Sign in to follow this  
A_Khadar

Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates

Recommended Posts

Liibaan   

Gabaygan waxaa curisay Abwaanada Soomaaliyeed Rooda Ibrahim Cabdi Gurey (Afjano), waxayna u tirisay KHAATUMO waxayna si gaar ah shiishka ugu saartay shirka Khaatumo 2 ee Taleex ka socda Gabaygan oo soo baxay 12/01/2012 waxay Abwaanadu ugu wanqashay Bili.

 

Shacabka Soomaaliyeed ee Maamul-Goboleedka Khaatumo ayaa shirkaa aayahooda kaga tashtay iyagoo si cad u diiday kala go’a Jamhuuriyada Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

Enjoy:

http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=104

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Yes, This is The Year of Decision for Khaatumo State of Somalia and it’s People

 

KHAATUMO SPRING REVOLUTION 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka Awdal iyo Maamulka Awdal State oo Siwada Jira ah u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Awdal_Flag-398x175.jpg

 

 

Sulieman Abdi Dugsiye, Office of the President, Awdal State of Somalia

Suleyman Cabdi Dugsiiye, Xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Awdal State ee Soomaaliyeed.

 

Congratulations to Khaatumo State of Somalia, from Awdal State & Awdal State people

 

Hambalyo Ku socoto Dowlad Goboleedka Khaatumo (Maamulka iyo Shicibkaba)

 

 

Walaalayaal Guushiinu Waa Guushayada, Walaalayaal Guuleysta Hambalayana Naga Gudooma

 

Sida caqliga saliimka ahi tilamaamayo, ummad walba xaq bay u leedahay ka talinta masiirkeeda. Ummad quwadeedu midnimadeeda ayay ku jirtaa. Islamarkaa Quruxdeedu waa hogaankeeda.

 

Hadii aan nahay maamulka sare ee dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha farxad bay nootahay guusha aad ka gaadheen midnimada dadkiina iyo go’aanka aad ka gaadheen gacan ku qabadka masiirka umadda reer SSC. Walaalayaal guushiinu waa guushayada.

 

Waxa kale oon ku faraxney hogaanka aad u qabateen dib usoo nooleynta calan Soomaali wadaagto iyo maamu federaal ah oo ka dhaxeeya. Sida la ogsoonyahay Awdal State safka hore ayay kaga jirtaa dib usoo nooleynta mustaqbalka wanaagsan ee Soomaali iyo guusha oon dhamaanteen wadaagno.

 

Sharaf bay noo tahay hadii aan nahay maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha reer Awdal State inaan idiinsoo gudbino hambalyo qaali ah oo ku aadan mowqifkiina wanaagsan ee muujinaya Soomali oo dib usoo noolaata oo calan iyo dowlad wadaagta.

 

Sida la ogsoonyahay xidhiidh iyo taariikh dheer oo mudan oo ku saleysan walaaltinimo iyo wadajir ayaa ka dhaxeeya shicib weynaha reer Awdal State iyo SSC. Walaalayaal iftiinkiina ka baxey Taleex nagusoo gaadh Awdal State ee naga gudooma hambalyo qaali ah.

 

Waxa sharaf noo ah inaan bayaamino in maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicibka reer Awdal idin garab taaganyihiin wakhti walba iyo meel walba. Walaalayaal guuleysta hambalayana naga gudooma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

GREAT NEWS!

 

I am glad that things are moving in te directon of unity and of sanguine outlook.

 

It was Gandhi who said, "At first they ignore you, then they laugh at you, then they fight you and then you win."

 

The outcone of the Taleex convention shall change the history of Somalia for good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

NASSIR;775545 wrote:
GREAT NEWS!

 

I am glad that things are moving in te directon of unity and of sanguine outlook.

 

It was Gandhi who said, "At first they ignore you, then they laugh at you, then they fight you and then you win."

 

The outcone of the Taleex convention shall change the history of Somalia for good.

It already raised some eyebrows NASSIR. This movement is unstoppable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Jaaliyada KHaatumo State of Somalia oo Taageertay Maamul-Goboleedkooda Cusub, Xafladii Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

give it a few weeks when you realise Somaliland has locked down buhoodle and las canod...you can keep singing in taleex...katumooo hahahaahahahahahahah...shecko bax bax...all talk will never materialise believe me...somali's are so delusional its funny..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this