A_Khadar

Happy 2nd Anniversary - SSC state of Somalia

Recommended Posts

Liibaan   

Great Job Khadar, thank you for sharing videos

 

SSC National Day, October 16, 2011

 

 

HAPPY SSC DAY to all SSC People

 

ssc_sanad_guuradii_16october2010.jpg

 

ssc_somali.jpg

 

saado2-amiin.jpg

 

Prof-AK-Galaydh.jpg

 

612027.jpg

 

ssc_usa_demo2.jpg

 

1002.jpg

 

SSC.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Nairobi Kenya

 

Iyo Khudbadii Qiimaha badneed ee uu soo jeediyey Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland Mudane Mohamed Hashi

 

 

 

Former President of Puntland Regional State Hon. Mohamed Hashi is a big supporter of SSC Regional STATE

 

-----------------------------------------------------------------------------------------------

 

 

 

Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Nairobi Kenya

 

 

 

 

 

Khudbadii Afhayeenka Maamul Goboleedka SSC Mudane Ahmed Gacmayare

 

 

 

 

Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Kenya iyo Afrikada Bari Mudane Jibriil Cali Ciise

 

 

 

 

 

 

Khudbadii Odey Yaasin Cabdi Galaydh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Buuhoodle, Maamul Goboleedka SSC SOMALIA

 

 

 

ssc3.jpg

 

DSCF1745-300x225.jpg

 

DSCF1767-300x225.jpg

 

DSCF1703-300x225.jpg

 

DSCF1768-300x225.jpg

 

DSCF1761-300x225.jpg

 

DSCF1747-300x225.jpg

 

DSCF1719-300x225.jpg

 

Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaal Dagayo Sanad Guuradii 2 ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Maamulka SSC oo Siwayn Looga Xusay Buuhoodle - Caasimada Maamul Goboleedka SSC SOMALIA

 

Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn Munaasabad Aad U saraysa Oo Loogu dabaal Degayey Sanadguurada Labaad Ee Maamulka SSc

 

Munaasabadan Ayaa waxaa Kasoo Qayb galay Dhamaan Qaybaha Kaladuwan Ee kudhaqan magaalda Buuhoodle Sida Cuqaasha Gobolka Cayn, Culimaa’udiinka Gobolka , Ciidamada Qalabka Sida, Ardayda Iskuulada , Ururada Haweenka .

 

Waxaana Xafladaasi Oo Lagu Qabtay Garoonka Wayn Ee Xabado Stadium Waxaana halkaa Lagu soo Ban dhigay Heeso Loogu dabaal Degayo Maamulka SSC, Ciyaaraha Hidaha Iyo Dhaqanka Iyo Weliba Ciidamada Oo sooban dhigay Jaanka Ciyaar Aad Usaraysa

 

Intaa Kadiba Ayay Ciidamadu Salaan Kaqaateen Madaxwayne Ku xigeenka Maamulka SSC( Kornayl Cali Sabarey)

 

Waxaana halkaa Hadal Dhinacyo badan taabanaya Ka jeediyey Madaxweyne Kuxigeen Maamulka SSC Waxa uuna Urajeeyay Dhamaan Bulshawaynta SSC – Guul Iyo Gobanimo

waxa uuna Xusay Inuu Alle Karajaynayo Sanadan Sanadeeda Inay Qudbad Noocana Ka Jeediyaan Magaalada Laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool

 

Maaha Markii Ugu Horaysay Oo dabaal Deg noocana Loogu sameeyo Magaalda Buuhoodle Maamulka SSC

 

Munaasibadan oo soconaysay Mudo saacado ah Ayaa ku soo Gabgabowday Jawi Heer sare Ah

waxaana Dhamaan Joogasaday Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Iyo Isu socodka Gaadiidka Iskuulada Waa la fasaxay Munaasibada Awgeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SSC GABAY

Midnimadii dhulkeenaa dhallaal badan ka muuqdaa..Dhalintii dhaqaaqdoo waayeelki dhowryoo dhanwalbaba ka eegyoo

 

Khaatumo Dhankaa Qabo

 

Midnimadii dhulkeenaa dhallaal badan ka muuqdaa

Dhalintii dhaqaaqdoo waayeelki dhowryoo dhanwalbaba ka eegyoo

Dhiraandhiri aqoon yahay ku dhameeye meel wacan

Midnimay dhallaasheen, ciidoo la dhiciyay qalinkii ku duugeen

Isku duubni aaday dhidibada u taageen.

Dhamaanteen ku raacnoo u dhaqaaqanay howl weyn

Soo dhowaynay khaatumo. Dhinacyada aduunkana dhaantaa la tumayaa

Khaatumo ha dheeliyin dhanbaalkaagu sare noqoy

Dhool soo baxaad tahay dhextaal loo dhanyaad tahay.

Rabigeen dhulkeenii dhibicdii raxmaadkuu dharaar iyo habeen wadhay.

Khaatumona waa dhays goojey dhabarka saartoo

Candhadii dhardhaar iyo dhagax baa la moodaa

Dhul shisheeye dhuux ma leh geed dheer caleentiis howd dhinacyadiisii

Dhoodi daran ku taal bay jeel badan u haysaa

Ninkii dheef ka sugayow illa dheelmi khaatumo

Magaaladan la dhibayee bandow dhabarka loo sudhay

Illihii dhaqaaliyo laga dhowray dheef kale

Ninkii yare dhibaysoow khaatumo dhankaa qabo

Dhalinteer tacliin iyo looga dhaartay dheeraad

Ninkay yare dhibaysoow khaatumo dhankaa qabo

Manhajkeer la dhumiyee dhabadii cadaydiyo

Dhacdadii daraawiish dhoodi meer dhulkuu maray

Beerdhiga dhulkeenii dhirbaaxadii guumaysiga

Loo dhigin dhalaankeen dhalandooriskaa dhacay

Ninkuu yare dhibaayow khaatumo dhankaa qabo

Dadkeenoo dhamaantiis dhabarka iso saaroo dhumuc iyo awood helay

Ninkay dhiiri galisow khaatumo dhankaa qabo

Aan dhamayno howshaan dhinacyada ka qabanoo u dhaqaaqno hawyl weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Holland Oo Lagu Xusay Sanad Guuradii Labaad Ee SSC Isla Markaana Lagu Taageeray Gudiga G6 Iyo Shirka khaatumo II.

 

hol9.jpg

 

hol11.jpg

 

hol15.jpg

 

hol18.jpg

 

hol12.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.