Sign in to follow this  
Saalax

Burco Currency finally changed - No more Giinbaarta

Recommended Posts

The Zack;719200 wrote:
^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL... Adeer you can't divide my people.. we are one nation, strong and united!

 

 

A

:) word

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumada Oo Bilowday Lacag Bedelka Giimbaarta ee Shacbiga Tog-dheer

 

May 14th, 2011

 

Hargeysa (Somaliland.org)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer lagaga bedelayo lacagta giimbaarta ee laga qaato deegaanadaasi. Xafladaasi oo lagu qabtay Huteelka City Plaza ee magaalada Burco.

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi,oo kea hadlay furitaankii xafladaasi waxa uu sheegay in xukuumadiisu ay ku guulaysatay balan qaadkii la xidhiidhay in lacagta giimbaarta laga bedelo gobolka Tog-dheer oo uu ku dooday inay curyaamisay dhaqaalihii gobolkaasi.

 

Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in hawsha lacag bedelku ay muddo toban cisho ah ka socon doonto baanka magaaladaBurco, waxaanu tilmaamay in 2000 lacagta giimbaarta ah lagu bedeli doono 1000 Sl sh

Md. Cabdi Dirir Cabdi waxa uu uga digay shacbiga gobolkaasi inay iska ilaaliyaan lacagaha foojariga ah ee lagu doonayo in lagu mijo xaabiyo dhaqaalahooda.

 

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr.Cabdi Aw Daahir Cali oo ka hadlay madashaasi waxa uu sheegay in muddo lix sanadood ah ay shacbiga Gobolka Tog-dheer ay ku olalayn jireen xisbi ahaan inay ka bedeli doonaan lacagta giimbaarta.

 

Suldaan Cismaan Cali Madar iyo Sulaadaan Maxamuud Guuleed Mirre ayaa iyaguna waxay xukuumada ku ammaaneen waxqabadka waxaanay dawlada u soo jeediyeen inay kordhiyaan mudada lacag bedelku ay ka soconayso gobolka oo ay xuseen inuu aad u balaadhan yahay.

 

Dhinaca kale waxa isla maantaba dadweynuhu ay sufuuf dhaadheer u galeen sidii ay lacagta giimbaarta ay ugu bedelan lahaayeen noodhka shilinka Somaliland, waxaana dadweynihii lacagta bedelanayay ay u mahad celiyeen xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ay sheegeen inay fulisay balan qaad aad ugu cuslaa shacbiga gobolka Tog-dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Halkan Ka Daawo: Gudoomiyaha Baanka Dheexe ee Somaliland oo Ka Hadlaya Badalaada Lacagta Giinbaart ah ee Burco.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

The Somali shilling has lost ALL looks and feel of money, it is so old and just crazy it is used anywhere still.

 

In burco last week,carrying the Somali shilling is like carrying a bag of boo around. I'm so glad to hear they are changing, however I am worried about the implications for villages/ tuulos who wont get the new Somaliland currency and their old currency will be of no use. Burco traders from the other side will also run into some difficulties.

 

This is not Silaanyos doing, this is the markets doing, the Somali shilling has reached the stage where it cannot be used at all, wye gogesa and the smell alone can kill you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is very positive news. economic integration of all of Somaliland region could only mean more development and in the long run political integration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this