Mujaahid

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

  1. Mukulaalow;822871 wrote: Hadda kahor waxaan maqlay in ninkoo cag dheer reer itobiya ah uu xoolo keenay Bosaso, baddii ayuu arkay oo waligii bad horay uma uusanu arag, markaasuu wuxuu u maleeyay balli biyihiisa la cabi karo, meel aan ka fogeyn ayuu wuxuu ku arkay gabar reer bari ah oo inta dabaal kasoo baxday xeebta jaankeeda xaajadeeda ku gudanaysa, ninkii cagdheerta ahaa aad buu u oomanaa oo biyihii badda intuu sacabada darsaday buu afka ka buuxsaday, inta heyn kari waayay buu soo celiyay oo tufay, buu gabadhii inta saa u eegay buu yiri "awoowgaa alla gub wuxu kalya dheeraa";) wuxuu u heystaa in kaadideedii ay badda qurmisay oo dhanaan ka dhigtay.
  2. Odaga wixi u fican baa habartana u fiican.:cool: