Sign in to follow this  
A_Khadar

Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates

Recommended Posts

A_Khadar   

Waxaa hada lgaga dhawaaqey madasha shirka wadatashiga beesha *********** ka socdey hada laga dhawaaqey magacii ay ku heshiiyeen ergada mateleysey dhamaan beelaha mandiqada SSC.

Mgacan leysku raacey ayaa noqdey ”KHAATUMO STATE OF SOMALIA”

Dad badan oo ay ugu horeyso shabakada ALLSSC.COM ayaa jeclaa in la qaato magaca degaanka ee ah SSC STATE, laakiin anaga hada weaxey noola muuqataa in magacan siyaasiyan loo doortey kii horena looga guurey arimo khuseeya xaga siyaasada, waxaanuna mar walba u hogaansanahay rabitaanka ergada meteleysa ee ay soo doorteen dhammaan beelha dega mandiqada SSC.

 

 

Kawaramaya Magaca maamulka Cusub Iyo qodobadii Shirka Looga Hadlay maanta Wariye saleban xaashi

http://allssc.com/?p=20841

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Qaab dhismeedka Maamulka Khaatumo State Of Somalia

 

Doodii maanta lagu ansixiyey dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, ayaa waxay u dhacday si aad u heer saraysa, waxaana si xigmadaysan loo Asteeyey qaab dhismeedka dawladda Khaatumo ee SSC yeelan doonto.

Maamulku wuxuu ka koobnaan doonaan afar qaybood oo kala duduwan.

Golaha dhaqanka: Madaxdhaqameedka SSC ayaa waxay yeelan doonaan doorkooda dhaqan iyo Gudoomineed oo aan cidina ku faro gelin dooonin.

Kooxda G9: qaybtani waxay ka koobnaan doontaa lixdii odey ee Aqoonyahanka ahaa iyo saddex kale oo lagu daray kuwaasoo ayaguna la shaqayn doona maamulka cusub, siiba arimaha debeda iyo dhaqaalaha miisaniyada kala talin doona.

Golaha fulinta: Waxay ka koobnaan doonan Madaxweyne iyo labo ku xigeen kuwaasoo, midkastaba xilka hayn doona 6 BILOOD,ISKU DAR sanad iyo badh inta uu qori doono axda KMG ahi. Waxayna isugu wareejin doonaan mudadaas KMG ah, waxkastana way ka wada tashan doonaa, sidoo kale golle wasiiro oo ka koobnaan doonan 6 xubnood ayaa raaci doona. Kuwaasoo ayagana lagu soo xuli doono aqoon , karti iyo firfrivoonidooda.

Golaha Wakiilada: Golahani waa kuwa Barlamaanka tiradoodu wey koobnaan doontaa waana sharci dejinta iyo weliba miisinayada ansixinta , oo ah shaqooyinka Barlamaanka ee caadiga ah.

Dhamaan waxaa la samayn doonaa Axdi KMG ah, oo kala hagaya awoodahan iyo weliba arimaha shaqooyinka, sidoo kale waxaa jira hay’ad ka wada madaxbanaan kuwaas, oo ah golaha Garsoorka ee Maxkamadaha, ayagu waxay noqonayaaan kuwa shaqadooda u madax banaan, oo uu weheliyo Xeer ilaaliyaha guud iyo hanti Dhawrka maamulka ee Guud.

AHMED XIIR

TALEEX KHAATUMO STATE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

Freedom;775432 wrote:
^^^ You can write all that garabage you want dont change nothing on the ground lol

Relax gump be happy youre already a refugee in the states. Your fams back home are gonna get it tho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ Clownish old boy dont be angry for the fact we jacked you of SOOL loool, and i love how you think all somali are refugees like you. Sorry bro was born in the USA and lastly by relatives we still be home while you and your lot are still crying lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Congratulations to All People of Khaatumo State of Somalia (SSC)

 

Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka Maamul-Goboleedka Khaatumo ee Somalia (SSC)

 

 

KHaatumo-State.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

SSC communities' finest hour. Khaatumo State will for sure alter the northern Somali political landscape for the better.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ In that case, I'll do a Siilaanyo and call an extraordinary session of both SOL's houses (kii coqaasha iyo kii ciyaalka) to give my verdict, opinion and thoughts on this unending saga. It'll be sometime tomorrow (which should also hlep me glean the latest from the talking heads in my local branch of SL). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this