Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

guurka sokeeyaha is guursadaan

Recommended Posts

Jacpher   

Kool_Kat;725148 wrote:
^Shisheeye leeba isoo jiito waligeey, ilaah amarkiis...

 

Jacpher, ee maantoo dhan yaa ku jiri karo:

 

"Boowe weesada aan kuu sii diyaariyo"

"Baaye wacad allaandan ii keceyn, anaa doonanaya"

"Boowe ma anoo joogaad kacdaa?"

"Baaye ma adaan ku adeejiyaa?"

"Boowe!"

"Baaye!"

"Boowe!"

"Baaye!"

 

Duhur socoy, Casar yimid oo bax, Maqrib tag, Cisho...Ee bas hee marka, maxaaba haray meesha? Taasoo joogto ah wareer waaye!
:D

Baayo tani wax la dhibsado ma aha. Waa martabad jecelyka boqorada gaaro iyo min calaamaatihim.

 

Zack: KK wey ka xishootay inay tiraahdo maahmaahda tolka waligey ma maqal :D

 

On a serious note, marrige and choosing a soul mate as it is, is hard enough. Tol/qabiil should have never be bothered with it. I don't know why people let qabiil affiliation play a major role in choosing a life partner. Deen, dabeecad and personality comparability hadii la helo waxa kale waa iska faakiheysi me thinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL@Jacphar waa ZAAZ.

 

KK, I partially agree with you on that as I stated in my first post in this thread. Cousins, first or seventh, should never get hitched to one another, that is just terrible thing to do. My point was more of.. again background wise. You should know 25% of this person's personality and that is next to impossible if you are marrying someone whose background you know nothing about. Let me give you an example, say you are from XYZ Xaafad of ABC town (and by from, I mean you were raised there) and your soulmate is from that same xaafad. The chances of you knowing that person's real personality are much higher than your chances of knowing the real personality of another faarax/xalimo whom you have met in a local Walmart and have dated with for couple of years. Ninka kale diiqiisa meesha uu kasoo cabbi jiray baa garaneysaa. The one you met in the starbucks/School/work can hide a lot from you even though you think you know them. I have seen it happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

:D @J!

 

Zack, I personally feel regardless of how well you know a person or their background, once the bridge of shukaansi is crossed, turubyo cusub baa la'iskula soo baxaa! While you are talking about, I think, knowing someone and where they came from and its advantages, I am saying all that is out of the window markeey sheekada dhii gaarto...Wax fahan! Knowing awoowgiis and how great he was will not amount to anything if he can not pull his own weight...Nor would it make him a better man if he is one to pull/push/carry his weight...Koleey shisheeye walaa sokeeye, maahmaahdii mexey eheed, something about naag ineysan qabiil leheen? :confused:

 

Note to self: ameey ii roontahay sheekadaan inaan ka haro, intaan buuq isku furilahaa, J iyo Z wexey boholo katuuraan mahayee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

On a serious note, marrige and choosing a soul mate as it is, is hard enough. Tol/qabiil should have never be bothered with it. I don't know why people let qabiil affiliation play a major role in choosing a life partner. Deen, dabeecad and personality comparability hadii la helo waxa kale waa iska faakiheysi me thinks.

Jacfar well said. Mashallah you have went 360 in few posts lol..a while ago u were like stick with ur family (taas baaba stick with qabiil ka darneed lol) ....I think my posts were beneficial after all!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Zack, I personally feel regardless of how well you know a person or their background, once the bridge of shukaansi is crossed, turubyo cusub baa la'iskula soo baxaa

That's why you should get to know everyone in that guy's circle of friends..to know how he treats those within his comfort zone. everyone is sweet to a stranger waxba dhex marin :D then from there you can only hope as you put it "in uu durbaanyo cusub kula so bixin lol"

 

n ofcourse how he treats his parents, siblings and family. To have an idea if he is kind , mature, responsible etc

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL@Durbaanyo, I think she said turubyo. Turub ma ciyaari taqaanaa horta Caaliyaay?

 

KK, I totally see your point. It is really tough regardless how you look at it. The most misleading maah maah in Somali is "Qof aad saacad ku baran weyday, sanad kuma baratid". People can hide their true colors when in they are in the shukaansi/guur mode.

 

LOL@your lil' note to yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

loool@ durbaanyo xagaan ka keenay! dude I need glasses kidding! I never wore glasses in my life n wont start today! but seriously where did I get durbaanyo when it was turubyo lol...as for ur question I used to play cards when I was in high school with my friends and siblings. Been a while though, dnt think I remember anything of it!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Mid 36 la galo baa jiro haddii la khaldamo but that is a different topic :D. Kidding.

 

Sometime our eyes misread things so it is all good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOL @Durbaanyo!

 

In Aaliyah's difaac, first people play turub and next thing you know durbaan baa loo tamayaa, yacnii waa is guursanooyaan...lol I guess since the topic is about guur it is only fair inaad turub ku qalado durbaan, after all durbaan baa arooska laga tumaa, sokeeye walaa shisheeyaba! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Buraanburka xitaa wuu qasmaa marka shisheeyo soo galo meesha. I am no expert on that subject though. Waar is guursada waxaad guursataanba, guur is not only healthy for everyone (well...almost every one), it makes one's life verygood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol @ Koolkat..thanks hun! sidaad sheegtay weeye! hehe love ur excuse!

 

actually zack buranburku markasu wacanyahay..I always cant wait marka laascaanod la amanayo looool it is fun..ka waran hadii maanto dhan laascaanod la amanayo that is not fun at all!

 

When my cousin got married she got married to a guy who was from a different tribe. It was fun everyone being complimented especially more than two tribes were complimented...their mothers were from other tribes too..and I had so much dancing when laascaanod is mentioned lol..cuz everyone goes to the dance floor when their home city is mentioned!..everyone should be represented in the weddings n the groom n the bride should never be from the same tribe! such a bore!..

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;724965 wrote:
You are putting into action the famous Somali maahmaah:
"Waxaad taqaano guurso, waxaad taqaano ha kuu dhalaanee"
.

 

 

Marriage frictions & instability starts when close families ay is guursadaan, I will say, marry even outside the human race, explore our close allies, the inter-galactic extraterrestrial beings.

:D:D:D I second that! Guur sokeeye is a keyword for marry your own tribe, if possible perhaps your own first blood cousin? Hadaad is dishaan, then keep the abuse and the problems in the family. Good thinking.

Share this post


Link to post
Share on other sites

dhamaan dadka fikirka dhiibtay wey mahadsan yihiin anigo ixtiraamaya fikirkooda xorta ah , lakin sheekada aan 2 ukala qaado

1: hadii heshiis la yahay 2: hadii dhib yimaado

hadii heshiis layahay runtii reerkoo dhan baa farxad ku wada jira ,laba dhinac wey is ixtiraamayaan madama labo calaaqo eey ka dhaxeyso waxaa ka dhaceysa

"Boowe weesada aan kuu sii diyaariyo"

"Baaye wacad allaandan ii keceyn, anaa doonanaya"

"Boowe ma anoo joogaad kacdaa?"

"Baaye ma adaan ku adeejiyaa?"

"Boowe!"

"Baaye!"

"Boowe!"

"Baaye!"

yaaba ka fiican taas jawi jaceyl aanba laheli karin waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

haduu dhib yimaado ,sida saxda ah waa ehelka inuu ka fadhiisto hadaad heshiin waaydaan ,badanaana ehelka waa isku dhan xalka saas buuna ku dhamaadaa .

dumar qabiil malahan ,inteey reer kala badin lahayd hadey reerkeeda badiso ayadoon naceyb reer kale jirin yaaka fiican .

buraanburka arooska xitaa marka 2reer kala yihiin badanaa waa leysku dhacaa .marka dhan buraanburka amanta looga badiyo ayeey caay bilaabaan ilaa aan aragnay dagaala badan oo dhacay waqtigaas .

sokeeyaha dabcan waa qaraabadaada kugu sokeeyo ilaa 6 awoow aad kala tirsataan ama ka hooseeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;724965 wrote:
You are putting into action the famous Somali maahmaah:
"Waxaad taqaano guurso, waxaad taqaano ha kuu dhalaanee"
.

Marriage frictions & instability starts when close families ay is guursadaan, I will say, marry even outside the human race, explore our close allies, the inter-galactic extraterrestrial beings.

somalida markey maahmaheyso badana xikmad weyn ayaa ku jirto ''waxaad taqaano guurso waxaad taqano ayeey kuu dhalo '' aniga waan aaminsanahay fikirkaas . isku dhac haduu yimaado reerka wey kala furayaan lamaanaha oo meherka xitaa isqabqabsi kama dhacayo ,lakin mida shisheeye waxaa laga yaabaa iney nafta kuu keento car ifurna ku tiraahdo . waxaan xasuustaa nin iyo xaaskiisa is laayay gabadha ayaa wax ku dhufatay markaas ayuu isna dharbaaxi la riday farahii ayaa ku sawirway gabadhii .

wax fiican muusan suuban lakin wexey keentay in reerihii gabadha eey soo duleyn yiraahdeen gabadha dhaqideeda ayaad leedahay dhiigeeda ma lihid

markaas beey ninkii bud kala daaleen ilaa uu xubin qaadi waayo , dhibkaas ma waxaa ka xun laba maalin oo lisa salaami waayo kadibna xaalka sidiisi kusoo laabto .

xitaa qarashka arooska laba dhinac ayaa wada bixinaaya waa iyana faaido dheeri ah ee haka maqnaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this