Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Haweenka Khaatumo State ee Magaalada London oo Casho Sharaf u Sameeyey Dr.Cali Khaliif, Gen. Maxamed Aadan, & Wafuudii Khaatumo State of Somalia (Sawiro)

 

 

059-1024x768.jpg

067-1024x768.jpg

053-1024x768.jpg

014-1024x768.jpg

 

075-1024x768.jpg

012-1024x768.jpg

014-1024x768.jpg

040-1024x768.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Sarmaanyo (Sawiro)

 

Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Axmed CilmiCismaan ( Axmed Karaash) iyo wafti uu horkacayo ayaa saaka kasoo anbaxay magaalada Taleex waxayna in dhanayn kumareen deegano tirabadan oo iyadoo halkaasina siwayn loogu soo dhawaynayey .

 

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo State ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada sarmaanyo oo ku tal deegaanadda Nugaasha ee Gobaladda Khaatumo State waxaana safarka ku waheliya Masuuliyiinta ka tirsan khaatumo iyo qaarkamida madaxdhaqmeedka deeganada khaatumo State, sidoo kalana wafdigan ayaa waxaa lasocday Taliyaha Aaga Bari ee maamulka Khaatumo FaysalMaxamed Xasan Falaalug.

 

Wafdigan ayaa uu hogaaminayo madaxwaynu ayaa waxay kulamo kala gedisan laqaateen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Sarmaanyo.

 

Madaxwayne karaash oo dadwaynaha reer sarmaanyo hadalkooban ujeediyey ayaa uga mahadceliyey sida wanaagsan ee halkaasi loogu soo dhaweeyay sidoo kalena waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u diray dhamaan ciidamada Maamulka Khaatumo State meelkasta oo ay joogaan.

 

Wafdigan uu hogaaminyo madaxwaynaha maamulka Khaatumo state ayaa lafilayaa inay deegaano kale booqasho kusii kala bixiyaan.

 

 

 

24.jpg

33.jpg

43.jpg

53.jpg

 

 

71.jpg

81.jpg

62.jpg

16.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

HEES CUSUB: Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, Gen. Maxamed Aadan, & Wafuudii Khaatumo State of Somalia -- London, UK

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxweyne Axmed Cilmi Karaash Oo Kusoo Laabtay Caasimada Taleex ee Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Taleex,(lasanod Online)- waxaa maanta dib ugusoo noqday Caasimada maamulka Khaatumo ee Taleex, Madaxweyne Axmed Cilmi Karaash iyo wafdi ballaadhan oo ay kamid yihiin wasiiro iyo taliyayaasha ciidamada oo berayahan safar ku marayey deegaano ka tirsan maamulka Khaatumo.

 

Madaxweyne Axmed Karaash iyo wafdigiisa waxaa meel magaalada ka baxasan kusoo dhoweeyey madax ka tirsan maamulka Khaatumo iyo shacabka magaalada Taleex.

 

Madaxweyanaha iyo madaxda la socotay oo hadal u jeediyey dadweynihii ayaa uga mahadceliye sida fiican ee logu soo dhoweeyey caasimada Taleex. Hoos ka dhegayso..

 

 

http://lasanod.com/details.php?num=6960

 

axmed-iyo-taleex1.jpg

kaaaa.jpg

kaa.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-

Lasanod Online. Sunday, February 19, 2012

 

Columbus,(lasanod Online)- Waxaa Xalay lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio, Xaflad si fiican losoo abaabulay oo lagu taageerayo..

 

maamul goboleedka Khaatumo state of Somalia.

 

Xafladan waxaa kasoo qaybgalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Columbus iyo madax ka socota gobolka Ohio. Waxaana halkaas lagusoo bandhigay heeso, suugaan aad loola dhacay.. hoos ka daawo..

 

 

DSC_8904.JPG

DSC_8910.JPG

DSC_8917.JPG

DSC_8918.JPG

 

DSC_8919.JPG

DSC_8920.JPG

DSC_8921.JPG

DSC_8924.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

untitled3.jpg

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

VIDEO: Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali oo Si Weyn Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Ali jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada.

 

 

 

Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Soo Dhowenyta Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Ee Kadhacday Magaalada Columbus, Ohio

 

February 18, 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this