Sign in to follow this  
Ashkiro

Memories of Xamar/Mogadishu

Recommended Posts

Originally posted by NASSIR:

NinaNC, this Somali author reflects deeply on what hastened the perdition of Somalia and its capital.
from every strata of our society, he argues.

What a complete rubbish piece with zero corroborating as evidence.

 

Soomaalidii nabadda ku nooleed la barbardhigay dadkii la halaagay ee Cad iyo Daamuud. Acuudi bilaahi.

 

Naagihii masaakiinta daruurigooda caanaha ee gadi jireen ka raadsan ayuuba aad ugu gafay; kawaanleydii ayuu u gafay; wuxuuba haddana leeyahay Xamar dhan gees ka gees ayaa brothels kaga taalay. What the... Hal meel jirtay waala ogaa.

 

Teeda kale, why is he only blaming masaakiinta danyarta ah if he wants to blame the deminse of Soomaaliya? If any people could be blamed, danyarta caanaha gadi jiray iyo kawaanleyda would be the last la eedeeyo.

 

I would have faintly believed, perhaps, if uu dusha ka saari lahaa masiibada Soomaaliya ka dhacday inay tahay nacalad Rabaani ah because of quursiga iyo qabiiltakoorkii qabaa'ilada Soomaaliyeed qaarkood la quursan jiray iyo dulinimada loola dhaqmi jiray. Now, taas ayaa masiibada keentay la dhihi karaa, if eed Soomaali collectively la saaraayo, if there is one at all.

 

And I have one finaly question for him: Haddee dambi dadka galaan dad lagu eedeynaayo, yaa dambi badan wixii before 1990 dhacaaye iyo waxa after 1990 dhacay, walina dhacaayo? He doesn't have to answer the obvious.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Che, adi xanaano aa ku jirtaa umaleynaa? :D Saciido Koofi ma'eheen fisha tiritoor, tiritoorada dhan ey eheed...Adi baby aa eheed laakiin waagaas... icon_razz.gif

 

Nina, hold up! YC intee kufaaniyay? Maba soo hadal qaadin...I only said, XT was not the best school, but one of the best uu ku jiray...That certainly doesn't mean inaan YC faaniyay...Kuwa naga soo badasho waa kuwa soo dhacijiray oo dhinaciina lagu soo tuurijiray...Wiilashaneena hadey XT gabdhahooda u imaan jireen, ani xan waxaa igu soo gaartay XT girls boolo ee ahaayeen...**cheap shot I know, but couldn't pass the opportunity nooh** icon_razz.gificon_razz.gif

 

To be honest, I don't know which school won 1990 kediskiisa, laakiin just cuz one school wins doesn't make it the best...Naga daa hee sxb...

 

Kedis waa wax barashee aqoontaada kororso

Kedis waa wax barashee garadkaaga kaasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@boolo... waxaan ku keeney YC mataqaan? thread-ka kale ayaad soo hadal qaadey YC iyo XT, sidaa awgeed, waa kugu tuurtey nooh, ileen waa ogaa in adigoo suun wadato soo galeysid...looooool

 

Teeda kale, boolonimo haddey timaato waa la ogaa kii loogu magac darey oo oskar lagu siiyey boolinimo... naga daa yaaqo. Btw, waxaan kedis u soo hadal qaadey difaac XT lee aheed. lol...

_______________

 

39956473290093507669698.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaaaaaaaaaaaaw, waaaaaaaaaaaaaaw kale. Xamar Caddeey ahaa.

 

Ma aqaani jidka laakiin aaga Shabeelle u maleynaa oo magaalada hoose ahayd.

 

Xamar Caddeey gadaal lee ka bartay, dagaallada ka bacdi. Ka hor dhif dhif lee u dhaafi jiray dhanka Sayidka to Ceelgaab.

 

Hooyo u raaci jiray ka xasuustaa meel Fiya'eejito la dhaho oo baqaaraha ku wada yaaleen oo Ceelgaab/Xamarweyne ka tirsanayd. Ani iyo walaalkeey na wadan jirtay Jimco ka Jimco oo aanan iskoolka jirin, waardiye u ahayn gadaasheed socon jirnay lest kuwa boorsooyinka dafo try boorsadeeda dafaan. They did once, hence na wadato anaga mar mar.

 

We always looked forward to having isbarmuuto or cambo qaboob ah, and every baqaar ee gisho timaha laguu salsalaaxaayo by the owners Hooyo yaqaanaan, how I hated that. "Wuu weynaadee..." they went while patting your head. redface.gif

 

N.B. - Meeshaa ka keentay kuwa kale maku jireen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

35579105511799499637100.jpg

 

Isla jidkaas pics? maya ma haayo kuwo kale hadda.

 

Anigaba hooyadey boorsadeeda mid tuug ah kaga dafey via Roma agteeda. Boorsada waxaa ku jirey dahab oo islaamaha xaafada dhan ka dhexeeyey. Kii darawalka noo ahaa ayaa dukaanka loo direy inuu wax ka soo gado, I think it was batteries, anyway aniga banaanka ayaa taagnaa oo dhinaca front passengerka, hooyadey boorsadiina waxay dhigtey darawalka kursigiisa, markaasa waxaaba ii muuqdo mid dafaaya boorsada oo cagaha waxa ka dayey. Waa xasuustaa, waa ka daba ordey, markaas ayuu tuugii luuq ku leexday, and Allah amarkiis laba odey oo luuqa dhexdiisa taagnaa ayaa mid ka mid ah baankoortiisa jalaafo u qaadey tuuga by accident. Markuu dhulka ku dhacay ayuu boorsada tuurey oo ordey. Ala fiine, anigoo boorsadii wada ayaa gaariga ku soo noqdey, hooyadeyna dharbaaxo ayey iigu dartey for scarring her. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin. Axsaanimadii dharbaaxo maa laguugu daray? :D

 

Speaking of wax dafid, waxaaba kale soo xasuustay walaashey oo Ceelgaab meesha basaska laga raaco ookiyaal ee ku xaragooneysay loogu dafay iyadoo baska waliba saaran. See ku dhacday dheh.

 

Baska dhanka dariishada ayee fadhisay, dariishadana wey furneyd, baskana wali dadka raacaayo uu sugooyaa oo waa taaganyahay. Walaashey oo biideyneyso, ka qasneen qof lee garabkeeda ma taabanaayoo -- jug jug camal -- markee jeesatayna, fiiri istiri si caadi lee ookiyaalka loogu siibtay iyadoo arkeyso. Mid banaanka taagnaa uu ahaa maadaama daaqada furantahay. Wuuna iska sii socday. Xariifnimo taas ka weyn maba arkin. Laakiin Ceelgaab tuugnimada ugu xariifsan waa lagu yaqaanay.

 

Walaashey oo ka sheekeyneyso waxee tiri maxaaba qeyliyaa xariiftinimadiisa ka yaabay. Ookiyaalkaas wey jecleyd maadaama Talyaaniga kasoo gadatay mar dhow. Perhaps Dolce and Gabbana amuu ahaaba. Yaa kuu kasaayo hee xiligaas. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...walaasha miskiin waaye, aniga dariishada ayaan iska tuuri lahaa. Ceel gaab weligey bus kama raacin, waa nagula cabsiin jirey haddii aan is waalwaalno in ceelgaab nala dhex dhigaayo yacni lion's den camal nooh.

 

You would think in dharbaaxadaas aan cashar ka bartey. Nairobi sidoo kale, ciyaal koolo ayaa dheg dahab ah iga dafey, guess what, again hooyadey ayaan isla soconey. Maxaa iga sugeysey hee, waa kadaba ordey, baabuur ayaaba i jiiri gaarey. Hooyadey habaar lee ka bixi weysey this time though, qaylideeda daraadiis ayaan kaga haray, ilaah aa og waxaan ku sameyn lahaa cunugaas sheemaha ah.

Waxaa kaaga daran, maalin walba anigoo my cousins wata ayaan downtown-ka raadin jirney cunugaas iyo groupkiisa. Markii danbe waaba ka soo tagney wadankas. Welina ciilkiisa ayaa i haayo lol... I hate tuugo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms MoOns   

First of all masha allah pictures .. lovin' it

 

I was born in Mogdishu in dec 1990 ..

Even though I left Somalia at the age of 6, I still have a few memories that I treasure =D

 

When I was little (maybe 4yrs) my hooyo used to send me to this lady who sells caano,, she used to sit somewhere jidka .. it's a but blurry though, don't know if I'm telling it right ..

 

I remember the safeness, playing wherever I want at that young age, without hooyo worrying .. wish I could still say the same nowadays ..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ms MoOns:

First of all masha allah pictures .. lovin' it

 

I was born in Mogdishu in dec 1990 ..

Even though I left Somalia at the age of 6, I still have a few memories that I treasure =D

 

When I was little (maybe 4yrs) my hooyo used to send me to this lady who sells caano,, she used to sit somewhere jidka .. it's a but blurry though, don't know if I'm telling it right ..

 

I remember the safeness, playing wherever I want at that young age, without hooyo worrying .. wish I could still say the same nowadays ..

MsMoons, that safe "jidka" the milk lady used to sit must have been another city. Surely, Mogadihsu wasn't a safe place when you were 4 yrs old!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this