Sign in to follow this  
Somalina

Dood: Muqdsho yaa leh

Recommended Posts

Showqi   

Dhulkaa yagiiyoow dharaar iyo habeenbaa.

Waanu kuu dhawaaqnaa kuu dhiidhiyeeynaa.

Waa lagaa dhul suguayaa waa lagaa dhulsugyaa.

 

 

OMG heestaasi waxay i soo xasuusisay waayo waayo, Caruurnimadiydii iyo Radio Muqdisho. Riyo ayaan ba iska galay markan heestan maqlay. Hadii aan dib ugu soo noqdo Thread-ka Muqdisho yaa iska leh? Anigu waxaan aaminsanahay in Muqdisho ay Soomaali oo dhan u dhaxeyso oo aan cid gooni ahi iska lahayn. Muqdisho dadka Soomaalieed oo dhan: Xoolahoodii, Taariikhdoodii, Cilmigoodii, haybadoodii iyo Sharaftoodii ayaa la isugu geeyey. Markaa Muqdisho qofka leh aniga ayaa u dhashay oo Awoow ka Awoow (Ab iyo isir) ka soo jeeda. Iyo qofka maalkiiisii oo dhan Muqdisho geeyey, iyo kan Muqdisho ku dhashay xitaa ajinabi ba ha ahaadee; anigu waxaan aaminsanahay in ay saddexduba Muqdisho u siman yihiin oo ay odhan karaan Muqdisho aniga ayaa iska leh.

 

Waa ceeb in Qabiil kali ahi uu yidhaahdo Muqdisho anaga ayaa iska leh oo ay sidii gaari gacanka oo kale u isticmaalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;770631 wrote:
^^^Al xaaji Muuse suudi Yalaxow wa rageedi laba xiiniyood banaan degey wa ninki yidhi yahoow cabdulahoow geeska iga mar eeboow xaa la yidhi beer haweeneed aa kugu jirto lol.

Awoowe, xaad u aflagaadeeyhee abtiyaashey? xaase kasoo jirisey mahaan? ethnic lander baad tahayee, sida Aliyah kuu sheegto marwalba 3deeda tuulo ku ekoow. :D

 

Djiboutian halkan iney soo galaan nooma sheegaan magaalooyinkeena cida leh ma garatey. Sii soco awoowe adigoon lagu sagootinin baan ku iri. Laakiin, Carafaat iyo Jamac yare waa ka hadli karaan meehaan. kkkkkk

 

Sida loo doodo xataa makaseysid ee nagu kala wad.

 

Spot on Showqi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;770607 wrote:
When you say 'did', what period of time do you have in mind, saaxib? Be specific so that I can give you the correct answer.
:D

When this issue was raised couple years ago?

Share this post


Link to post
Share on other sites

no matter who comes to Mogadishu the ultimate power should remain with the people who own othawise what happened will happen again...camel herders pinned with stars & call themslvs colonels & generals will marginalize & abuse the natives.The gov't should be moved to smaller town outskirts of Mogadishu like Washington & declared federal city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Carafaat;770890 wrote:
When this issue was raised couple years ago?

I have checked my wallchart and can confirm that a couple of years ago, Xiin was of the opinion that the city of Muqadisho belonged to Sheikh Sharif's sub-clan (along with the usual guff about it being a Somali city, etc, etc). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;770786 wrote:
Awoowe, xaad u aflagaadeeyhee abtiyaashey? xaase kasoo jirisey mahaan? ethnic lander baad tahayee, sida Aliyah kuu sheegto marwalba 3deeda tuulo ku ekoow.
:D

 

Djiboutian halkan iney soo galaan nooma sheegaan magaalooyinkeena cida leh ma garatey. Sii soco awoowe adigoon lagu sagootinin baan ku i
r
i. Laakiin, Carafaat iyo Jamac yare waa ka hadli karaan meehaan. kkkkkk

 

Sida loo doodo xataa makaseysid ee nagu kala wad.

 

Spot on Showqi.

 

Awooowo Abtiyada aad baan u jecelahay wa niman madal ay joogan kugu marti soorayaa, Mayaa Awoow anigu waxan ahay Xaaji Somaliyeed gees ka gees waad igu arki doonta xaafaad yar ha igu so koobin. Carafaat manad dhegeysan wuxu yidha we need short term division to have a better and stronger unity in the future carafaat aniga soo tababaray wali cashar ba u socda.. Somalina maagaalada xamar wa meeshi xita sacabka looga tumayey marki ay istiqlaalka qadaanaayeen reer jabuuuti marka dadku wa isku xiidhanyihin, Marka dadku ma dadku sida aad moodaysid maha maantana wakuwa abaal guday Madaxweynaha sharafte leh jabuuti waka xamar ka degey waka ciidamo u diiray eesh cala. Anigu Xamarti hore wax badan iga weydi xamartan danbe xita xogaha wax waan ka ogsoonahay inkastow aan ba ku noqon 20KI sanadood eeg igu dambeyey laakin idinki ilahay xaaji muuse suudi inan mar la shaheyo hadu alle idmo waan rajeynaya. i will send u a picture awoowo lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;770908 wrote:
I have checked my wallchart and can confirm that a couple of years ago, Xiin was of the opinion that the city of Muqadisho belonged to Sheikh Sharif's sub-clan (along with the usual guff about it being a Somali city, etc, etc).
:D

And what is his opinion now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xamar waxaa iska leh dadka loo yaqaan " Reer xamar. qof waliba oo xamar ku dhalatay waa taqaanaa haddii lagu yiraahdo HEBEL WAA REER XAMAR. micnaheedu waa dadka cad cad iyo dadka isku dhex qaska ah ee maki xaaji banaadir u eg ee degga xamarweyne, shingaani, xamarjaajab. dadkaas ayaa asal xamar loogu yimid. dooda universal t5v ninka Garka leh ee ku hadlaya lahjada muuse suudi yalaxoow, qof waliba ayaa og dadka uu leeyahay xamar ay leeyihiin ****** waa ay yimaadeen xamar. waliba reer xamarka markii ay ******ka imaanayeen waxay ugu yeeri jireen LAMA GOODLE. oo micnaheedu tahay ninkii laba maro xirnaa. marka xamar iyadoo cidla ah ayaa waxaa yimid dhistayna dad cad cad banaadiriga ama reer xamarka loo yaqaan. soomaalida kale ee xoolo dhaqatada ahna including ****** waa yimaadeen Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Boondheere;771191 wrote:
qof waliba ayaa og dadka uu leeyahay xamar ay leeyihiin ****** waa ay yimaadeen xamar. waliba reer xamarka markii ay ******ka imaanayeen waxay ugu yeeri jireen LAMA GOODLE. oo micnaheedu tahay ninkii laba maro xirnaa. marka xamar iyadoo cidla ah ayaa waxaa yimid dhistayna dad cad cad banaadiriga ama reer xamarka loo yaqaan. soomaalida kale ee xoolo dhaqatada ahna including ****** waa yimaadeen Mogadishu.

Aa xoogaa ku saxo. Xamar wee ka weyntahay afarta xaafadood aad soo tirisey. Xamar maanta waa 16 Degmood, magaaladana sannadba sannadka ka dambeeya wee sii ballaarataa. Oo waxaaba suuraggal ah in mardhaw Afgooye iyo Xamar isku xirmaan gaar-ahaan kaddib goortii Ceelasha Biyaha furmeen. Dhulkaas ee magaalada goorwalbe ku sii fidsaneyso waa dhul qolooyin leedahay. Marka, Xamar kama koobna afar ama saddex xaafadood mana aha/eheen geyi cidleysnaa ee dadkii loo imaadey aa leh. Taas ha u fahmin in aa la jiro kan leh Xamarta 2012 cid killi aa leh. Xamar waa magaalamadaxda Somalia taasna waxee khasbee in Somalida gabigeed u sinnaanto. Balse, isla markaasna ma habboona in la xaqiro dadka dhulkaas degnaa oo loo imaadey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Marka hore waan idin salaamay marka xigtana waa inaan isla garanaa inaan duur joog ama xoolo dhaqato nahay oo aanan waxba ka aqoon caasimadaha iyo sida loogu noolaado tusaale.

 

 

Geelaygiibaa shalay soo arooray bali ama haro ama jidhaan hadba saad u taqaano biyo ku jiraan buu soo tuurtay, geelii oon wali cabin baa qolo tiri meesha anagaa dagna, biyahana geelu cabi maayo, xabadaa is daba martay, dhowr dhimashaa iyo dhaawac awr lagu wado ayaa lala kala caray,sheekadaasu waa tan caasimadaha somaaliya ka dhacda.

 

Waxaa kuusoo haray caasimadeenii quruxda badnayd oo guryaha reer magaalka laga ka dhisay wixaa ku dhacday arintii geelayga ku dhacday hadii la yiraahdo reer ha qaato caasimad noqon mayso tijaabo nagu filana waan soo marnay reerkii xoraystay afartan jifo yuu usii kala baxay ilaa birtii canjeelada la waayay

 

ALMULKU LILAAH

Horta wax kasta ilaahaybaa leh, hadana qowmiyad isku diina, isku afa, isku midaba, isku dhaqana, caasimadna aan wada yeelan karin waa arin la yaab leh!!!.

Waxaa laga yaabaa in muqdisho markeedii hore shiinuhu lahaa, bortaqiisna ka dhacay, boortaqiiskuna ku wareejiyay cumaan, ilaa ugandha loo yeero, meel soomaali shaqo ku lehba aysan ahayn.

Waa arigtidayda walaalkiin,gooni guure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaadir waa caasimadda somalia dadka uu dhashay ha loo dhiibo maamulka oo sida hadda ma ohoo, dad ceelbuur,guriceel etc ayaa wax ku qeybsanaaya oo aana aheen banaadir asli ah halka reer banaadiriga asliga aho sida cadcadka ii dadka maki xaaji miisaan weyn aysan ku haaysan banaadir,, intii la xaqiraaya kaalinta umadaneeti xal ma so socdo,halahaas aa dhihi lahaay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this