A_Khadar

Happy 2nd Anniversary - SSC state of Somalia

Recommended Posts

Liibaan   

Abdul;752628 wrote:
People seem to be happy and united.Let the coming conference seal the deal and move forward.

Yes, SSC People are very happy and excited to celebrate the second anniversary of SSC State of Somalia &SSC Movement. Insha Allah the SSC Khaatumo #2 Conference will be a success.

 

Shacabka SSC meel ee jooganba aad bey duceeyaan si ee u helaan xorinimo iyo midnimo, Allah ducada haa ka aqbalo, amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

A khadar thank you walaal. Saado rocks, reer ohiona qurux iyo qiimo ba ka muuqata....cadowgeedu ha hungoobo nacaskeedu haka suulo indeed Hambalyo aya leenahay SSC..

 

I love that other song's lyrics that u posted, calankeena dusha noo sudhan dabcan sahal luguma keenin oo waxa usoo dagalamay darawiish iyo somaliba.

 

Ninka gabayaya horay waan u dhagestay gabayo uu leeyahay laakin magaciisa waan halmaamay, waan ka helay gabaygiisa ameen to his duas.... siiba marku yidhi h*** haduu dabar go'o idinkuna kama danbeesana laba diraac waa run walee..somali odhan wa inay nabad hesha oo la isku duubnaada..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

A_Khadar;752607 wrote:
This is for Alliya.. Saado rocks..

 

 

Sanad guuro wcan song..Lyrics

best song..

Khadar, waan ogahay you dedicated this to Aaliyyah. Laakiin anigu waxaaban la dhacay gabayga wanaagsan ee xigmada leh ee uu abwaanku xaflada ka tiriyey. Walaahi eesh calaa gabay, ducadiisan illahay ha aqbalo aamiin. Dhamaan SSC sanad guuro wacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Showqi;752661 wrote:
Khadar, waan ogahay you dedicated this to Aaliyyah. Laakiin anigu waxaaban la dhacay gabayga wanaagsan ee xigmada leh ee uu abwaanku xaflada ka tiriyey. Walaahi eesh calaa gabay, ducadiisan illahay ha aqbalo aamiin. Dhamaan SSC sanad guuro wacan.

Maxaad uga daawatay idan la'aan marka..lol... Yeah.. Alliya loves Saado and her songs.. Gabyaagaa marbaan la kulmay few years back when he came to town, can't recall his name either though he has famous nickname. BTW he is very talented gabyaa.. Nice gabay, and the wadani song after it... Sanad guuro wacan.. That song was sung in Minnesota last year's ssc event but seems this guy has better with it..

 

I am glad you all enjoyed it..

 

P.S.. Seems most young event attendees had a great time.. Shaqadooda maaha camerada waa iska baashaaleen say tahay..Love it how they all dance..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^I know especially the young girl right beside saado she seems to be having fun and dancing away lol *not sure I would have been so oblivious to the camera like that..bt im glad they are all having fun! and thats what counts I guess..mashallah love the fact that they are all wearing long sleeves and hijaab mashallah..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

oba hiloowlow;752746 wrote:
Liibaan haa waakula qabaa governor iney la baxaan bey aheyd madaxda maamul goboleedyada,

Nabada iyo horumarka Dalkeena Somalia si loo gadho, waa in midnimo soomaaliyeed la helaa iyo Dowlad wanaagsan oo hal madaxweyne leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Sahal laguma keenine

Dusha calanka ii sudhan

Samiroo ha iilanee

Samaduu la mid yahoo

Sanad guuro sanad guuro

Sanad guuro wacan

Very moving!!!

 

Belated Happy 2nd Anniversary! Keep waving the beautiful blue flag, ever so proudly! GUUL KU WAARA ILMO'ADEERAYAAL!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kool_Kat;753008 wrote:
Very moving!!!

 

Belated Happy 2nd Anniversary! Keep waving the beautiful blue flag, ever so proudly! GUUL KU WAARA ILMO'ADEERAYAAL!!!

 

Inaadeer Kool Kat, waad ku mahadsantahay walaaltinimada iyo hambalyada SSC, sidoo kale waxaanu u rajeenanaa in walaalaheen Puntland iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed Guul ku waaraan, Alllah ha siiyo Somalia Midnimo, nabad, iyo horumar. amiin

 

 

SSC People will keep waving the beautiful and the blessed blue of Somalia, for ever Insha Allah.

 

Generations of patriotic SSC-Daraawiish fought, bled, and died for to ensure that our beautiful blue flag of Somalia flies proudly above the SSC-Daraawiishland and all Somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.