Sign in to follow this  
Abtigiis

My Love Letter to a Puntland Girl

Recommended Posts

Showqi   

Bluelicious;822846 wrote:

Showqi
- Why you mad today. Where is your bubbly happy face? Something must have annoyed you today. Who do I need to punch for you?
:)

Forgive Blue,

 

I can understand how some people can mix politics and Sukaanse. Those two things can not get to gether!!!!!!!!!!!!!

 

 

Ps. Politics is fake,,,,,,,,,,,,,Shukansi is real

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Taleexi;822878 wrote:
Showqi: Magacaa jir ma shukaansi baa real ah ... planet-kee baad ku nooshahay?

:D:D

Taleexiyow shukaansi is real siduu sheegay Showqi, balse waa goorma??

Waa marki inta blu indhahaas cas cas igala xishooto oo sidii gabar gaari ahoo gayaankeed wax dheer howsha iila waddo :D Anyways adiga waxaan filaayaakitaabkeeda inaad hore u laabtay, hadduuse hadda kuu kala furan yahay ii sheeg aniga aan laabee :D

 

Ngonge Believes something else about her, Sometimes waxaan is idhaahdaa Ngonge has a point, saa 2011 ki iyo wixi ka dambeeyay SOL waxey noqotay Facebook-gi labaad balse aan xeerada salkeeda soo taabanno bal:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;822850 wrote:
Abtigiis.

 

waxaad ammaanteeda ka tagtay inaad u raaciso
" Gacaliso waxaa tahay tan ugu quruxda badan dunida, waxaad leedahay indhihii Cabdullahi, timihii Cadde, bishimaha C/Raxmaan iyo kubka Cabdiwali".

:D :D

 

Kanaaba Professor Tusbaxle ka daray :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Bluelicious;822870 wrote:
Hey crazy caveman do you have some secret dying love for me or something. Stop trying to get my attention where ever I go by trying to offend me as a man it aint working. We have talked about this get lost and ugrade your shukaansi lines from the stone age akhas what a turn off. Every man in this place has a better game then you.

 

You are actually complimenting me all the way act like a lady think like a man! Now spread the word ''Blue she is the man" I know i'm a phenomenal woman
:D

 

 

 

I didn't get it what are you talking about?

 

This crazy caveman called NGONGE feels intimidated by me that's why he assumes I must be a man because in his twisted mind he can't believe that a woman can be confident and drama free. He feeds on drama and if there is no drama he creates one sad man. You see he is Jealous I asked abtigiis for help that's why he suddenly got upset. He only comes out of his cave when he sees me.

Bravo! That was almost a girly rant. Those estrogen tablets didn't go to waste after all. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mukulaalow;822871 wrote:
Hadda kahor waxaan maqlay in ninkoo cag dheer reer itobiya ah uu xoolo keenay Bosaso, baddii ayuu arkay oo waligii bad horay uma uusanu arag, markaasuu wuxuu u maleeyay balli biyihiisa la cabi karo, meel aan ka fogeyn ayuu wuxuu ku arkay gabar reer bari ah oo inta dabaal kasoo baxday xeebta jaankeeda xaajadeeda ku gudanaysa, ninkii cagdheerta ahaa aad buu u oomanaa oo biyihii badda intuu sacabada darsaday buu afka ka buuxsaday, inta heyn kari waayay buu soo celiyay oo tufay, buu gabadhii inta saa u eegay buu yiri "awoowgaa alla gub wuxu kalya dheeraa";) wuxuu u heystaa in kaadideedii ay badda qurmisay oo dhanaan ka dhigtay.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;822887 wrote:
:Hadda kahor waxaan maqlay in ninkoo cag dheer reer itobiya ah uu xoolo keenay Bosaso, baddii ayuu arkay oo waligii bad horay uma uusanu arag, markaasuu wuxuu u maleeyay balli biyihiisa la cabi karo, meel aan ka fogeyn ayuu wuxuu ku arkay gabar reer bari ah oo inta dabaal kasoo baxday xeebta jaankeeda xaajadeeda ku gudanaysa, ninkii cagdheerta ahaa aad buu u oomanaa oo biyihii badda intuu sacabada darsaday buu afka ka buuxsaday, inta heyn kari waayay buu soo celiyay oo tufay, buu gabadhii inta saa u eegay buu yiri "awoowgaa alla gub wuxu kalya dheeraa" wuxuu u heystaa in kaadideedii ay badda qurmisay oo dhanaan ka dhigtay.

This is classic. LMA0.

 

AT&t, maxay tiri Asha Abdow?-Iloow Saahaw? forget about it! :) Qoftaas ku yeeli meyso ilaad la heshiiso Xiinfanin :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^War Faarax Brown, aniga professor Aw Tusbaxle waan la socdaa wayadaan, isku rag baanu nahay oo hoos baanu u wada soconaa :D

 

Gabdhaha reer bariga aniga iyo isagu waan u simannahay, weliba hadda they are in demand :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi;822878 wrote:
Showqi: Magacaa jir ma shukaansi baa real ah ... planet-kee baad ku nooshahay?

Taleexi, walaal waa sida aan aniga iyo adigu ku wada dhalanay ee hadii uu aabahaa hooyadaa shukaansanin oo aany wax meel isla dhigin maanta ilama aadan muranteen. Bal iminka ii sheek which one is real politicas or Shukaansi........???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...My guess was right. When I saw the title of this thread, I knew that Abtigiis AKA Cilmi Boodhariga SOL inuu billaabay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mujaahid   

Mukulaalow;822871 wrote:
Hadda kahor waxaan maqlay in ninkoo cag dheer reer itobiya ah uu xoolo keenay Bosaso, baddii ayuu arkay oo waligii bad horay uma uusanu arag, markaasuu wuxuu u maleeyay balli biyihiisa la cabi karo, meel aan ka fogeyn ayuu wuxuu ku arkay gabar reer bari ah oo inta dabaal kasoo baxday xeebta jaankeeda xaajadeeda ku gudanaysa, ninkii cagdheerta ahaa aad buu u oomanaa oo biyihii badda intuu sacabada darsaday buu afka ka buuxsaday, inta heyn kari waayay buu soo celiyay oo tufay, buu gabadhii inta saa u eegay buu yiri "awoowgaa alla gub wuxu kalya dheeraa";) wuxuu u heystaa in kaadideedii ay badda qurmisay oo dhanaan ka dhigtay.

 

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this