale ka codsato inuu caruurta kuu koriyo,hadhowna shir jaraa'id ka sheegto in ciyaalkii markay koreen "caaq" ama casi-waaladayn noqdeen amarkaagiina qaadan waayeen.

See askari nin kale tababartay mushaarna siiyo ugu doodaysaa inaad madax u tahay waliba idaacadaha ay ka dhagaystaan in madax waynahoodii qiray in waalidkooda runtaa uu yahay imaaraadka.

Haddaan isku dhac imaan ajandaha ka dambaysa lama fahmeen.

Askariga waa in mushaatkiisa hadday daacad yihiin uu ku dhacaa gacanta dawladda ka dibna uu la mushaar noqdaa kan aan imaaraadku tababarin,haddii kale madaxda iyo askartuba waxay u egyihiin inay u shaqeeyaan shirkad imaaraadka laga leeyahay.

Tusaalana waxaa kuugu filan masuuliyad xumadii ka dhacday xeradii tababarka ee muqdisho.

Tan xiriirka dhaqaalaha 

Toonta maraqa ama suugada, lagu daro goboldaa dhexe hiiraan ila bari waxay uga timaadaa imaaraadka, mana beero ama uma baxdo,wuxuu kasoo iibsadaa dalal kale ka dibna kaa iibiyaa asagoo u dhexeeya laba dal oo mid indho l'yahay.

Maxaa diiday inay soomaalidu dunida kale toos ugu xirnaato? maxaa kalifay in ganacsatada gobolada barri albaab keliya ku indho daciifaan?

Waa macquul inaad meel kale wax iga tusto lagana yaabee inaad aqoonteeda leedahay bal i fahamsii walaal adoo mahadsan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/26/2018 at 9:44 AM, Samafal said:

Egypt have strategic importance for Somalia than little Qatar that hasno historical alliance with us.

Unless Somalia considers Ethiopia strategic enemy and follows enemy of my enemy is friend and elevates the friend to strategic friend, this thing has never made sense for 2 centuries.

One thing is for sure, it has brought catastrophic failures for Somalia with not a single help or worry from Egypt even during famine. Egypt does more business with Ethiopia, yet Egypt wants Somalia to do the fighting against Ethiopia for her.

You do not need to put down Qatar to elevate UAE. That in my view is wrong approach. I understand Arabs are like high school children in their diplomacy and give greatest place to money. In this they are all the same. Egypt is beggar like Ethiopia or Somalia, actually Egypt is worst beggar with not a shred of dignity.

The historical alliance of Egypt you speak of is not Egypt its Otoman Egypt. Egypt has never been Egypt for 2000 years now, except with Jamal Abdelnassir. If its the Arab league, its the choice of Somalis in the republic, but countries like Djibouti or now Eritrea do not take it beyond some club of empty talk and resolutions meaningless.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, galbeedi said:

First of all , the Somali government has every right  to reject the deals made by DP World. Considering the business practice  of DP and how they bad mouthed Djibouti calling them " Xayawaan" and their threat to dismember Somalia, we have no choice but to be careful of their relations.

This whole post from you was admirable, fair minded and practical.

Why I specifically quoted this part is I have never been so hateful to the Bedew as that sentence being uttered in what I consider my kins and folk even if Djibouti is a country of its own.

The Tigray that you curse and cuss so much here have done 2 things just for principle and identity politics and no economic or other benefits.

1. When Qatar behaved with animousity to Djibouti including terrorism Ethiopia cut diplomatic relations with Qatar. The opposition in Ethiopia diaspora was in uprour saying that Weyannie is making enemies fr Ethiopia. I hope you remember this.

2. When Sudan was strangled with sanctions and made almost impossible for her to contact other governments. Ethiopia refused to join the IC club that wnated Al Bashir and many officials arrested. No seat in that club and Al Bashir can do his diplomatic work in Addis Ababa or Meqelle without any problem like the one he faced in South Africa.

UAE is doing its best to try and achieve day light between Ethiopia and Djibouti. Its succeeding to a degree, with help of America and Saudi Arabia, but not to a level of endangering Djibouti so far.

 

Not only Ethiopians, but even Eritreans I know were so humiliated by that word "humanizing Djibouti" from a Bedew with dollars.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I blame Farmaajo bringing this mentally unstable person out of some unknown suburban of New York to Soomaaliya's national political scene in 2010.

Taariikh soo jireen kulahaa. Where were they, Imaaraadka, the years between 1991-2012, save 1993-1994 when they came with the international forces as many others did? Maseer ay Turkiga ka qaadeen ayee Soomaaliya u soo galeen in 2012, otherwise they would still have watched us die daily in abaaro and other masiibooyin, had not Turkiga entered Soomaaliya in 2011.

Also why is this dude accusing dowladda dhexe taking a side? When did Soomaaliya take sides between Reer Khaliijka? Dhex dhexaad haddii laga ahaado maxaa ka qaldan, same route Cumaan, Suudaan, Kuweyd and others, have taken. Imaaraad is a bully, only trying to bully those countries that are recovering, like Liibiya, Yeman iyo Soomaaliya. Why don't they go after Cumaan or Suudaan? They can't dare that.

We are sovereign, we can and will do whatever we want to do. Countries more powerful than Imaaraad qamiisweyn tried to subdue us, but failed. Marka ma iyagaa u daaheenaa.

Eniwey, dadkaas qamiiska weyn doolarka haa soo xaabsado, koley meesha waxba kuma haayee. Those so-called 'madax' maamuleed failed before in Oktoobar, 2017, when they tried to show unity, creating an alliance. Whatever happened to that political alliance formed in Kismaayo? They will fail again, no doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

I blaiye Farmaajo bringing this mentally unstable person out of some unknown suburban oin New York to Soomaaliya's national political scene in 2010.

 

Horta doodaada waxay ahaan lahaydba waxaa Isku fuuqsaday caydaada aad nin madaxwayne u ah dad Iyo gobolo dhan aad cay Iyo habaar Iskugu dartay. Marka waxaan ku dhihi sidi nin u hadal ha hadlin sidii gabar foodley ah.

Hadii cadaalad la samaynayo, dadka Somalia hada madaxda ka ah xataa marka lagu daro Farmaajo waa ninka ugu aftahansan uguna dagan, waxa uu ka hadlayana si quman oo aan aflagaado lahayn uga hadli karo. Laakiin, Somali oo jaahilnimo ks buuxdo waxaan afxumo ha ahayna aqoon buu ka dhashay. Bal hada facebook dadka ra'yiga ka dhiibta fiiri wqofkasta qofbuu caynayaa ama habaarayaa wuxuu ka galabsadayna ma sheegayo. Waan la yaabaa runtii. Dalku wuxuu ladagi la'ayahay dad xunkaa Inagu badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
9 hours ago, gooni said:

iinaliidanansijs samaisale

Gariyonka inarowe iyo hargaysa waxaa taakisleeyay kuwait macluumaadkaan hayoin waiyigoodna saxan soominalidu wax ku cunto farahooda ma gelin idan la'aan, khayr ala siiyo,

Walaaiyo adigoo ku raacsan  waxaad sheegaysaan inaan boqol dollar askari lasiin karin imaaraad la'aantiis.

Taasi waxay la mid tahay adigoo nool inaad nin kale ka codsato inuu caruurta kuu koriyo,hadhowna shir jaraa'id ka sheegto in ciyaalkii markay koreen "caaq" ama casi-waaladayn noqdeen amarkaagiina qaadan waayeen.

See askari nin kale tababartay mushaarna siiyo ugu doodaysaa inaad madax u tahay waliba idaacadaha ay ka dhagaystaan in madax waynahoodii qiray in waalidkooda runtaa uu yahay imaaraadka.

Haddaan isku dhac imaan ajandaha ka dambaysa lama fahmeen.

Askariga waa in mushaatkiisa hadday daacad yihiin uu ku dhacaa gacanta dawladda ka dibna uu la mushaar noqdaa kan aan imaaraadku tababarin,haddii kale madaxda iyo askartuba waxay u egyihiin inay u shaqeeyaan shirkad imaaraadka laga leeyahay.

Tusaalana waxaa kuugu filan masuuliyad xumadii ka dhacday xeradii tababarka ee muqdisho.

Tan xiriirka dhaqaalaha 

Toonta maraqa ama suugada, lagu daro goboldaa dhexe hiiraan ila bari waxay uga timaadaa imaaraadka, mana beero ama uma baxdo,wuxuu kasoo iibsadaa dalal kale ka dibna kaa iibiyaa asagoo u dhexeeya laba dal oo mid indho l'yahay.

Maxaa diiday inay soomaalidu dunida kale toos ugu xirnaato? maxaa kalifay in ganacsatada gobolada barri albaab keliya ku indho daciifaan?

Waa macquul inaad meel kale wax iga tusto lagana yaabee inaad aqoonteeda leedahay bal i fahamsii walaal adoo mahadsan.

 

Lol wallahi waad Iga qoslisay yaa waye wadanka Indhaha la'a oo aad sheegayso? 

Gooni sxb, waa runtaa Kuwait baa fund garaysay mashaariicdaa laakiin doodaadu sal ma leh maxaa yeelay waxaad ka hadlaysay Carab, Kuwaitna waa wadan Carab ah oo waliba Khaliij ah. Laakiin mid waa kugu raacsanahay Imaaraat Somalia horay wax uguma qaban marka laga soo tago taburucaad cunto ubadan wax kaloo sheegi karo Somalia kama qaban xitaa Kuwaitu waa hada. Laakiin waa meeshaan lahaa Interestigu ma la han kanaa wax II qabtay Iyo kan baa jeclahay, ee waxa uu noqon karaa keebaa wax kuu dhibi kara, keeba dantu Iskiin baday. Dowlada Khaliij Iyo Somalia danta ka dhaxay waa Allah Iskeen baday. Exportkeena Iyo  Importkeenu wuxuu ku xiranyahay Iyaga boqolkiiba 90%. Marka dagada Berbera, Bosado Iyo mida Muqdisho canshuurtu waa Is dhimaysaa adeer Farmajo marka wiilasha boqol uu siiyo ma cirkuu ka keenayaa?

Mida aad tiri ma boqolbaa loo waayey askarta, wlal horta hadaba boqol waa la siiyaa waana loo heli karaa laakiin tashiilaadka ciidan u baahanyahay Intaas waa ka badanyahay, Maamulada hada jirana dhaqaale waxay rabaan ku qaban karaan ma jiro wadankeenu waa sabool. Maxaad umalaynaysaa ciidamadii Africa ugu xooga badnaa ee Siyaad bare uburbureen? Daryeel la'aan buu meesha gaarsiisay.

Tan dhaqaalaha waa dhici kartaa In ganacsigeenu meelo kale uu badalankarno laakiin Dubai waa International hub oo wadamo badan bay Isku xirtaa saasa keenaysa In Inaan ku xirnaano Iyadoo aad noogu dhoow. Ganacsigu waa xagee baad wax qiimo jaban uga soo IIbsankartaa saa wax saaratid ee ma ahan wadankan baan jeclahay ama necbahay. Tan kale, wax seef la boodnimo loogu badali karo ma jidho ee wax walba wakhti Iyo daganaansho bay ubaahanyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
58 minutes ago, Samafal said:

Horta doodaada waxay ahaan lahaydba waxaa Isku fuuqsaday caydaada aad nin madaxwayne u ah dad Iyo gobolo dhan aad cay Iyo habaar Iskugu dartay. Marka waxaan ku dhihi sidi nin u hadal ha hadlin sidii gabar foodley ah.

Hadii cadaalad la samaynayo, dadka Somalia hada madaxda ka ah xataa marka lagu daro Farmaajo waa ninka ugu aftahansan uguna dagan, waxa uu ka hadlayana si quman oo aan aflagaado lahayn uga hadli karo. Laakiin, Somali oo jaahilnimo ks buuxdo waxaan afxumo ha ahayna aqoon buu ka dhashay. Bal hada facebook dadka ra'yiga ka dhiibta fiiri wqofkasta qofbuu caynayaa ama habaarayaa wuxuu ka galabsadayna ma sheegayo. Waan la yaabaa runtii. Dalku wuxuu ladagi la'ayahay dad xunkaa Inagu badan.

Most Somalis are mentally ill. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.