Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

ShirWeynihii Khaatumo II: 100 Maahmaahood iyo Kooxdii Hido Dhawr(Daawasho Wacan)

 

Akhristayaasha Sharafta Naga Mudan ee Sida Tooska ah Ugu Xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex.com waxaanu Ugu Bishaaraynaynaa In aanu idiin soo Tabin Doono Isbuuc Kasta 1 Mar Dhacdooyin kamid ah Dhacdooyinkii ShirWeynihii Khaatumo 2 ee Taariikhiga a haa ee Dhawaan ku Soo Gaba Gaboobay Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ShirWeynehaas oo Lagu Soo Yagleelay Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa 100 (Boqol)Maah Maahood oo Mid kamid ah Abwaanda Kooxda Hido Dhawr oo Suugaanlay ahi ku Soo ban dhigeen Madashii shirWeynaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Abwaan Shamiraaye Iyo Madasha Barde Khaatumo Ee Magaalada Taariikhiga Taleex

 

 

 

Jidbaale.com Sunday, 19 February 2012

 

Abwaan Shamiraaye oo ka mid ah abwaanada da'da yar ee u dhashay deegaanada Khaatumo State Of Somalia, wuxuu madashii shirka Khaatumo2 uu ku soo bandhigay maansooyin kala duduwan oo aad iyo aad u qiima lahaa, hase ahaate waxaanu idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah maansooyinkii uu ugu tala galay shirweynihii beesha Khaatumo ee lagu qabtay magaalada Taleex, hadaba si aad u daawatid halkan riix

 

Waxaanu idiin soo gudbin doonaa qaybo badan oo la xidhiidha ShirWeynihii Taariikhiga ahaa ee Khaatumo II ee lagu qabtay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex isla markaasina lagu unkay Maamul Goboleedka Khaatumo state of somalia.

 

Sidaasi iyo kulanti dambe oo haboon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KhaatuCopen.jpg

 

Daawo Sawirada Xafladii Khaatumo State Ee Denmark-(Sawiro)-

Lasanod Online. Monday, February 20, 2012

 

Halkan Ka Daawo Sawiradii Xaflada

 

https://picasaweb.google.com/109108312011280113107/XafladdiiKhaatumoEeDenmark#slideshow/5711151207562737394

 

 

 

 

 

Copenhagen,(Lasanod Online)- Waxaa 18.02.2012 ka dhacday magaalada Copenhagen, xaflad aan loo kala hadhin oo lagu taageerayey..

 

maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

Xafladdan taageerada ah waxaa marti sharaf ku ahaa Prof. Ali Khalif Galaydh iyo Gen. Mohamed Adan Ahmed, waxaana ka soo qeyb galay dad aad u tiro badan oo ka socday dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan Denmark iyo weliba qaar ka mid reer khaatumo oo ka yimid Sweden, Norway iyo Jarmalka.

 

Xafladda waxaa hadallo qiimo iyo taageero xambaarsan soo bandhigay rag iyo dumar ka soo jeeday gobollada kale ee Soomaaliya, Xasan xaaji Cilmi, Awil Cabdi Faarax, Xaji Max'ed, Ugaas A. Muxumed Qani, Ahmed Farah Duale, Sheekh Hussien iyo weliba rag iyo dumar kale.

 

Waxaa kaloo lagu soo badhigay Ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka oo ay ku luuqeyneysey Canab Yusuf Abokor, waxaa gabayo ka tiriyey Yusuf awkoombe, Abdirisak Boos iyo Seynab Jama Hirad.

 

Ugu danbeyntiina waxaa khudbad dheer ka soo jeediyey, gen Max'ed Aden Ahmed iyo prof. Ali Khalif Galaydh.

 

 

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

untitledfg.bmp

 

Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali Iyo Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State ee Nairobi, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan oo Ku Taageeray Khaatumo State Ka Jeediyey Xaflada Nairobi

 

Jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada.

 

 

 

Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Khaatumo State ee Caasimada Copenhagen ee Dalka Denmark

 

 

BoocameOnline

 

 

Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark waxaa Maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Prof: Cali Khalif Galaydh oo isagu u tagay inuu ka qayb galo kulan ay lahaayeen Bulshada Khaatumo State oo isagga timid Denmark,Holland,Sweden,German iyo dalalka Kale Ee ku hareeraysan.

 

Kulankan oo ahaa Mid Aad loo soo Agaasimay ayaa u qabsoomay si aad u saraysa waxaana uu ku soo gaba gaboobay Guul.

Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark waxaa Maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Prof: Cali Khalif Galaydh oo isagu u tagay inuu ka qayb galo kulan ay lahaayeen Bulshada Khaatumo State oo isagga timid Denmark,Holland,Sweden,German iyo dalalka Kale Ee ku hareeraysan.

 

Kulankan oo ahaa Mid Aad loo soo Agaasimay ayaa u qabsoomay si aad u saraysa waxaana uu ku soo gaba gaboobay Guul.

 

war-caloow.jpg

6.jpg

71.jpg

41.jpg

 

51.jpg

16.jpg

23.jpg

33.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Tukaraq, Khaatumo State, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Dhamaan Madax Dhaqameedka Khaatumo State oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Cusub ee Khaatumo State

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

Aaliyyah;791956 wrote:

Gudoonkiii taleex gobolka sool iyo sanaag cayn go'aankii kasoobaxay Guul aan kufaaniyo Galad eebe keenoo aan uguuxno weeyaan.

 

Gobolka Khaatumo State waa goob lugu xasuusto geesiyadii darawiishta gobonimo u dirirkii aan u guuxno weeyaan

 

yaa salaam love this song.

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!

 

 

Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa Sidii heerka sare ahayd ee madaxwayanaha Maamulka khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) loogu soo dahweeyay Degmada Xudun ee gobolka Sool.

Madaxwayanaha ayaa maalmaalmahan Socdaalo kala gedisan kumarey qaybo badan oo kamida deegaanada Khaatumo State Of Somali

 

 

 

116.jpg

28.jpg

36.jpg

45.jpg

 

 

 

57.jpg

65.jpg

75.jpg

85.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this