Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Guess what? I'm getting married!!

Recommended Posts

nuune   

Baashi;744732 wrote:
Hambalyo iyo Bogaadin
.

 

Unsolicited advice: Wait two years before you bring kids to this world. By then you will get to know her very well.
Guur xumaada waa masiibo gaar ahaan marka caruur la isu dhalo
. Make it work brother.

 

Baashi, nin qori jabinaya qajafdiisa kama naxo, ninkan Alpha ah hadey run ka tahey waxaan ka baqi iney ku dhacdo maahmaah aanan aad u xasuusanin laakin qaar baan kaaga sheegi,

 

 

nin gablamey, nin good qaadey(yixaas), nimuu gaani(mas duulaa) kala gowraarshey, nimuu libaax gowracey waxaa ka daran nimuu guurku ka hallaabey,

 

 

Wey dheereyd maahmaahda laakin dhamaadkeedu wuxuu ahaa nimuu guurku ka hallaabey ayaa waxaas oo dhan ka daran, wax sahlan ma ahan, meel libaax iyo yixaas iyo mas duulaa dad cuney ay fiicnaatey, guurka hallaabeyna uuba yahey waxa ugu daran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;744765 wrote:
(i totally changed my perspective on weddings lately alhamdulilah)..

 

salaam

My dear, you're the DREAM of many... Armaxaad lacag u safe garaynaysaa odaygaaga mustaqbalka..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lol maya maya lacag uma save garenayo arooska uun baan ka booday, guriyo ayaan somalia ka gadanaya iyo hawla kale :P

 

watch these clips (reading books pertaining to this subject and watching this 9 clips changed my mind noin to do with saving his money)

 

 

 

hope u all watch it and benefit from it as I did!

 

salaam

 

p.s this is Alpha's thread..let me not hijack it with my off topic :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

"Nin gablamey,

Nin good qaadey(yixaas),

Nimuu gaan kala gowraarshey,

Nimuu libaax gowracey,

waxaa ka daran nimuu guurku ka hallaabey."

 

Nuune awoowe waa taa xikmada aan u hamuumanahay. Boowe soo raaci murtida kale iyo cilmi dhegoodka aad hayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^inta badan somali waxay ku maahmaahdo xikmad badan ku jirta, lakin waxan fahmi kari wayey sida nin guur ka halabay uga darnaan karo nin libaax gawracay?? lol...nin libaax gawracay is dead..ka guur ka halabayna intuu ka dhaqaajiyo ayuu mid kale oo uu happy ku yahay wax ku darsan kara..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

@aaliyyah, then be mrs perfect! What a tricky.

Qofkaas camal xogeey marku joogo, ayuu qof un kadul dhacaa, ee iska ilaa being soo picky dee.

Mise a.khadar ayaan kuugu duceeya lol. Bal hadee ogow waa reer ssc, or so i think .lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ a_khadar baan kugu duceeyey..haven't u seen my threads where I said qabiil is not an issue..hada qabiil ka dhigo an issue im going to limit my options..nin dheer oo cad oo waxbartay oo diin leh oo lacag bangiga uga buuxdo oo reer wacan ka dhashay (and by that i mean i can deal with his family in kasto thats the only option lol its already hard enough finding mr perfect...laakin reer walan dhibtiisa leedahay) hadan helo regardles of his clan ama go with it ..

 

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;744784 wrote:
^inta badan somali waxay ku maahmaahdo xikmad badan ku jirta, lakin waxan fahmi kari wayey sida nin guur ka halabay uga darnaan karo nin libaax gawracay?? lol...nin libaax gawracay is dead..ka guur ka halabayna intuu ka dhaqaajiyo ayuu mid kale oo uu happy ku yahay wax ku darsan kara..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh!

 

salaam

Alliyah, don't be too literally dee.. Xikmadu waxay cabiraasay dhibta guurka oo xumaado yeelan karo markaa waxaa wax laguugu cabiray waxyaalaha aad imagine garayn kartid sida kuwaa sare painful effects oo ah hadii good, libaax ama halaq ku helo. Basically psychological effects baa kadan wax walba iyo buufiska ka danbeeya.. Just talk to qaar uu ka xumaaday oo bal warayso..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;744784 wrote:
..see weeye (mise the msg is haduu guurku ka halaabo wa wax aad u xun) oo I am analyzing it a bit toooo muchhh!

 

salaam

Hadaad fahantay!! Plus nin keliya maaha it's for both men and women..

Share this post


Link to post
Share on other sites

@aaliyah, waxaa la yidhi, such man maba jiro aduunko, oo hooyo meeysan kuusheegin??? Lol

You must compromise some conditions, or else dee ageka ayaa kaa dawa imaani, as you search for him.

 

Hadee, armaan faatixada soo marnaa walaleey,??? Waxan kawadaa wiilkan a.khadar ah, dear ayuuba kudhahayaaye??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

sharmarke hooyo ima sheegin waxay igu tidhi wuu jira ee bal orad baadhbaadh lol, hadalka badan inta so yareesid igu ducee intaas aan raadinayo....dearna waa la isku dhaha all the time,,it is just a word..ma waxa joogta meel dear iyo walaal la is odhan lol

 

A_khadar waan fahmay! thanks

 

salaam

 

p.s this shall be my last post on this thread...Alpha asked for duca not trollers loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

sharma-arke451;744788 wrote:
@aaliyyah, then be mrs perfect! What a tricky.

Qofkaas camal xogeey marku joogo, ayuu qof un kadul dhacaa, ee iska ilaa being soo picky dee.

Mise a.khadar ayaan kuugu duceeya lol. Bal hadee ogow waa reer ssc, or so i think .lol.

WAryaa besides SSC, aniga mar horaan requirements keeda ka dhacay waa markay tidhi nin dheer oo cad oo wax bartay oo lacagleh oo diin leh oo reer wacan ka dhashay oo yar oo aan weynayn iyo more aan la ogayn but will be revealed after these are met first......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this