Sign in to follow this  
Ashkiro

Memories of Xamar/Mogadishu

Recommended Posts

Somalina   

:D bishii kacaanka ayaan ku jirnaa lol. Maxaa ka rabtaa magaaladeena adeeroow oo aad marwalba u soo af qaadaa?

 

Ina Bakhti ayaa ka shaqeynaaya haddii aad fara naga qaadi weyso.

:mad:

 

Weli waan ku qoslaa mar mar sheekadiisa oo ku saabsanayd "kawaanka" Kismaayo. lmao! dude got jokes!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

A recent research study conducted by the Univerisity Of Kismaayo Cadeey discovered that I'm the most bullied individual on SOL, from the rookies to the qawaarada gowsaha dhacsaday had a go at me for no apparent reason marka waan ku arkaa sidii A&T baad Soomaalinimadana dhowaan iga saari doontaa marba hadaad leedahay magacii Caasimada Waddankeyga masoo hadal qaadi karo.

 

 

Tuujiye waa fulay...markaan maqanahay ayuu wuxuu doono isaga hadlaa laakiin markaan joogo lama arko like NOW...typical reer Xamar...waxaan maqli jiray meel uu Libaax soo galay sagaaro waa ka qaxdaa. :cool:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ninkii layiri "Faruuroow maxaa Berbera kugeeyay" xow ku jawaabay? Torobo fayuul adi, hence the bullying, ku goobashada, iyo Soomaalinimadana laga saaro! Typical reer Kismaayood, ilbaxnimadiinaa marshabiyeediga idinka tuurto or lack of it! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   
:D:D Nooh nooh! KK! intaas jar jar lee miyaa? jecliyaa XL jabkiisa! icon_razz.gif sagaaro ku lahaa, mayee bakeyle dheh, aragaane n bring ciyaal waamo-da kale next time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

18.jpg

 

Ninac, xaafadaan sheeg car. Ar maxaa ku dhex wareegay xaafadaan, hal irid laga galo lahayd. Habaryartey deganayd gees, geeska kalena gabar ilmahabreed nahnay deganayd.

 

23.jpg

 

Waa Dhulbaraha, u dhow Jamaame.

 

22.jpg

 

1.jpg

 

Tarbuunka.

 

7.jpg

 

Faaraxyaasha oo hoggaamineyso a xaliimo. :D Waa Gurmadka saa filaayo.

 

Ar adduun maxaa lasoo maray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

18.jpg

 

Ninac, xaafadaan sheeg car. Ar maxaa ku dhex wareegay xaafadaan, hal irid laga galo lahayd. Habaryartey deganayd gees, geeska kalena gabar ilmahabreed nahnay deganayd.

 

Let me take a shot, hmm...guryaha bangiga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I got nothing! magacyo badan ayaa ii gooyey, xabadii iyo madfacii ay memorieskii fiicna ka tuurtey khasnadii long term memories-ka.

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nina, if I throw a wild guess I would say it's in Shingaani, jidka School Yusuf -Alkowneyn to Safaarada Chinaha. Adi maa sheegtid haddii aa taqaanid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Kool_Kat:

^Ninkii layiri "Faruuroow maxaa Berbera kugeeyay" xow ku jawaabay? Torobo fa
y
uul adi, hence the bullying, ku goobashada, iyo Soomaalinimadana laga saaro! Typical reer Kismaayood, ilbaxnimadiinaa marshabiyeediga idinka tuurto or lack of it! :mad:

Reer waamaha iska silcay, odayga maxaa loo difaaci waaye markey ku goobanaayeen? Typical.

 

MMA, is that Xamar Bile? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Gheelle.T:

Nina, if I throw a wild guess I would say it's in Shingaani, jidka School Yusuf -Alkowneyn to Safaarada Chinaha. Adi maa sheegtid haddii aa taqaanid?

I'm suprised no one knew this?

Sawirka qofkii qaadey gadaashiisa waa Al Curuba, marka isgoyskaas waa shineemo Xamar iyo Bankiga ganacsiga, i think after the traffic light waxaa ku yaala Arbaca Rukun masjid oo kaa qabanaayo bidixda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this