Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

guurka sokeeyaha is guursadaan

Recommended Posts

genius pauper.;725569 wrote:
allow ninaan wax ogeyn hacadaabin.

horaa looyidhi, ''guur sokeeye magalo''

ina adeer miyaad igu racsan tahay mise kulama qumana .

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Soomaalida oo sida aan is leeyahay ayaantaan uu ku batay ilmo-adeer guursigu wuxuu sii kala durjiyey dadkii kala guursan jirey, wuxuu kaluu abuuray qalalaase dad awal walaalo ahaa inay is nacaan oo ay wiilka iyo gabadha la kala saftaan. Guur marka hore waa calaf. Balse anigu guurka dadka isku dhow amaba cidda ah kuma taliyeen!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Aaliyyah;725242 wrote:
Jacfar well said. Mashallah you have went 360 in few posts lol..a while ago u were like stick with ur family (taas baaba stick with qabiil ka darneed lol) ....I think my posts were beneficial after all!

salaam

Caaliya: nothing changed dear. Aduunka maanta lagu nool yahay dadkeena, in practical, reer awbakeyle should stick with their own. Each to his own baa waayadaan nabada ku jidhaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Adigu inta ilaahay ka yaabto XX gabadh ma ku aamini laheyd :D :D

Down Siyad family inta dhaho buuba diili lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^The little I know of him from the online persona, the man is prone to bury her alive and brag it at the tolka circles. Saalax iyo Abokorna congrats bey guri lahaayeen while JB keeping lololololiiiiiiiiing.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacpher;725847 wrote:

:D :D exactly. Dadka qaar-na Marriage has nothing to do with ******* bey lasoo taagan yahiin, it is a like a racist red neck dude claiming there is no such thing by the name of racism. People are the same, marry who ever.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Blessed   

Haduu jacayl igu hadhsaday

Haduu hurdadii iga jaray

Haduu halkaa joog iyidhi

Hir baa ii hilaacayoo

Hareeraha maba dayeen

Hadal iyo dhamaan-- Sokeeye, shisheeye-- aji nabi cinda kama gidhiishto markuuu bahalkaa jacayl la dhaho la soo dariso.... :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;725790 wrote:
Soomaalida oo sida aan is leeyahay ayaantaan uu ku batay ilmo-adeer guursigu wuxuu sii kala durjiyey dadkii kala guursan jirey, wuxuu kaluu abuuray qalalaase dad awal walaalo ahaa inay is nacaan oo ay wiilka iyo gabadha la kala saftaan. Guur marka hore waa calaf. Balse anigu guurka dadka isku dhow amaba cidda ah kuma taliyeen!

Saaxiib ha naga waalin inaad inaadeertaa qaawiso wax ka wac ma jiraane ... waa iga kaftan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The Zack;725845 wrote:
^Adigu inta ilaahay ka yaabto XX gabadh ma ku aamini laheyd
:D
:D

Down Siyad family inta dhaho buuba diili lol

War XX hadduu qaadka iska yareeyo nin shaqsiyad xun ma aha ee bal arrintaa ha laga fiirsado.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Guurku waa daawo xididada dareenka u fura si firfircoon marka laga bilaabo kan xanaaqa ilaa kan farxadda luqmaan al-xakiim waatuu wiilkiisa kula dardaarmay inuu dumarka guursado waxaa lagaa reebay inaad guursato sagaal dumara oo kaliya

Inta kale hadaad ka dareento wadnahaaga wax qabow markaad aragto isku day inaad iska hubsato oodan markiiba go'aan ku gaarin inaad xuurto goyso.

Imaanka ugu hor mari sokeeye iyo shisheeyaba,ku dooro dhawrsanaanta iyo amaana dhawrka asluubta iyo xishoodka waa xagga inanta.

Wiilkana sidoo kale waa inuu sharuudo badan kasoo baxaa, ina adeertaa haddaad nalka u shido wax dhiba kuma jirto inkastoo hadaad soo wada dhaqanteen inay suurto gal tahay inay kugu qososho markaad shaarka la baxdo halka tan kale xishood iyo cabsi kugu sooryaynayso

Share this post

Link to post
Share on other sites
bilan   

Jacpher;725847 wrote:
^The little I know of him from the online persona, the man is prone to bury her alive and brag it at the tolka circles. Saalax iyo Abokorna congrats bey guri lahaayeen while JB keeping lololololiiiiiiiiing.

forget inaad gabar ku dartaane, i cannot imagine XX oo gabar aan tolka ahayn dumaashi u ah. laakiin sokeeye aad u dhowna ma fiicna, hadaad fogaatana dhibkeeday leedahay,qof cidla taagan ma leh, think about how would you get alone with his/her family.

sorry Xaaji :)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Caaliya: nothing changed dear. Aduunka maanta lagu nool yahay dadkeena, in practical, reer awbakeyle should stick with their own. Each to his own baa waayadaan nabada ku jidhaa.

jacphar, I don't think qabiil should be an issue. As long as you both believe in somaliwayn. Of course if someone believes in division it wouldn't work!..so it is not about qabiil but rather difference in political ideology.

salaam

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;726306 wrote:
jacphar, I don't think qabiil should be an issue. As long as you both believe in somaliwayn. Of course if someone believes in division it wouldn't work!..salaam

kkk walaal ina adeer iyo shisheeye un aan taagnaano hadii kale siyaasad ayuu thread ku isu badalayaa mana lasoo af jari karo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;726026 wrote:
Guurku waa daawo xididada dareenka u fura si firfircoon

Inta kale hadaad ka dareento wadnahaaga wax qabow markaad aragto isku day inaad iska hubsato oodan markiiba go'aan ku gaarin inaad xuurto goyso.

Imaanka ugu hor mari ,ku dooro dhawrsanaanta iyo amaana dhawrka asluubta iyo xishoodka waa xagga inanta.

walaal waa sax hadii intaa sokeeya laga helo sow ma ahan wanaag fowqal wanaag ma ahan .

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this