Sign in to follow this  
A_Khadar

Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates

Recommended Posts

A_Khadar   

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud ayaa soo gaadhay madasha shirka waxana Garaadka si weyn loogu soo dhaweeyey madasha iyada oo dhamaan dadkii madasha shirka joogay ay u wada kaceen oo sacab iyo mashxarad loogu soo dhaweeyey

 

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxa uu si cad u taageeray go’aankii ergooyinka ee ahaa in la sameeyo Maamull *********** lee yahay, waxana uu sheegay Garaadku in uusan marnaba iidadayn taladda iyo in *********** wax noqdo

 

waxana uu Garaad Saleebaan sheegay in u taageersan yahay 100% in u *********** Maamul uu lee yahay samaysto oo uusan Puntland u xidhnayn

 

Garaad Saleeban Garaad Max'ed speech

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

A_Khadar;773422 wrote:
Liibaan Thanks so much for updating. Please keep this thread dedicated to KH2..

 

 

This the sum up for today's

 

All parties attended the conference - All isims, SSC side, the 345 reps, and all other committees (g6, g30). Today’s agenda was to inclusively support the new admin. Then all parties spoke and supported unconditionally. Saying that we no longer part of any other admin neither p/l or s/l but ssc is it's own admin free from other admin of its sides.

 

This is was historic achievement for SSC people. Tomorrow Friday, unlike previous Fridays, the conference will continue and now it's time to layout the blueprint of the new admin.

 

Things are moving to right direction.. Allahu Akbar..

 

You are most welcome Brother Khadar, I agree 100%, This is was historic achievement for SSC people. Hambalyo Dhamaan SSC iyo Somalida Midnimada Jecel.

 

Insha Allah Guul iyo Gobanimo SSC iyo Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Libaax-Sankataabte;773418 wrote:
Thanks for the update.

 

All that was required was unity and focus in the Khaatumo II grand conference. The people of SSC have succeeded in shaping their future. Moving forward is not an option. It is a requirement. There is no other alternative in my opinion.

You are welcome Libaax, SSC People have achieved a historic unity and historic success. True, there is no turning back, for the SSC Spring Revolution.

 

I wish for SSC, Puntland, Awdal, Maakhir, Gedo, Galmudug, Northwest, Hiiraan, Azania, and all regions of Somalia, everlasting Peace and Prosperity, and development.

 

Insha Allah, waxaan Allah ka rajeenayaa in dhamaan Gobolada Dalkeena Somalia ku waaraan Nabad, Barwaaqo, Midnimo, Hurumar, amiin, amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

A_Khadar;773448 wrote:
Hogaamiyaha SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar ( Xagaltoosiye) ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida Geesinimadda leh ee Ergooyinka shirka Khaatumo2 u gaadheen go’aanka miro dhalka ah, waxana uu Dr Xaglatoosiye ka war bixiyey ujeedadii ku kaliftay in uu Siyaasi noqdo

 

Hogaamiyaha SSC waxa uu sheegay in xilkii ay hayeen ku wareejinayaan cidkasta amase Maamulkasta oo geedkan hoostiisa laga xulo isla markaasna uu la shaqayn doono,

 

Great speech by the SSC Leader Sulieman Xaglatoosiye, excellent Masha Allah

 

 

 

Hogaamiyaha SSC oo Cadeeyey In uu Xilka Ku Wareejinayo Cidii Ergooyinka SSC Ay Taladda u Igmadaan

DSC04066.jpg

DSC04067.jpg

DSC04069.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Yes alliyah.. don't sleep though.. A lot more needs to be done, long way to go..

A khadar, LOL I meant now I can have a peace of mind :P not literally go to sleep lmao.

 

Libaan, mashallah thanks for uploading those pics. ...SSC leader xaglatoosiye is a great man mashallah and his speech was just as amazing.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

awdalflag1.jpg

Picture%20560.jpg

 

Walaalaha Awdal State oo Taageeray Shirka SSC Khaatumo I I

 

Awdal Online & Awdal State " SHIRKA KHAATUMO TALEEX ee Beelaha SSC waa Guul usoo hoyatay SSC, AWDAL STATE iyo Dhaman INTA JECEL MIDNIMDA iyo QARANIMDA UMADDA SOOMALIYEED. "

 

http://awdalstate.com/?p=8141

 

 

shirka taleex oo in badan la sugayey lana saadalinayey aya ka furmay magalada tariikhiga ah ee Taleex bishan Dec 25 keedii.Waxa uu shirku dabasocda shirki Khaatumo 2 oo hore uga dhacay London kaasoo ku baaqay in shir weyne isugu yimaaden beelahas SSC oo lagu qabto dhulka ay beesahu degto.Tabaabulsho dheer oo la galay ka dib waxa nasiib wanaag noqotay in shirkii qabsoomo sidii logu talagalay iyadoo dhaman ay ka so qayb galeen bulshadii SSC wufuud ka kala socda oo ka kala yimid dalka dibaddiisa iyo gudihiisa intaba.xubnaha dibadda ka yimid waxa ugu caansan Siyaasiga ruug cadaga ah Cali khalif Galayr iyo aqoonyahano kale oo magac ku leh bulshada SSC .Waxa kalo ka mid ah madaxdhaqmeedyo sida garaaddo caan ku ah bulshada iyo waxgarad, culimo ,cuqaal ,haween iyo dhalinyaro ka kala socday qaybaha bulshada.Waxa kalo madasha an si buuxda uga so qayb galay madax iyo saraakil ka tirsan ururka SSC.

Shirku waxa uu ku furmay jawi aad u qurux badan iyadoo la rajaynayo inay ka soo baxan go,aano tarriiikhda gala isla markana bulshadan SSC ka sabata bixiya hagardaamooyinka iyo dulmiga ku habsaday bulshadan 20 kii sano ee u dambnaysay ee uu burburay qarankii Somaliyeed.

Shirka tariikhiga ee TALEEX waxa isha ku haya dhamaan umadda Somaliyeed ee jecel midnimada iyo inan qarankii somaliyeed ee buburay markale dhidibada u taagno iyadoo la ogyahay in bulshada SSC ay hormood u ahaayeen Halganki dheeraa ee Daraawiishata ee uu hogaaminyey Geesiyigii Weyna Sayid Mohamed Cabdille Xasan bilowgi qarnigii hore marki gumaystuhu carigeena cagaha soo dhigay.Xarunta TALEEX ee shirku ka furmay waa xaruntii halgankii Darawiishta ee gumaysigii Ingiriisku ku weerayay Diyaarahadaha 1920 marki ugu horaysay tariikhda Afrika ka dib marki uu jabankari waayey halganki Darawiihsta oo socday muddo 20 sano ah 1900-1921.

Waxa kalo shirka si qoto dheer ula socda dhaman bulshada iyo beelaha dega goboolada woqooyi iyagoo runtii ku kala aragti duwan guusha iyo go,aanada shirku qadan doono dhamadkiisa.

Hadii an Tussalean idiinku soo qaado bulshada AWADAL STATE ee ku dhaqan gobolada galbeedku waxay shirka u rajaynayaan GUUL iyo MIDNIMO Tarriikhda gala sidi hore u dhacday.

HALKA BEESHA DHEXE Maamulkeeda Hargaysa uu ku dadalayo inuu shirka inuu fashilyo intii awoodiisa ah .Qoraalo hordhac oo ku saabsan shirka TALEEX ayaa muujinaya WAR WAR IYO WALAAC aan abid soo marin Maamulka Hargaysa 20 kii sano ee udambaysay.Taso si cad u sheegaysa in awooddi ay adeegsanjiren ay farahooda ka baxday waa xukumadda Ethopia.

Qoraalkan oo ku soo baxay saaka warbahinta Hargaysa ayaa ka hadlayaa guuldarooyinka soo wajahay HARGAYSA ee ku sabsan shirka TALEEX.

 

 

 

41rKYJoR9rL._AA300_.jpg

 

Beelaha Mogadishu iyo Koonfirta Somalia Oo Si Weyn U Taageertay Shirka Khaatumo IYo Go-aankii Dhaxal Galka Lahaa Ee Shalay Ku Dhawaaqeen Ergadii, Soona Dhoweeyey Maamul-Goboleedka Cusub ee Gobolada SSC

 

http://allbanaadir.com/news.php?readmore=2028

 

Ku:-Saxaafada Madaxa Banaan

 

Dhammaan Waxgaradka,Ugaasyada,Culumaa,udiinka Haweenka & Dhalinyarada Beesha Maxamud Hiraab (Duduble) ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee kasoconaya Magaalada Taleex.

 

Waxayna beeshu u aragtaa shirkaas mid ay uga gudbayaan dadka dega degaanada SSC.dhibaatooyinka ay kala kulmeen Maamulada Haybta Kudhisan ee kajira Magaalooyinka Hargaysa & Garoowe.

 

Sanadadii ugu danbeeyey dadka dega Gobolada SSC.waxay ku jireen kadeed siyaasaded oo dhinac walba ah.

 

Hadaba Beelweyna Maxamud Hiraab iyo Beelaha dega goboladaas aan soo sheeganay waxaa kadhaxeeya xiriir dhaqan iyo mid dhalashaba.

 

Sidoo kale Ganacsatada Beesha Duduble ayaa dhankooda sheegay inay kaqabqaadan doonaan sooryeynta ergada taleex si ay u muujiyaan taageeradooda walalnimo.

 

Maahin markii ugu horeysay ee labadan beelood iskaashi dhexmaro, waxgaradka beesha maxamud hiraab ayaa sidoo kale ku booriyey beelaha SSC inay si wadajir ah wax uga soosaaraan shirka ayna ka gudbaan kala taageerida maamulada ciriiriga geliyey siyaasiyan

iyo ijtimaaciyanba(bulsho ahaanba).

 

Ugu danbayntiina waxay beelweyntu kusoo gebagebaysay qoraalkeeda taageerada ah in la dhowro midnimada.

 

ummadda soomaliyeed, lagana shaqeeyo sidii bulshada loogu dhiirigelin lahaa inay waxtarka midnimada iyo

wadajirka. Loona iloobi lahaa wixii horey u dhacay si loo gaaro waayo cusub oo horumar leh.

 

Khaatumo2 guul ayaan u rajaynaynaa iyo is afgarad

 

Suldaan Ali Abdulahi Hassan

shacbaan5@hotmail.com

+46734896543

Västerås Sweden

 

Xafiiska Warbahainta Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

'Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Flag_of_Puntland.png

 

Beelaha Puntland oo Taageeray ShirWeynaha Khaatumo II

 

Bayaan Taageero Shirka Khaatumo Beesha Gobolka Bari Cali Salebaan Soo Sareen

 

 

 

Byaan :Taageero Shirweynaha Khaatumo Ee Beelweynta Dhulbahnte

 

Hadaanu Nahay Aqoonyahanka ,Waxgaradka ,Iyo Dhalinyarada Beesha Cali Saleebaan Waxaanu Halkan Ku Cadaynayaa Inaanu Si Buuxda U Taageersanahay Qabsoomida Shirka Loogu Magacdaray Khaatumo

kaasi ay Beesha kaga tashaneyso I Hourumarinta Degaanadooda

 

Halkan kadaawo sawirada oo dhamaystiran

 

Ugu Dambayn:

 

Beelaha cali salebaan waxay cadynayaan in ay Hiil iyo hooba la garab istagayaan walaalhooda Dhulbahnte ee shirka uga socda Magaalda Taleex Puntland.

 

 

 

MAGACYADA DADKA KU SAXIIXAN BAAQAAN:

 

 

 

1 Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne

2 Suldaan Bashiir Muuse Koonte

3 Suladaan C/Laahi Saalax Jeenicad

4 Caaqil Qaxiye Maxmud Ciise

5 Caqil Maxmed Yusuf Khuurshe

6 Caaqil Cumar Yuusuf Dheere

7 Caaqil C/Rixmaan Cabdi Samad

8 Caaqil Maxmud Cabdala Waaberi

9 Caaqil Khaliif Maxamed Maxamuud

10 Caaqil Maxamuud Xasan Cumar

11 Nabadoon Muuse Xaaji Faarax

12 Nabadoon Maxamud Maxamed Cali

13 Nabadoon Abshir Idiris

14 Nabadoon Siciid Xasan Cumar

15 Nabadoon Shuxle Yasin Ismaciil

16 Nabadoon Maxamuud Saalax

17 Nabadoon Cabdi Budul Guhaad

18 Nabadoon Maxamuud Maxamed Cali

19 Nabadoon Abshir Yassin Dalmar

20 Nabadoon Sire Maxamed Jama

21 Nabadoon Maxamed Cartan Gurxan

22 Nabadoon Farax Xassan Cadoosh

23 Nabadoon Maxamud Siciid Caynab (Been Been)

24 Nabadoon Maxamed Yusuf Diratoore

25 Nabadoon Salaad Siciid yusuf

26 Nabadoon Cawil Maxamed Waceys

27 Caaqil Siciid Xuseen Cali

28 Sheikh Maxamuud Ismaaciil

29 Sheikh Maxamed Laylon

30 Sheikh Ibrahim Siciid

31 Sheikh c/rahman aw ciise

32 Sheikh Liibaan Mashruuc

33 Sheikh wacays Maxamud Cali wacays

34 Sheikh Adam Xusseen

35 Sheikh Yusuf Heeryo

36 Sheikh Liibaan Mashruuc

37 Sheikh Bashir Shekh Maxamud Fay

38 Sheikh Ibraahim Siciid

39 Sheikh Mubaarik Muuse Conte

40 Ganacsade Liibaan Maxamad Yuusuf (L/Dhere)

41 Ganacsade Maxamud Siciid yusuf Carab

42 Ganacsade Siciid Xussen Diriye

43 Gnacsade C/Risaq Axmed Jama (Neberi)

44 Ganacsade Xassan Cumar Siciid (Beder)

45 Ganacsade Axmed Siciid Suul-cayn

46 Ganacsade Xassan Aw Yusuf Dhega-cade

47 Ismaciil Siciid Xusseen (Kutuba-wayne)

48 Ganacsade Ismaaciil Kutub

49 Ganacsade C/Laahi Xirsi Cali (Hogato)

50 Ganacsade Fariid Xuseen Cali (Hogato)

51 Ganacsade Axmed Cali Jamac (Afbalaar)

52 Ganacsade Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax

53 Ganacsade Raage Cali Hogato

54 Ganacsade C/Laahi Cali Hogato

55 Ganacsade Shine Xaaji Faarax

56 Ganacsade Ciid Xasan Jaamac

57 Ganacsade Faysal Maxamud Ibrahim

58 Ganacsade Abshir Gaash

59 Ganacsade Yasin Maxamed Maxamuud

60 Ganacsade Cismaan Siciid Cumar

61 Prof Maxamed Yuusuf Jaamac Afbalar

62 Prof Maxamed Siciid Aw Cali

63 Prof Ayaanle Maxamuud Af Balaar

64 Prof Yusuf Maxamed Caweys (Dhado)

65 Prof: Maxamud Musse Jama Sheikh Ciid

66 Prof: Maxamed Siciid Maxamed Caseyr

67 Prof Maxamed Ismaaciil Maxamed) Siibad

68 Prof Cabdiraxman farax Cali

69 Prof Maxamed Yusuf Colow

70 Prof Farax Maxamed Colow

71 Prof Digool

72 Prof Faysal Siciid Dheere

73 Eng Siciid Macalin Maxamed

74 Eng Maxamed C/Raxman Maxamed

75 Eng Muse Xasan Maxamed

76 Eng: C/Qadir Casayr Hogato

77 Eng Cabdi-karim Siciid Muumin

78 Eng Siciid Macalim Maxamed (Naaim)

79 Eng Axmed Cisman Sax

80 Eng Kaarshe Shire

81 Dr Maxamud Yusur

82 Dr Farax Xaaji Siciid

83 Dr : Ismacil farax yusuf (Dacam)

84 Dr: Maxamud Maxamed Qaxiye (Kanu)

85 Dr: Ahmed Yusuf Gallan

86 Dr: Ali Nuur Axmed

87 Dr: Barkhad cartan Gurxan

88 Dr: Maxamed Cusman Maxamed (Lambo)

89 Dr Axmed Siciid Qalombi

90 Dr C/Samad Maxamud Siciid

91 Dr C/Salaam Maxamud Siciid

92 Dr Faysal Jibriil

93 Dr Maxamed Cali Wabari

94 Dr Subeyr Maxamuud Jaamac

95 Dr Maxamed Ismaciil Maxamed Caways

96 Dr: Ahmed Hiirad

97 Dr Jamac Barako

98 Dr: Ismaciil Siciid Cali

99 Dr Cumar Maxamed Khuurshe

100 Dr: C/qadir Bashir Sheikh Maxamud

101 Dr Yassin Qaxiye Ciise

102 Dr: Burhan Mire Qaxiye

103 Dr: Abshir Siciid Farax

104 Drs: Sundus Sh Maxamed Layloon

105 Drs Idil Maxamud Jamac Afbalaar

106 Drs Fartuun Cali Farax

107 Drs Xaawa Maxamud Xassan

108 Drs Naciima Siciid Xassan

109 Drs Sucaad Siciid Maxamed

110 Drs Nawaal Siciid M Cassayr

111 Drs Layla Siciid Muse

112 Drs Fadumo Musse Gelle (Faroole)

113 Drs Roda Maxamed Khuurshe

114 Drs Intizar Awil Maxamed (Dhedo)

 

________________________________________________________________________________

 

Beesha Gobolka Mudug ee Cumar Maxamuud (**********) Oo Taageertay Shirka Khaatumo2

 

Walaallayaal marka hore naga guddooma salaan qaaliya oo idin kaga timi Walaalihiin Cumar Maxamuud, annagoo aad iyo aad ugu faraxsan shirkiina aad kaga tashanaysaan Aayaha ***********.

 

Waxaanu idiin rajaynaynaa in Alle Shirkiina ka dhigo kii Walaalahayo, kaga baxaan dhibaatooyinka faraha badan ee idin soo wajahay. Annagoo ku kalsoon, Eebe idankii, inaad asiibi doontaan XALKA maanta laydin ka sugayo.

 

Waxaannu si adag u aaminsan nahay inaan MASIIRKA Beesha Dhulabahante , aanu Gorgortan gali Karin iyadoo cid waliba ay xaq u leedahay inay ka Tashato Aayaheeda. Waxaanu sidoo kale aaminsan nahay inaan cidina idin ka hor istaagi Karin inaad raadisaan halka ay ku jidho Danta Beeshu iyadoo aan cidna lagu xurmaynayn, raali galinayn, lagalana tashanayn.

 

Waxaannu cambaaraynaynna cid kastoo isku dayda inay khal khal galiso Shirka Khaatumo2 iyadoo ka dhex eegaysa danaheeda gaarka ah. Sidoo kale. Waxaannu uga digaynnaa beelaha kale inaanay marna isku dayin inay Majara habaabiso Shirkiinna Qaaliga noo ah, annagoo hubna inaanay waxba uga suurta galayn.

 

Baqdin weyn ayaa dadyow badano oo idin jecel ka muujinayeen in Shirku dhacayo iyo in kale. War maxaa xigi ayaa la lahaa, haddii Khaatumo 2 dhici weydo! Allihii idiin suurta galiyay ayaannu ku MAHDINAYNAA.

 

Waxaa xaqiiq ah inaan laydin kugu abaal gudin saad ugu dadaasheen in Magaca Mandiqaddani kor noqdo, iyadoo la’aantiin aynan marna curteen Maamullada hareeraha idinka xigaa. Waa ayaan darro dhacday, waana ka xun nahay sida ay wax noqdeen.

 

Ugu danbayn waxaannu idiin caddaynaynnaa inaanu diyaar u nahay inaan Taageerno go’aan kasta oo *********** ku midaysan yahay ama waxgaradkiisu u Guddoonsho, waayo dantayada ayaa ku jirta inaad XAL heshaan. (waana naga daacad ), u hadli mayno, cidaan Beeshayada ahayn.

 

Hadday taariikhda gashay in *********** Shan Jamhuuriyadood ( oo Sayid Muxamad) ugu horreeyay ay soo dhiseen, Puntland-na ugu dambaysay WAANNU HUBNAA INAAD KU FILAN TIHIIN AAYAHA *********** MEEL KASTBA KU FUREE, OO DANTIINNU KOW KA TAHAY.

 

ALLAHA IDIN GUULEEYO IDIINNA GARGAARO.

 

2012 ku waa Sannadkii Guusha Beesha *********** Alle idankii.

 

Walaalihiin Aqoonyanka, Wax Garadka, Saraakiisha, iyo Siyaasiyiinta Beesha CUMAR MAXAMUUD.

 

 

Nabadoon Abdirahman Hussein Said

Nabadoon Osmaan Dhiito

Nabadoon Abdi Dirie Guyo

Nabadoon Mohamud Elmi

Nabadoon Ciiro Mohamed Omar

Nabadoon Yaasiin Abdisamad Omar

Nabadoon Abdirahman Bihi

Nabadoon Jama Farah Egal

Nabadoon Ali Ahmed Jahaf

Nabadoon Abdulahi Tahlil Barre

Nabadoon Abshir Hashi Botan

Sheikh Abdirahman Salad Diirshe

Dr.Mohamed Ali Yusuf

Farah Abdi Warsame

Elmi Ali Guuleed

Dr.Bashiir Ali Bihi

Abdisalan Farah Hoolif

Dahir Abdulqadir Farah

Abdirashid Ali Hashi Dhuubane

Dr.Mohamud Salad Aden

Eng Yusuf Ali Herzi

Eng Abdulqadir Mohamud Mohamed

Gen.Abdulahi Ali Mire

Gen.Abdirazaq Sheikh Osman

 

 

zakarye@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Go'aamadii KH2

345 ergo oo ka dooday 3 qodob

1. Aayo ka talin

2. Midayn iyo nabadayn

3. Arimaha bulshada

 

Go'aamadii Jan 10, 2011

1. Aayo ka talin

a. In KH2 lagu yagleelo maamul aynu leenahay oo cadaalad ku salaysan

b. Beelaaha degga SSC in maalintaas wixii ka danbeeya gebi ahaanba aysan ka tirsanayn kana tirsanaan doonin labbada maamul ee dhinacyada ka xigga

c. Inuu halkaas ku laalmay wax alaale wixii shuruud iyo axdi inikala dhaxeeyey maamuladaa

d. In habka shuurada watatashiga ay aas aas u noqoto maamulkan

e. In axdi iyo darstuur adag oo ku salaysan shareecada Islaamka loo sameeyo maamulkan

f. In siyaasadu ka madax banaantahay dhaqanka

g. In maamulkan loo sameeyo afar (4) golle oo kala ah

i. Gollah sharci dejinta

ii. Gollaha Fulinta

iii. Gollah Garsoorka

iv. Gollaha Dhaqanka

2. Midaynta & Nabadaynta

a. Inaynu ku midownay sharciga diinta Islamaanka

b. Waxaan isla qaadanay midnimo buuxda dhinaca maalka, maskaxda iyo muruqa si loo sugo badbaada deegaanada iyo xuduudaha gobollada SSC

c. Waa in la dhiso maamul goboleed leh haykalkii dawladnimo oo dhamaystiran sida

i. Ciidan Astaantii qaran leh

ii. Golayaal mid dhaqan iyo mid siyaasadeed leh

iii. Hay’adaha adeega iyo daryeelka

d. Waxaanu go’aan sanay in la isku tashado oo la isa saaro wixii lagu wadi lahaa maamulka haday tahay mid dhaqaale iyo mid hogaamiyeed

e. Waa in la wada ilaaliyo oo loo hogaansamo wixii aynu ku hishiinay maamul iyo sharciba

f. Waa in meel looga soo wada jeesto tala midaysan laga wada gaadho tooshna lagu ifiyo wax alle wixii lid ku ah dhibna u keeni kara maamul gobolleedka gobollada SSC wada jirna looga hortago siyaasiyan iyo xoogba hadii loo baahdo

g. Waa in la turxaan bixiyo wixii khilaaf ah ee beelaha dhex yaala

h. In guddi isku dhaf ah loo diro gobollada oo dhan oo ka midha dhaliya go’aamada shirweynahan

i. In madax dhaqameedku midoobaan, wixii khilaaf ee ka dhex jira dhameeyaan, inay gudoonshaan, raacaana shacbkooda sharafta leh rabitaankoiisa

j. Waxaa beeshu ku hishiisay in dhamaan la is cafiyo la isna samaaxo

k. Waxaan la idinka codsanayaa in si walaaltinimo, islaanimo, somalinimo iyo tolinimo aad quluubtiina isu furtaan oo isa saamaxdaan

3. Arimaha bulshada

a. Caafimaadka dadka iyo Xoolaha nool

i. Abuurista gooba caafimaad kuwo guud iyo kuwa gaar ah oo lagu daryeelo baahida caafimaadka ee shacbka SSC

ii. Daryeelka dadka aan lixaadkoodu dhamayn

iii. In laga howl galo faya dhowr la’aanta cuntooyinka daruuriga sida hilibka

iv. In laga howl galo in la abuuro hay’adaha loo igmaday horumarinta caafimaadka dadka iyo xoolaha

v. Kor u qaadida aqoonta howl wadeenada caafimaadka dhianaca xoolaha iyo dadkaba

vi. Ilaalinta tayada dawooyinka la keenayo deegaanda hoos yimaada maamulkan

vii. In la howl geliyo howl wadeenada caafimaadka ee xoolaha nool sida dhakaatiirka iyo kalkaaliyaaasha caafimaadka

viii. In la abuuro ha’yada ilaalinta caafmiaadka ee xoolaha nool lana dhiso xarumo shaybaar oo ku baahsan gobollada SSC

ix. In cilmi baadhis lagu sameeyo baahiyaha xoolaha bogobollada ssc iyo caafimaadka shacabka ssc oo dhan

b. Arimaha Waxbarashada

i. In la tayeeyo waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare

ii. Dhisida iyo ku baahinta deegamada oo dhan goobo wabarasho oo tayo leh

iii. Abuuritaanka kaabayaal wabrasho

iv. Abuuritaanka dugsiyo hoose dhexe, sare, xirfadeed iyo jaamacado

v. Abuuritan goobo waxbarsho oo lagu dayeel ubadka saboolka iyo agoomaha

vi. Habaynta iyo hurmarinta iyo tayeynta dugsiyada quraanka iyo maxliyada diiniga

c. Biyaha

i. In la abuuro hayaada horumarinta biyaha ee gobollada ssc

ii. In la dayac tiro ceelasha, ilaha, laasaha, berkadaha iyo meelaha kale ee biyo qabatinkan

iii. In la tadayac tiro goobbaha muuhim ka ah ee biyo qabatinka leh

iv. In la helo hay’ad cilmi baariseed oo biyood

v. In la abuuro warshado sifeeya biyaha ay dadku cabaan

d. Ilaalinta Deegaanka

i. In awood lagu xakameeyo dabargooyta is la markaana la sameeyo sharciyo adag oo loo adeesado arinta ah dabar gooynta dhirta

ii. Abuurida mashaaric bacaad celineed

iii. In lo kuur galo kudaafadaha lana abuuro goobo u gaar ah qashin qubeed

iv. In la sameeyo hay’ad cilmi baadhis oo derista habka ugu wanaagsan ee lagu ilaalinayo deegaanka ssc

v. In la helo abuur iyo talaal dhireed

vi. Dejinta reer guuraaga iyo in la sameeyo seerayaal xoolu daaqaan

vii. In olalaha wacyi gelin iyo kordhinta aqoonta dadka reer guuraaga la kordhiyo

viii. Illaalinta iyo tayeynta goobbaha taariikhiga ah sida Taleex

ix. In la abuuro ciidanka Ilaalinta Deegaanka

x. In la kabo goobaha iyo dhulka go’

xi. In la helo tamar bedesha shidaalka dhuxusha sida tamarta qorax

xii. In la dabar gooyo dhirta deegaanka wax yeelada ku haysa

e. Kaabashaasha dhaqaalaha

i. In la sameeyo garoomo diyaaradeed kuwii horana la dayac tiro

ii. In la dayactiro wadooyinka isku xidha deegaamadda SSC

iii. In la sameeyo suuqyada xolaha lagu iibiyo iyo kuwa lagu naaxiyo iyo kuwa dhoofintaba

iv. In la dhiiri geliyo ganacsadata yaryar iyo kuwa waa weynba

v. Abuuritaanka tamarta ku haboon deegaankeena sida tamarta cadceedda iyo dabaysha

vi. Ina la dhiiri geliyo qoddida beeraha

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;773475 wrote:
A khadar, LOL I meant now I can have a peace of mind
:P
not literally go to sleep lmao.

 

Libaan, mashallah thanks for uploading those pics. ...SSC leader xaglatoosiye is a great man mashallah and his speech was just as amazing.

 

salaam

I know, just poking you..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Thank You Brother Khadar, our SSC People adopted historic decisions to meet the challenges. Insha Allah Guul iyo Gobanimo SSC iyo Somalia

 

Today SSC People are more confident and more united than ever alhamdulilaah, and they are hoping to overcome the crisis united. Insha Allah, Las Anod and other towns will be liberated soon by the new SSC State and Army.

 

Laas Caanood People are at forefront of SSC Unionist Movement, and Laas Caanood Leaders are leading SSC Khaatumo Conference.

 

SSC SPRING REVOLUTION 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I know, just poking you..

loooooooooooooooool@a khadar ..you remind me of facebook. When I had my account I hated random pokes!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

January 12 , 2012: People of Laas Caanood are Ready to Welcome their New SSC Autonomous Regional State, SSC Leadership, SSC Intellectuals, G6/G15, SSC Delegates, SSC Traditional Leaders (Issimo+ Cuqaal), and every peace loving Somali.

 

 

September 2011: People of Laas Caanood Welcoming G15 & SSC Khaatumo II Confrence

 

DSC00316.jpg

 

13.jpg

 

 

4.jpg

 

gudoo.jpg

 

wacays.jpg

 

gaadhi.jpg

 

dumar.jpg

 

dddd.jpg

 

cadnan.jpg

 

51.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this