Sign in to follow this  
Saalax

Burco Currency finally changed - No more Giinbaarta

Recommended Posts

Saalax   

Burco: Lacagtii Giinbaarta ahayd ee laga isticmaali jirey Burco iyo deegano hoos yimaadda oo 15 Sano ka Dib laga Mamnuucay gobolka Togdheer lagana Hirgaliyay Qaadashada Shilingka Somaliland .(Dawo Sawiro

(Hadhwanaagnews) Saturday, May 14, 2011

Burco(HWN) Munaasibad balaadhan oo xadhiga laga jaraayay isticmaalka lacagta shilling Somaliland iyo Mamnuucid lacagtii giinbaarta ahayd ee Xukuumadii hore Somalia ayaa Maanta lagu qabtay hoteelka weyn ee City plaza hotel ee Magalaada Burco.

Munaasibada oo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf aad u badan waxa xaga xukuumada dhexe ka socday Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Abdi Dirir Cabdi AGaasimaha Guud ee Bangiyada Somalialnd Md

Cabdilaahi Hassan Aadan Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mohamuud aw Ahmed Agaasimaha guud ee Wasaraada Maaliyada , Wasiirada Macdanta iyo Biyaha , Xanaanada Xoolaha ,Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Togdheer Madax dhaqameedyo Haween iyo dhamaaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolkani Togdheer .

Xildhibaan Huseen Mohamuud Cige oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada oo Madashaasi hadlay ayaa qiray in dadweynaha Somalialand ay u yaqaanaan Golaha Wakiilada Golahii saqiiray "waxan idiin sheegaya in aanan dhamaantayo wada saqiirin waxaanu diyaar u nahay in nala xisaabtamo oo aad noo yeedhan, Arinta Maanta ee lacag bedelka anaga hadii aanu nahay Golaha wakiilada door mihima ayaanu ka qaaadanay oo ansixintii miisaaniyadda annaga ayaa lahayn taana xukuumada Mahadeeda waanu la leenahay" ayu yidhi Xildhiban Husein.

Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mohamuud Aw Ahmed ayaa isna madashaasika sheegay in dadweynaha ay ka foojignaadaan lacagta foojarigaa ee cadawgeenu soo sameeyay isagoo sheegayin lacagta somalialnd ay tahay mid ay adag tahay in la kobiyeeyo marka loo eego tayaadeeda hadana waa in ay ka dheeraana waxa kasta oo foojari ah

Waxa iyana Madsahay ka hadlay Wasiirada Xanaanada Xoolaha , Macdanta iyo Biyaha , Masuuliyiinta Maamulka iyo Degmada Burco Gudidada Horumarinta Gobolka Togdheer Salaadiin iyo Xubno ka socday haweenka iyo Culimo aw diinta tira badan kuwaas oo dhamaantoodba ka sheekeeyay faaiidada ay leehahay lacagta shilling somailand ee maanta Burco laga hirgalayay.

Ugu Danabayntii Xafladan saaka xadhiga lagaga jaray qaadashada lacagta Shilingka Somaliland aya ahayd tii ugu horaysay ee Burco lagu qabto, iyadoo aynu ognahay in 15 Sano ka hor ay ahayd Markii ugu horasay ee lacagta shilling somaliand la soo daabaco isla markasna ay sababo farsamo awgeed usuurtoobi weyday in laga qaato lacagta shillingka Somaliland Deeganada ay ku sii Hadhsanayd lacagtii la isticmaali jirey xilligi taliskii siyaad barre, iyadoo saakana ay tahay Maalintii ugu horaysay ee Gobolka Togdheer oo dhan laga hirgaliyo Isticmaalka Nodhka lacagta shiling ka Somalialnd.

Arintani waxay guulweyn u tahay Dadweynaha Somaliland iyo gaaar ahaan kuwa ku nool gobolkan Togdheer oo mudo badan ka cabanayay lacagta giinbaarta ah ee sii Madhanaysa ee 100 iyo 50 shiling somaliga ah

Warbixin Dheer iyo sawiro ku saabsan Jawigii Munasibaddu ku bilaabantay iyo khudbadihi masuliyiinta kala soco Saacadaha Soo Socda Shebekedda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com

Hadhwanagnews /Burco Office

Share this post

Link to post
Share on other sites

What cigaal couldn't do where rayaale came short president Siilaanyo did it less then a year well done great stuff For Gobolka togdheer and burco and Somaliland as a whole.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

So they used Lacag Somali till this year? Wallee iniinan waddan kale aheyn ee iska suga inta Koonfurtu ka dageyso.

Share this post

Link to post
Share on other sites

The Zack;719163 wrote:
So they used Lacag Somali till this year? Wallee iniinan waddan kale aheyn ee iska suga inta Koonfurtu ka dageyso.

No they used Somaliland shilling and Gimbaarta both when i was in burco in 2007 they used both but from now on Lacagti Afweyne wa Mamnuuc.

Saaxib anagu Koonfuristan wax naga dhexeyo ma jirto oo aan ahayn deris

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

^If it took Burco 20 years to get rid of the Somali currency, there is more Somalinimo in "Somaliland" than beenta aa nagagu harqisaan here at SOL. Again, keep those cities peaceful while the rest of the country is being fixed.

Share this post

Link to post
Share on other sites

The Zack;719165 wrote:

Somaliland currency is used in awdal selel saaxil maroodijeex sanaag gabiley and in togdheer all over the country and From now on No Konfuristan ,,Currency is allowed in parts of burco and the last Billets will be burned today , and no we are not waiting for any one they should fix their home and live in their country in peace we wish them all the best they can get Ha nooladan jarkayagu iyo jaarkoodu

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ONLF dowlad iskuma sheegto as your enclave does. Why is that in this thread though? Trying to distract the questions being asked the poster for this thread and topic?

Viva Burco.

Xaaji waan fahmay sxb, weynu arki meesha ay ku biyo shubato.

Share this post

Link to post
Share on other sites

The Zack;719165 wrote:
^If it took Burco 20 years to get rid of the Somali currency, there is more Somalinimo in "Somaliland" than beenta aa nagagu harqisaan here at SOL. Again, keep those cities peaceful while the rest of the country is being fixed.

You're not even Somali to begin with. Your people just happen to speak the language.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

AfricaOwn;719172 wrote:
You're not even Somali to begin with. Your people just happen to speak the language.

You don't understand, you just called me your master :D Don't you bend over for the Ethiopians?

Share this post

Link to post
Share on other sites

The Zack;719175 wrote:
You don't understand, you just called me your master
:D
Don't you bend over for the Ethiopians?

Need a hug? I'm bringing facts to the table. Stop being emotional. Your people are Ethiopians...bottom-line.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

AfricaOwn;719176 wrote:
Need a hug? I'm bringing facts to the table. Stop being emotional. Your people are Ethiopians...bottom-line.

LOOOOL@being emotional.. if anything, being Ethiopian would make me your boss and you know what I am talking about.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this