Sign in to follow this  
Dr_Osman

Maxamed Faroole oo Shirqool maleegay!

Recommended Posts

Somalina   

Abwaan;792693 wrote:

Horta maxaad iskugu naagaysan, hal hal dadka ulama hadli kartaan miyaa? Ooops I forgot in laba qof lee magacyadaan badan awalba wadatey!

Waa lagu yaqaan dabeecadaas, yar iyo odey, AS kuwa kabaha u qaada iyo kuwa aan u qaadinba, keligood dadka lama doodi karaan, wey isku habro wacdaan. lol

 

Big brother xataa wuu yimid inuu rescue gareeyo, yaa salaam. Abwaan waaba lagu sharfey, say Alhamdulilah!

 

Daciifnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;792673 wrote:
All I can tell you is that 20 years have passed since 1990. You need to forgive and forget. Soomaali godob badan bay kala gashay wakhti hore, dhexe iyo dambeba dad badan baana samray ee adiguna cuqdadda iska saar!

lol you of all people is accusing some one with Cuqdad? who is constly against one region in Somalia? who's constly exagerating whatever little thing happens in one region in Somalia? who's speculating every unsubtantiated news to foulmouth certain regions and its leaders? Who's negative everything and anything about Puntland, for all its shortcomings Puntland is full of positive things you could give credit for. But you choose to be in the negative in every thread about that region. So tell me who's stuck in 1990? You or me? You can go back to all my posts and find any post I show any cuqdad tendency? its a challenge to you!

 

If some one is stuck in 1990 in this forum is you and if you can prove otherwise,please do so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;792766 wrote:
Waa lagu yaqaan dabeecadaas, yar iyo odey, AS kuwa kabaha u qaada iyo kuwa aan u qaadinba, keligood dadka lama doodi karaan, wey isku habro wacdaan. lol

 

Big brother xataa wuu yimid inuu rescue gareeyo, yaa salaam. Abwaan waaba lagu sharfey, say Alhamdulilah!

 

Daciifnimo.com

. Lol...Somalina:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

odaygaas libaaxa nool sanka ka taabtay wuu la hadlay barbaarta odoyaasha kale ee soomaaliya ka yimid halasoo dhaweeyo si qalbi furan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;792792 wrote:
odaygaas libaaxa nool sanka ka taabtay wuu la hadlay barbaarta odoyaasha kale ee soomaaliya ka yimid halasoo dhaweeyo si qalbi furan

Sax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

gooni;792792 wrote:
odaygaas libaaxa nool sanka ka taabtay wuu la hadlay barbaarta odoyaasha kale ee soomaaliya ka yimid halasoo dhaweeyo si qalbi furan

Meesha miyaa la is shuushaaminayaa mise waa la doodayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Maya inadeer. Hala wada xaajoodo oo hala doodo, laakiin yaan la isku xad gudbin. Qofna meeshan uma yimaado in cay laga buuxiyo. Politicians and public figures are a fair game for criticism on these forums. Balse the nomads on this website need to be protected. Nomads should never be insulted, attacked or threatened for giving their opinion on a subject matter, passionate or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Somalina;792627 wrote:
Sup ina Faroole? how's the family business? all well I hope. Ta ta for now.

I am a little confused, are you trying to hit on me? I am flattered...listen, how about we grab ourselves some coffee & we can talk about this, I will clear everything out I promise (pirate promise).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;792433 wrote:
Carruur Booli iyo jirrinimo lagu koriyey maxaa kale oo ka filaysaa? They should take him to court elsewhere whatever it takes, inform the international community regarding this incident. I don't believe that they will get justice in where his pirate dad rules.

Shit fooqal shit ... my friend is wounded.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The treatment of the press in every corner in Somalia, even the ones that pay lip service to democratic freedoms, Is truly appalling. What we should focus is on that rather then ps where people feel the need to defend despicable creatures such as Ina foorale. Somalia asked what does he have to gain by doing this, not really sure but what do they gain by hundreds of journalist who have been arrested?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Samafal;792849 wrote:
Meesha miyaa la is shuushaaminayaa mise waa la doodayaa

Samafalku waa fiican yahay awoowe waana la doodi hadana la is khilaafi balse meelo fog baan ka nimid godinlabe iyo ka kor yaan la isugu kaayo tagin hadii alle idmo

 

Arinta wariyaasha maqaal dheer baan ka akhriyay waliba gabadhu aad bay u dacwootay waxaa ila haboonayd inay u tagaan odoyaasha dhaqanka siiba islaanka gaaban

Share this post


Link to post
Share on other sites

The guy posted it in his Facebook page. Sheekadaan ha ahaato shirqool la isku dilo ama la isku dhaco, koley run ayee u egtahay, haddee saas tahayna waa shuqul maafiyo. I hope in uu ka daba harin. Xataa gabadha la socoto Najmo Axmed Cabdi waa gabadhii Aqalka Cad ee Mareykanka ee Obama su'aal ku weydiisay.

 

Qaar ka mid ah ergadii ka qaybgashay shirkii wadatashiga ee ka dhacay Garoowe oo jirdil loo gaystay

 

Nairobi ,Kenya - Waxaa todobaadkii hore ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland shirkii wadatashiga ee madaxda Soomaalidu ay kaga arrinsanayeen u diyaar-garowga sidii dalku u yeelan lahaa dawlad dhexe oo ka gudubta nidaamka KMG ah ee haatan ay ku dhisantahay xukuumada jirta.

 

Waxaana shirkaas ka qaybgalayay wufuud Soomaaliyeed oo ka kala timid gobollada dalka, kuwaasoo Garoowe u tagay inay ka qaybgalaan shirkaas muhiimka ahaa ee looga baaraan dagayay mustaqbalka Soomaaliya.

 

Waxaase markii ay ergooyinkii dib ugu soo noqdeen goobihii ay ka kala yimaadeen, dib ugu soo laabtay magaalada Nairobi qaar kamid ah ergadii ka qaybgashay shirkii Garoowe oo qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah oo ay u gaysteen ciidamada ammaanka ee Puntland.

 

Cabdi Xayi Garaad oo horay u ahaan jiray madaxa maaliyada ee hay'ada CRD, hadana la shaqeeya wasaarada dastuurka ee Soomaaliya ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray jirdilkii ay ciidamada ammaanka Puntland u gaysteen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirka.

 

C/salaan Axmed Caato oo ah saxafi, ahna madaxa wakaalada filimada ee Soomaaliya ayaa isna kamid ah dadka lagu jirdilay magaalada Garoowe, kadib markii gaarigii ay wateen oo dhex marayay bartamaha magaalada Garoowe ay joojiyeen askar ku labisan dareeska ciidanka ammaanka, oo ku bilaabay inay ku garaacaan baadka qoryihii ay wateen sida ay Hiiraan Online u xaqiijisay Najmo Axmed Cabdi oo iyaduna kamid ahayd dadkii lagu jirdilay magaalada Garoowe.

 

"Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo.

 

"Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay.

 

Markii uu falkani dhacay ayaa wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland uu ballanqaaday inay soo qaban doonaan askartii ka dambaysay falkan, balse ma jirto cid ilaa iyo haatan loo xiray.

 

Weerarka ay ciidamada ammaanka ee Puntland ku qaadeen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirkii wadatashiga ee Garoowe ayaan la garanayn sababta ka dambaysa, balse arrintan ayaa mugdi galinaysa kalsoonida lagu qabi karo ammaanka Puntland, maadaama ay ciidamadii ammaanka sugayay ay ku xadgudbeen marti ka qaybgalaysay shir ay Soomaali isugu timid.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wasn't it Raxanreeb that started the story?

 

Isn't Raxanreeb edited by his sibling?

 

Isn't Raxanreeb the website that makes up bogus stories about Puntland everyday, the most recent being that 20 Puntland troops were killed in Galgala.

 

Yes, it's very believable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo.

 

"Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay

Gabadhaan magaceeda Raxanreeb maala yiraahdaa mise Najmo? Ina Faroole hanjabadiisa wax cusub ma'aha. He thinks he owns gobollada Bari, qofkii dacaayad ama wax ka sheegana waa fair game la target gareeyo. Meeqa ayuu xiray, kuwa kalena ka mamnuucay inay ka shaqeyaan gobollada Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this