Sign in to follow this  
Ashkiro

Memories of Xamar/Mogadishu

Recommended Posts

Somalina   

:D:D:D

Niman dhaxaa wallee waa dhibaateysan yihiin!

 

Waryaa hutu, maxaa haysaa oo aan fulaynimo aheen maalmahaan? smile.gif one more question, adiga iyo isqorqor yaa raayey?

15677x500.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Iyaah! Kuligiin fakad aa tihiin maa ii sheegtiin? Xargaha aaba lagoosan rabaa meeshaan! Yaahuu...

 

Haatu, Soomaalida wexey ku maah-maahdaa 'Afeef hore lohoow, ama adkeysi dambe lohoow'! Marka intey goori-goor tahay blame it on your sujuunimo iyo busta indhaha iyo dhagaha kaaga jirto...Nina iyo anigana dhexdeena rag waran, gaashaan, seef iyo sali wata aa ka bixi waayay, maclaa adoo wili nanac qoriqa dhareerkiisa canka kaaga qalalay! icon_razz.gif

 

*waalaguu jilcinaa intaas hadaa rabto soo sheego* :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

2525739633_7bcf2da5fb.jpg

 

Labiskaas iyo xaragoontaas kuwa hadda joogo haddii kun jeer isku dayaan ma gaaraan qoftaas. Wiiw. Runtii wax ayaa lasoo maray.

 

Jaamacyaasha gadaal kasoo jeedo, oo dhankooad soo fiirinaayo ma qofka sawirka qaadaayo ayee fiirinoyaan mise xaajiyaasha sawirka laga qaadaayo? :D

 

2526559672_087266e93b.jpg

 

Ninac, qoftee tahay kuwaan waa ogahee waa ku jirtaayee. :D

 

2525739417_41c8e7a683.jpg

 

Mise xaajiyo afrodaan ayaa tahay miyaa? Surwaalka elefaantiga gadaal ka muuqdo arag. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Elephanti weligey magashan. See camal yaaqo. Ciyaal dhar jaalo, they used to bully us I remember. Baad lee maalin walba, lunch box ayaa la iska furanaa adigoo soo jeedid, waxna ma dhihi kartid. Walaalaheyna galabley ayey ahaayeen so I had no protection. Anigoo gaajo i heysa ayaan guriga ku soo laaban jirey. Sannadkii ku xigey, walaalahey subaxley aye noqdeen and I started taking back what is mine. :D

I miss Xamar so much. Ciil badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Kool_Kat:

Iyaah! Kuligiin fakad aa tihiin maa ii sheegtiin? Xargaha aaba lagoosan rabaa meeshaan! Yaahuu...

 

Haatu, Soomaalida wexey ku maah-maahdaa 'Afeef hore lohoow, ama adkeysi dambe lohoow'! Marka intey goori-goor tahay blame it on your sujuunimo iyo busta indhaha iyo dhagaha kaaga jirto...Nina iyo anigana dhexdeena rag waran, gaashaan, seef iyo sali wata aa ka bixi waayay, maclaa adoo wili nanac qoriqa dhareerkiisa canka kaaga qalalay!
icon_razz.gif

 

*waalaguu jilcinaa intaas hadaa rabto soo sheego*
:D

Hadda maxaa sheegtey oo micna leh? Bootada taad ka baxdo wax culus keen wax yahey tabarta la'. Bob wuxuu sheegaaye saad skinny jeans u qabtey iney lugahaadda ay noqdeen chicken legs oo kale. I knew inaad iska calaan aheed, but to this extent? :D

 

Niina, being a sujui n all I had to get a friend to tell me the meaning of isqorqor. Now that I know what you mean (you've been accusing me of this for some time now), all I can say is that I'm a curious person. At least I'm big enough to admit it. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Intaan dhan maxaa kaa keenooyo, sidee Bob ula hadalnay oo adi laguula hadlin miyaa? Miyaad maseertay? For quick second, I almost forgot how caruurta ukala maseeraan! Hoo hal nanac qori, mise maastiko daandeey aa rabtaa (of course hadaadan laqeen lee waaye)? :D Dhexda aan galo lee miyaa waxaanoo cabaad ah? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

JB, lool @igaarka xaa saa ugu galeee? Trying the lingo eh. :D

 

KK, wax laga maseero meeshan kuma arkiyee iska soco. Ma lugahaada dhuudhuuban, Nina ookiyaalaheeda waaween iyo Bob calooshiisa fakatey baa laga maseeri lahaa? I wouldn't mind the ninac though. :D

 

Dhexda aan galo maxaa ka wadaa? Mise you wana have Showqi n co saying things again. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^^Aniga waxba kuma dhahaayo hadda, maxaa yeeley KK ayaa hadashey (hoo bariiska style weliba) mar hore, welina ma haysid jawaab.

Ciyaal waamo oo weligood magaalo arkin until Heathrow laga soo dejiyey maxaa laga sugaayey bal. Brainstorm your comebacks ee soo noqda markaad istiraahdaan wax la tuuri karo ayaad gacanta ku haysaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I think afhayeenkii hore ee Ciyaalka Xaafada ayaa ka bixiyey a detailed description of tuuladaas, ee bal aqriso wuxuu ka yiri

 

anagoo rafaadsan oo xabad kasoo cararnay aan soo galnay kismaayo.... guri aan kusoo dagnay oo adeerkaa lahaa... Guriga iyo guryaha agagaarkiisa dhan waxaa ku dhex yaalaan labo wax haduu sar yahay xitaa..Labadaas maxaa waaye makasee? Barkad iyo Ceel! war hadii biyo cabtid rabtid xitaa barkada aa aadee sidii Lo' dii..barkada bax iska soo waraabi aa lagu dhahaa... dhar hadii rabtid in aa dhaqdid barkada aad aa lagu dhahaa..alaabta dhaqidooda sidoo kale...Biyo ceel maalintaan cabayna wiligee ma iloobaaye..calool xanuun iyo shubanka nugu dhacay! war amba shaliini wax waa noo tari waaye....

 

Tiikaloo iigu darneed waxee aheed kawaanka!...kawaan waxaan ogaa oo lug lo' suran tahay ama lug eri, laakiin madax deero iyo biciid oo geeso leh aa suran..hilib ugaar aa la cunaa bas! anaga ZULU maa nahay mise masaayadii gudgudeedneed!

LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this