Sign in to follow this  
Somalina

Dood: Muqdsho yaa leh

Recommended Posts

Somalina   

Raamsade;773108 wrote:
Aa xoogaa ku saxo. Xamar wee ka weyntahay afarta xaafadood aad soo tirisey. Xamar maanta waa 16 Degmood, magaaladana sannadba sannadka ka dambeeya wee sii ballaarataa. Oo waxaaba suuraggal ah in mardhaw Afgooye iyo Xamar isku xirmaan gaar-ahaan kaddib goortii Ceelasha Biyaha furmeen. Dhulkaas ee magaalada goorwalbe ku sii fidsaneyso waa dhul qolooyin leedahay. Marka, Xamar kama koobna afar ama saddex xaafadood mana aha/eheen geyi cidleysnaa ee dadkii loo imaadey aa leh. Taas ha u fahmin in aa la jiro kan leh Xamarta 2012 cid killi aa leh. Xamar waa magaalamadaxda Somalia taasna waxee khasbee in Somalida gabigeed u sinnaanto. Balse, isla markaasna ma habboona in la xaqiro dadka dhulkaas degnaa oo
loo imaadey.

Midna doon ayaa ku yimid asagoo carabi ku daldalmaayaa, midna Somaali ayuu kula hadlaayey geelihiisa markii loo yimid.

 

Cadcad wey yimideen, dadkey u yimideena wey la dagan yihiin weli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fazliyah   

From what I heard Banadiris are the natives and the founders of the city. The ancestors of the Banadir Community founded Xamar (now Mogadishu) for more than a thousand years ago. During that time neither a land called Somalia nor a people called Somali existed. Like the old colonies of the Arabs and Persian along was in the coasts of East Africa. Mogadishu was one of the places which was used as the entry point to the interior.

In 1200 A.D. Imam Fakhrudin developed Xamar into a centre of trade for textile and cloth industries which for a century attracted voyages and traders, as much as the famous Arab navigator Ibn Batuta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

See dad cad cad u yeeshay muqdisho unukoo joogna(kaftan24)

 

Si kastaba waa muwaadiniin aan tiro badnayn hubaysnayn inta badan suuqa dahabka agtiisa ku sheekaysta ama ku shaaheeya

Aqlibiyaddu ama tirada badanu waa inay hogaamisaa aqaliyadda ama tirada yar, waa sidada caadada u ah dunida 3aad iyo xataa tan kaleba si cadaalad iyo sinaana waa hadiiba alle garansiiyo.

 

 

Wakhtiga hadda la joogo dadkii caanaha keeni jiray xamar iyo kuwii loo keeni jiray waa xidideen ama waxay noqdeen wiil iyo seedigii walaalo is jecel xamarna waa wada leeyihiin waagii fooqa la saarnaa waa lagasoo gudbay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina raised a good point there the Light skin banadiris are from Persia and Arabia so we can say they are not really the indigenous inhabitants of the region. Even though they live there for a long period for a few centuries there. It just depends on how long you want to go back in the history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Regardless who owns the city, many of its citizens in particular reer Banadir have been marginalized, robbed and murdered. Hopefully in time, the city can regain its place in Somalia and the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Awoowe cad cadka xeebta ay ag degeen markey soo degteen, Mogadishu sida Ibnu Batuta sheegey waxay ahayd magaalo aad u weyn, Maantana weli meeshii ay soo dageen ayay weli degan yihiin. Cid ku dhibta ma leh.

 

Ninka gooni isku magacaabey iyo kuwa asaga la socdoba, muran halkaan ma yaalo, Turkish ma laha Zaylac, cad cadna ma laha Mogadisho, waxaadan waxba ka ogeyna ha ku soo ordina.

 

Aflagaado ayey meel walba la taagan yihiin, war dhulkiina ka hadla haddaad aqoon u leedihiin, tani uma baahna ra'yigaaga cadiifada ku saleysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2012 la joogaa, Xamarna unugaa leh lagu haayaa. Such a mentality. Sad. Sad. Sad.

 

Xamar waa magaalo madax Soomaaliyeed, cid iyo qolo gaar u sheegan karta ma jirto as long as it is magaalo madax Soomaaliyeed.

 

Haddee Xamar cid lahaan kartana, Eebba ka sakoow, dadkii taariiq ahaanteeda dhisay, hormariye, oo meesha civilization ka abuuray ayaa sheegan karo. Reer Xamar iyo Xamardaye la kala dhihi jiray dadka waageed hore. Taas taariiq ayee ahayd, taariiqna ma tirtirmato. Laakiin maanta Xamar Soomaaliweyn dhan ayaa isla leh weyna deeqdaa. Soomaaliweyn ayaa dhistay, maalkoodana gishtay cid si gooni u sheegan kartana ma jireyso. Waa haddii Xamar magaalo madaxnimo loola rabo.

 

Magacyada Muqdisho iyo Banaadir kuu soo haray. Ereyo isirkooda Soomaaliyeed ah maba aha. Dadka meesha ku soo horeeye u baxsaday magacyadaan deegaankooda, ilaa iyo haddana joogo. In la inkiro ma'aha, inkiraad cad waliba. Taariiq waa taariiq. Kii doon ku yimid, kii lo' ku yimid iyo kii ari la yimid, meesha waa la iskaga soo kala horeeye, taariiq been ma sheegtee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xamar dadka native ah wey degan yihiin maanta, weyna maamulaan. Cid Somali ka xigta caasimada ma leh laakiin taariikhda dadka loogu yimidna wey qorantahay, cadaw walba oo qabsadey dadkii ka saarey wey degan yihiin weli, dhiig iyo maal haddii la yiraahdana geliyey, ilaa maantana ku wada. Dadka loogu yimid yaan la xaqirin sida Raamsade yiri. Case closed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA ofcourse Mogadisho is the capital city of Somalia laakin Gobolka ama deegaanka Mogadisho so dad deegaan kuma aha siday meel kasta Somalia dad ay degaan ku yihin. Inkastow la odhan karin Caasimad Somalia in cid laga xigo maha sabab caasimadu wa wax ka dhexeysa umada dalka sidan ogsoonahay anigu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooool...I think we should all agree we are not historians and our sense of history is greatly biased and prejudiced and not based on any real scholarly work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji, I hate to say hebelaa leh magaaladaas iyo tuuladaas, which I am not suggesting, but dadka taariiqdooda in la inkiro waa xaaraan. Taariiq waliba qoran. Dad looga yimid ma jirto Xamar. Kuwa Soomaali isku sheego and call others 'foreigners' (regardless a thousand years of living in the land), kuwaas taariiq tirtir ayee wadaan. If you want Xamar dadka dhistay, taariiqna sheegan karo if anyone sheegan karo, ee taariiqda iyo magacyada raac marka.

 

Dadkii hore Xamar waxaa la dhihi jiray Reer Xamar iyo Xamardaye. Their names were self-explanatory. Dadka degan gudaha magaalada Reer Xamar ayee ahaayeen. Dadka caanaha iyo qudaarta keeni jirayna Xamardaye. "Daye" ayee ahaayeen because habeenkii wey ka hooyan jireen.

 

Also magacyada meesha la dhaho, sida Muqdisho iyo Banaadir meeshee kasoo jeedaan, dadka ula baxay waala ogyahay. In la inkiro taasna waa qalad qalad ah. Dadweyne -- the founders of Xamar -- taariiqdooda iyo soo jirintaankooda and their contribution to Xamar'is history in la inkiro ama la ciribtiro waa caddaaladdaro weyn.

 

Anyway, Xamar Soomaaliweyn ayaa leh, iyagaana dhistay Xamar. Qof ama cid gaar u sheegan karto maleh, waala wada tagay, la iskugu yimid meesha. Haddii cid ama qolo gaar u sheegan lahayd it would have been another dusty town oo qof dhisan lahaa ma jirin.

 

Xamareey xaal qaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@xamar dhisey iyo gudaha ayey deganaayeen....too much quuq not enough qaaq.

 

Cad cad meesha dageen ayey dhiseen welina degan yihiin, book gii la rabo halaga fiiriiyo.

 

Lacag iyo dhisid iyo dhididba haddii la yiraah it's game over for cad cads. Xamar dadka maanta degan dhan 60% cad cad ayey ahaan lahaayeen ayey cad cad Xamar loogu yimid.

 

Wixii la rabo ayaa la iska dhaadhicinaayaa. Xamarweyne iyo Shingaani ayay Mogadisho ka koobneyd, buugaagtana taas ayaa ku qoran? looooooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xamar degmooyinkii qadiima ka koobneyd markuu gumeysigii Talyaaniga imaanaaye. Xamarweyne, C/casiis, Shangaani iyo Xamarjajab iyo some parts of Boondheere dadka badankooda wada deganaa, which was the historical Xamar and where the founders of Xamar lived.

 

Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid iyo kuwa kale dad deganaa ma jirin, dhul iska banaan ahaa. Dad yar yar laga yaabaa inay degnaan jireen oo ahaa kuwa caanaha keeni jiray oo xoola dhaqato ahaa.

 

Eniwey, I am out of this. Dad taariiqdooda lee yaa laga been sheegin, yaana la ciribtirin. Siiba dad loogu yimid deegaankee civilization ka abuureen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Xamar dadka maanta degan dhan 60% cad cad ayey ahaan lahaayeen ayey cad cad Xamar loogu yimid."

 

That's most ill-informed or willfully ignorant thing to say.

 

Waraa MMA

 

Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid were built couple of centuries ago dee:-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this