Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

guurka sokeeyaha is guursadaan

Recommended Posts

guurka oo ah waxa isu keno shisheeyaha kana dhigo sokeeye , ama sokeeye isu sii dhaweeyo ayey dadka ku kala duwan yihiin . dadka qaar wexey doortaan

1: guurka sokeeye

2: guurka shisheeye .

keebaad dooran laheyd , maxaadse kan kale uga tagtay

discussion waa dhankiina .

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniga hadaan iska bilaabo waxaan dooran lahaa guurka sokeeye , maxaa yeelay cida ayaa is jeclaaneyso ,familka ayaa badanaya , faragalin banaanka ah ma dhaceyso , hadaad is dishaan si hoose ayaa lagu dhameynayaa uma baahno in fadhi lasuubiyo . maadaama aad isku dhiigtihiina aad baad isaga naxeysaan . xitaa hadii dhib dhaco ,dhanka walaaltinimada ayaa kabeyso dhankii kale .

gabadha shisheeye waxan uga tagay ,mahan xuman lakin ma lahan naxariista dhanka walaaltinimo ,iyo waaya aragnimo aan arkay sida isku dhac sababay dagaal weyn lana kala saftay .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

You are putting into action the famous Somali maahmaah: "Waxaad taqaano guurso, waxaad taqaano ha kuu dhalaanee".

 

 

Marriage frictions & instability starts when close families ay is guursadaan, I will say, marry even outside the human race, explore our close allies, the inter-galactic extraterrestrial beings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

salaan ka dib

Aragtidayda waxaa ila quman guurka fog tan sokeeyaha waxaa laga yaabaa inay kugu fiririqlayso ama walaal kaa dhigato ama sidoo kale xagga ninka

Guurka shisheeyaha inkastoo soomaali oo dhan sokeeye tahay waxaa idinka dhexeeya caqid ama heshiis inaad nolasha qaybsataan kaliya

hadii ilaahay awlaad keenana ayada ama asaga ayaa sokeeye isu ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

walaal, it depends what you mean by sokeeye. If you mean it by marrying your relatives dnt agree with that. But, if you mean the same tribe? well there is nothing wrong with marrying some one from your tribe, or someone from another tribe. So long your happy with that person. It all boils down to the person. But, marrying ur relatives is not cool, regardless of the general belief that the family issues will stay within the family. I really believe it will destroy the tie between ur aunts and uncles and cause an issue especially if something goes terribly wrong with that marriage...my 2 cents

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Nabad, you also wrote familiga aya badanaya when u marry qof sokeeye, i dnt get it..how so? lol qof inaderka hada gursatid ur family already overlapped. And, if the guy is from ur tribe chances are you already knew his family, not necessarily the cases but theres that chance that u might already consider his mom ur eedo lol..Where if you married someone completely from a different tribe, you just added so many other families to ur existing extended family! marka I would go with the latter if i cared to increase my family circle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Nabad_dadaye, you see I already have brother/sister relationship with hablaha aanu ilma-adeer, ilma-abti/habro wadaaga nahay. Teeda kale waaba CEEB in aan adeerkay, eedaday ama habaryartay intaan u tago: aan ku idhaahdo inanta heblaayo ee aad dhashay ayaan doorayaa in aan guursado!!!

No I will take marriage outside the family in any given day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^everything you said makes sense with the exception when u said marrying ur cousin is ceeb? ceeb yaa yidhi weeye in aad ilma abtiga guursatid ama ilma abtida in your case? it is basically not preferred by me and most ppl out there!..laakin religiously/culturally it is acceptable and there is nothing ceeb abt it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Aaliyyah, I said facing My uncle or my aunt for that matter "is like CEEB"

Horta ma ogtahay in adeerkaa uu yahay aabahagii 2aad, habaryartaana ay tahay hooyadaadii labaad. Markaa bal maxaa adeerkay inantisii ama habaryartay inanteedii dib iigu celinaya??? Iyada oo aduunka ay Dumar ka buuxaan!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ I know enough cousins who married especially in the older generations. So there is nothing wrong with going to ur aunt or uncle...Calaf wa cajiib!

 

Laakin wa runta aduunka oo dad buxan u shouldnt stick to ur family, they are already your cousins and they are already inclded to your circle of family... so extend your family! bring more ppl to ur circle of family! that should be worth it in the long run!

 

and this whole proverb abt waxa taqaan guurso waxa taqaan dhali?? doesnt really cut it! at the end of the day it is the person's personality that counts ( and shekadu haday qadhaadhaato waxa wacan qof aad relative aheen marka bacda madow u tuurtid aan dib danbe u maqleen warkisa lol)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Shisheeye, sokeeye! Somali, non-Somali! Live-in boy/girlfriend, live-out husband/wife! Who cares, so long as you ain't batting for the same team, dhib majiro...:P

 

War iga jeesta ha'i cuninee! Waa weey jirtay aan waxaa ka fikiri lahaa ama micno ku dhignaan leheed, laakiin as of late, qabiil should the least of our worries markuu guur yimaado...Nin aduun saaranoow maxaa aragti kuu laaban baa horay loo yiri...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^adiga wiilasha tolka waad burisay. Dambiileey waaxid :mad:

 

The closer the better it gets. Adigoo adeerkaa wuxuu dhalay helaaya xaad ku falee wax waxaan dhaleen la ogeen. Like the old says, the birds of the same adeero flock together. Ukunta ha la kala dhowro dadoow. Malaaq with malaaq, jareer with jareer, ugaas with ugaas and like wise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ lool somali wa cajiib kuwa garaado ismooda (Reerka ka dhashay) kuwa suldaano is mooda iyo sida iyo wixi la mid ah qofba wax buu is mooday oo magac ayuu isku lifaqay...laakin runta markay datgo you represent just you and you are what you make yourself! marka ugaas iyo jareer midna ma jiro it is simply socially constructed!...sorry to brust your bubble lol...

 

n mostly it is the closer it gets the worse it gets...maxa xasidnima nigu wacan...reeraha badiya oo stop sticking with your family! LOL..you want your kids to have overlapped relatives from both sides ( it is not fun )..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Jacpher;725109 wrote:
^adiga wiilasha tolka waad burisay. Dambiileey waaxid :mad:

Guilty! Wax ila taliyo sidaanoo kale maan heysan, wadnaheyga dhag-tiisa uun baan raacay...Maanta soo boqortooya kama soo jeedeen hadaan ina'adeerkeey raaci lahaa?

 

Ps, waxaanba u maleynaa ina'adeerkeey iyo ani intaan isku suurooneyno inuu waqti dhamaan lahaa! :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this