Holac

Gaas is expected to address the media in Abu Dhabi

Recommended Posts

There are the un-diagnosed special needs ones as well. Lots of spectrum  (probably a big junk of the population) but there is no proper diagnosis back home. Everyone blends in. Everyone is reer Hebel. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa iska caadi  mowduucaan qudhiisa waxaan ku baranay inta isku reerkaa.

Imaaraadku,diktoorka waxay ka raadinayaan dhar ay xirtaan (xidhaan) ama"hu" muqdisho maradaa uga furatay.

Hadiyadii ay ka heleen cashada ka dibna waxay noqotay  

(muqdisho somaliya ma'ahan)

(somaliyana muqdisho ma'ahan)

Waa luuqadda dadka wsx noosoo bartay mana fahmi karno.

Shacabku waa xeero (xeedho) qabiil  geed jilicsan ka qortay naf ma leh sida muuqata allaha soo hadeeyo.

Walaalahay reer puntland waxaan kula talin lahaa inay doorashada soo socota xoogga saaraan siday u xoroobi lahaayeen.

Tijaabiyaan qof aan wax shahaada ah wadan haba yaraatee, kana bixin dalkiisa hooyo weligiis, waxaan ila fadilan lahjadda uu ku hadlaa inay noqoto tan bariga fog.

Taasi waxay noo fududaynaysaa aragtidayda, in dadku isusoo dhawaado midoobo, gacmahana is qabsado ayadoo lugahoodoo siman yihiin.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Gooni, kkkkk markii doodii jiq kugu noqotay baad buraash qaadatay, Puntlandna u xushay madax adigu saad rabtida ah laakiin waa hadii aan kaa yeelno. Professorku waa soo noqonayaa Allah idankii ee adeer Farmaajo saa gaarsii kkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   

Horay ayaan usheegay in Imaaraadku marmarsiyo kadhiganayo DF si eey ugafarxashaan mashaariicdan qarashka badan kubaxayo oo eey balanqaadeen .  Awalba Imaaraadku caawinta Soomaalida gobolkasta hajoogaane daacad kama aheeyn.  Waxaa macquul ah in Uncle Sam ku amro Imaaraadku in eey Berbera wax uun galiyaan oon saas uweeyneeyn Boosaasana warkeedaba daa.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Ifiye said:

Horay ayaan usheegay in Imaaraadku marmarsiyo kadhiganayo DF si eey ugafarxashaan mashaariicdan qarashka badan kubaxayo oo eey balanqaadeen .  Awalba Imaaraadku caawinta Soomaalida gobolkasta hajoogaane daacad kama aheeyn.  Waxaa macquul ah in Uncle Sam ku amro Imaaraadku in eey Berbera wax uun galiyaan oon saas uweeyneeyn Boosaasana warkeedaba daa.

 

very true

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   
On 2018-04-27 at 5:44 PM, Samafal said:

Horta doodaada waxay ahaan lahaydba waxaa Isku fuuqsaday caydaada aad nin madaxwayne u ah dad Iyo gobolo dhan aad cay Iyo habaar Iskugu dartay. Marka waxaan ku dhihi sidi nin u hadal ha hadlin sidii gabar foodley ah.

Hadii cadaalad la samaynayo, dadka Somalia hada madaxda ka ah xataa marka lagu daro Farmaajo waa ninka ugu aftahansan uguna dagan, waxa uu ka hadlayana si quman oo aan aflagaado lahayn uga hadli karo. Laakiin, Somali oo jaahilnimo ks buuxdo waxaan afxumo ha ahayna aqoon buu ka dhashay. Bal hada facebook dadka ra'yiga ka dhiibta fiiri wqofkasta qofbuu caynayaa ama habaarayaa wuxuu ka galabsadayna ma sheegayo. Waan la yaabaa runtii. Dalku wuxuu ladagi la'ayahay dad xunkaa Inagu badan.

Aftahanimo macno masameeyneeyso hadii loo isticmaalo in Lagu raadiyo dano qabiil laguna wiiqo danihii qaranka Soomaaliyeed. 

 

Mr Gaas oo aflagaadeeynayo ex-madaxweyno Xassan Sheekh Maxammuud kunadoodayo dhulka beesha kadaganyihiin goboladda waqooyi in eey Puntland kawada tirsanyihiin.  

Ex-madaxweeyne Xassan Sheekh Maxammuud booqashadiisii Garowe.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Oodweyne said:

current "deafening silence" of the "D-Block" parliamentarians in Mogadishu

The love hate relationship you have with that Block.

What do you expect them to do, their very life is depended on silence. They have no base or neutral ground there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa nin caddaan iyo madaw kala saari kara, balse kursi loo tartamo puntland ma yaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
On 30/04/2018 at 4:23 PM, Ifiye said:

Aftahanimo macno masameeyneeyso hadii loo isticmaalo in Lagu raadiyo dano qabiil laguna wiiqo danihii qaranka Soomaaliyeed. 

 

Mr Gaas oo aflagaadeeynayo ex-madaxweyno Xassan Sheekh Maxammuud kunadoodayo dhulka beesha kadaganyihiin goboladda waqooyi in eey Puntland kawada tirsanyihiin.  

Ex-madaxweeyne Xassan Sheekh Maxammuud booqashadiisii Garowe.

 

Waraa cuqdad baa kaa buuxdee bacda iska fur. Waxaas wixii dawladii intii la afgambiyay la garan waayay wadankaan idinkaa leh ee Siyaad iyo D block midna leh markaasna siwalba loo furfurtay.

Soo dhawaynta saaidka ee Farmaajo wax reer Puntland gooni ku ah ma aha ee waa xiiso meelkasta uu tagayay loo qabay. Waxay dadku ku arkeen waa la arki doonaa. Mindhaa Siyaad Bare bay ka urinayaan. Mida qabiilka, qaranimadu wax la iska sheegto ma aha ee waa in lagaa arko. Meel Somalia ka mida ah qaranimo ka muuqato uma jeedo. Shaabad qaranida diid qolo walba qolay ku shaabadaysaa markii sidii ay wax u arkayeen aysan umuuqan.

In my humble opinion Hassan Mohamud was a failure and it is not something I can say about his cousin Sh. Sharif. He dwelled on trivials and scoring points against individuals and states like Puntland. Dr. Was very patient with him, something Farole would not have been.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
On 02/05/2018 at 7:42 AM, gooni said:

Waa nin caddaan iyo madaw kala saari kara, balse kursi loo tartamo puntland ma yaal.

Kkk xagee buu yaalla marka. Morgan wuu tartamayaa marka waxkasta uu support kaga heli karo Farmajo & co wuu dhahayaa laakiin markii uu madaxwayne noqdo amaa ina Gaas u xiistaa. Sxb horta hadalkaan iska tuurka meel u socdo aan la aqoon xaa ka heshaa. Dood habaysan oo qodobaysan oo jiho loo raaco leh la imoow. Hada waxaad u egtahay nin guulwadaysan oo xabada dhinacwalba uridaya. Hana dacaroon dabaysha emirateka will pass.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal sama-fale

Waa runtaa oo hadalka macnaha sameeya waa kan aqoonta ku fadhiya waana shaqo la barto,balse anigu waxaan iska tuuraa ra'yigayga aqoon sidaa u buuran ma lihi, sidaa daraadeed ha la yaabin hadaad aragto dad saa u fekera.

Maamulka puntland wuxuu jiray mudo ku dhaw labaatan sano ilaa iyo hadana waxa is dooranaya waa jufada hoose, waxa dooranayana waa shaqaale u shaqeeya aragtidayda.

Taasina waxay keentay in dadkii intiisa badnayd ku biireen maamulo kale oo aysan la asaasmin markeedii horaba, oo waliba ogolayn in magaalooyinkooda laga qaato marada buluugga iska daa calankii cawaale indho u roon.

Moorgan waa askari sharna wuu keeni karaa, khayrna wuu keeni karaa balse jufadu ninkaas oo kale doonimayso, shacabkuna wax ma doorto

Taasina waxaa u markhaati ah oraahdii caan baxday ee Dr,gaas ee ahayd waan ku argagaxnay anagoo iska hurudna.

Tan imaaraadka aqoonyahanka maamul haya, waa inuu gartaa waxa wadanku xaq ugu leeyahay oo uusan oran muqdisho ma ahi muqdishona aniga ma'aha oo waliba dad ajniba ah uu luuqdadooda ugu sheego.

Taa macnaheeda dhabtaa waa shaqo iskuma lihin dalkeenuna waa beec.

Waxaase la yaab noqonaysa, markay hadana ku doodaan dawladda dhexe waxay ka caga jiidaysaa federaalka iyo federaalaynta dalka.! 

isla markaana  u dhaqmaya, sidii jamhuuriyad arimaheeda dibadda iyo gudahaba u madax banaan, kuwa soo koraya oo ayadu dhashayna ku ababisa inay soo daba galaan si ay ayaguna u noqdaan jamhuuriyado dhinac orda federaalka dhexe.

Raali iga ahaw walaal haddii xididka qabiilku ku danqado waa waaqaca ka jira dalkeena hooyo iyo aragtidayda.

Waxaadna ogaataa in soomaaliya ka qanisan tahay carabta oo dhan, marka laga bilaabo hawada la neefsado ilaa dhagaxa shiidma, meesha adeerkaa ka aaminsan yahay inaysan noloshu qiimo lahayn carab la'aanteed.

Ma u malaynaysaa in dawladda dhexe diidi lahayd horumar kusoo kordha barbera iyo boosaaso? maxay tahay sababta ku kaliftay in carabtu guriga gadaal ugasoo dhacdo ayagoo bac lacag ku wada?

Su'aashaas dadkoo dhan baa la wareersan marka laga reebo inta waxaanan ogoyn og.

Jumco wanaagsan walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.