Sign in to follow this  
Maaddeey

Abdullahi Yusuf in the eyes of true Somalis

Recommended Posts

Maadeey ka jawaab su'aasha lagu weydiiyay.

1) C/Qaasim maadaama uusan diinta ku xukumin intuu xukunka heystay 2001-2004 waxaa uu noqonayaa "MURTAD", maku raacsantahay?

 

Zack: adigana Su'aashan ka jawaab.

1) Gaandhi maadaama uu gaalo Kenyati dalka kusoo hogaamiyay, waxaa uu mutaystay "Murtadnimo" gaal ah maku raacsantahay?

2) Sh.Ibrahim Dheere & madaxda kale ee WSLF maadaama ay la safteen dowlada Itoobiya waa "murtadiin" Gaal ah. Maku raacsantahay?

 

Fadlan ka jawaaba su'aalahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is the fuss about being of a Yemeni descent?

 

Maaddeey taariikh horuu la dirirsanyahay, qabaa'il waaweyn oo Soomaali ah baa rumaysan inay Yemen ka yimaadeen. Waa arrin shaa ic ah oo Cabdullaahi Yusuf uusan allifan. Cabdullaahi awowgii asagoo feer sahay u watta buu xeebaha hobyood agtood kasoo degay , ka dib gabar tima dheer oo ****** la yiraahdo buu guursaday. Taariikhdaasi waa caan, haddii Cabdullaahi rumaysnaana dad fara badan buu la wadaagaa

 

Marka maxaa Maaddeey mawduuca Yemen ta kusoo celiyey? Amxaarada iyo shiddooyinkii kale ee Cabdullaahi taariikhdiisa hareeyey waa arrin eed iyo ammaan ba , cidba siday rabto, lagu werin karo...laakiin Yemen ? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Ma waxaad leedahay Odayga geed korkiisaa loogu yimidoo inuu dhabar qofeed ku soo degto maahane wax kale waa diiday, "Wallee **** kaama dego, *** kaama haro" waa run miyaa?. :D

MoonLight1;815330 wrote:
But let me tell you, if A/lahi yusuf is Murtad so Abdiqasim was, because while he was in power he never implemented Sharia law which makes him a "non muslim". Mise waa beentey Maadeeyow.
;)

Let us agree horta that Yusuf was Murtad, waxa kale ha noo dambeeyaane!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

war dadka dhintay maa iska dhaaftid minuu dhintayna waa daba taagantahay, yaaku baneeyay inaad dadka muslimka ku xukmisid ereygaas murtadnimo, qof muslim hadii aad murtad ku tilmaantid ogow adaa diinta ka baxay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Maaddeey, Sali Caleeh yaakheey. Nin dhintay diin iyo diin la'aantiisa oo aad adiga sidaa doontid u aragtid waxba ka baddali mayso xaqiiqda iyo taariikhda dagaalada sokeeye. Taas haddii aan is kala nimaano sxb, sheekadan mid qurux badan ma ahan adna waa dareemi kataa kolley qof wax fahmaayo aad tahay(Markuu rabo). Sheekada dil sxb,. Duco qaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Murtad qof Muslim ah lee noqda sow maaha?, waxyaabaha diinta looga baxo ma taqaannaa?, mise in diinta laga baxoba ma aaminsanid?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Oba, bis marka. Isku mawjad kama hadleyno!.

 

Cawaale, sxb, dagaalada sokeeye & xaqiiqdooda maxaa ka galay waxa uu thread-kan ka hadlaayo. Inaan ku soo laabto xataa ma rabin lakin waa laygu qasbay sxb. Fiiri kan Jacpher ay leeyihiin, cantarabaqashkiisa haddaan ka aamuso xataa waa i daba joogaa!.

 

Jacpher, sxb. waxaas aad soo qortay jawaab ma mudna, bayaanka si fiican u akhri, farta gaduudan siiba!, taas meejaa ku qoran & murtadnimo waa isku mid. Arrinta 100-ka waan ka hadlay ee adaan waxba fahmayn, 70-ka sow kuguma filna?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Maaddeey: so it is my fault that I challenged and proved your claims wrong? Is it also my fault you don't know the difference between ‘hundred’, ‘hundreds' and ‘70' ???

 

You can dismiss my points here but people do know now

no sheikhs or scholars ever named Cabdulaahi Yusuf Murtad. Stop manufacturing fake fatwas about Somali scholars.

 

Culumadaad ku been abuuranee and you put on religious tshirt.

 

Next time you try to play a little god and declare people murtads, I'll be here challenging and point out the flaws in your argument.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this