Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Tuujiye   

Sophist adaa meesha ka maqnaa saxiib wlc...shantaada gabal kusoo tuuro goobta!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^^ lol@Tuunjiga ku daahay!

 

War ninyow, Gabayaaga wuxuu ka qoomameynayaa xaalada uu markaas ku jirey, oo wuxuu inoo tilmaamayaa siduu sharaf u lahaa, una itaaliyo xoog badnaa, geesinimo-iyo qiimo u lahaa markuu da'da yaraa, hasa-ahaate uu maanta beel cidla lah ka taagan yahay! hadase, wuxuu leeyahay, waa la i karaahiyeystey oo 'kuwaan dhalay kuwey dhaleen' ayaaba 'dhimashadeey' si aan mar u dhaafo, 'dooni'.

 

Ee In-bowow, bal poplar iyo nawaaxigeeda ka waran?

 

Baashi: Adigaa mudan saaxiib. Kumee Odey, lagu waayee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol reformer aad iyo aad aa usoo qaldantay..

 

meeshaan aniga xitaa waan kusoo qaldamay hada kahor..Raga meeshaan joogo facood reer aqiraad waaye.. J11 oo kale iyo baashe aa joogaan labadaas facood danbas waaye beerta aa lagu koriyaa..lol...

 

 

wareer badanaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

aduun wale, cirroolley aamuurta aduunkaan kasheganayso wa ikow-ilmo caano lo diidey miya-cajiib.

J11 -mandhow bal dhakal (?) cano kulul oo hada la so mire bal igu taag-hadee wa ayadoo xumbadii kor ka bureyso wiilkey-wax baarixi ah hadaad ikeentid iska jir mwiiko(lol, this is swahili) duulayo mandhow.

 

haah! ala dhabarka-" naa hedhe iso qaabo gambar keygii "-maxaa tiri RAINBOW :-

"War meesha horta ma cajuusooyinka pagekaan loo furay hadiise loo furay gabdhihi cajuusooyinka ahaa aawaye ragiiba isa soo dhoobay meesha..mase ciroole ma maqli karaanba duulkaasu. Anigu 70 tameeyadii baan bilaabay shaxaarinimada oo meel dirac kadhoow yahay baanba iska doonyaa anoo da,daan ah."

waad ujeedaa meshaan in lawado shirqool-afar xabo cirrolley ah intey iskugu timid ayaa waxay manto dhan xisaabinayaan "war meeqa iga dhimaan qabriga" (istaqfurulah) iyaago bunkii iyo beeriskood ka qasneyn (backgaround kana kayeerayo gabayaadi CARREY CIISE ..hoo hoooy iyah hoooy).

 

cirrolleydaan timihi ka bidey icon_razz.gif intaan isku moojin bal aan duruucdii caraafsado ( shouts: mandhey bal dabqaad iyo unsigii ikeen )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ Maandhoow aa? Maxaad miikoowga ii gu soo halgaadi? Oo horta amaad nabar culusoon ka kici waayo i gaarsiisaa? Saasna ma u gacan fududayd smile.gif Allaah Ya Cizak laakiin, waxaad i soo xasuusisey sidaan u dhami jirey caanaha geella ee aan haanta ama dhiisha uga sara-joogga fuuqsan jirey ! wahwaah iyo waayo waayo. Weligaa kaadi geel iyo caanihiisa mushakatal ma ka sameysatey oo weliba 'rummey amba caddey' dheer dhadhanka mushakalkaa ma isaga reebtay? Weligaase ma ku mirqaantay caano darartooda qaba oo laga 'naas-tuujiyey' hal dhowaan curatay?

 

Reformer iyo Feebaro, soo gudbo oo gambar qaata! :D Ku soo biira Jaalliyada Odeyaasha Cireystey ee Caruuroobey (JOCC read as "Joke") ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The prosecuted_reformer... magaca Criminals ama Xcons iyo sawirka OG_moti aad wadataa, ka bacdina gabar aan ahay aaa dhahoosaa...walee dumar waaa mixno, dulqaad baad qax ku lee dihiin.......Waxaan soo xasuustay waa aan DHUUSO MAREEB training u tagnay anagoo dhalinyaro badan ah, bas habeen iyadoo la wada kaftamaayo ayaa oday weeyn noo yimi oo wuxuu nugu yiri ragiina dumarka ka sheeykeynaaya aan wax idiin sheego, wuxuu yiri" dumarku waa dhinbil dab ah oo sacabka kuu saaran, waa in aad labadaada sacab midba mar u dhiibtaa hadaad is tiraahdo hal mid ku haay weey ku gubi doontaa yacnii dumarka kool koolin iyo dulqaad badan bay wax ku leeyihiin......walaahi sheekadaan waxa iiga imaatay ma kasaayi malaha waxay iga aheeyd in murtida la iga kororsado , malaha waxay aheeyd waano waayeelka ay ku hadlaan markay hurdada ka soo kacaan, malaha waxay iga aheeyd prosecuted_reformer magaca iska badal......walaahi alaahu yaclam :D:D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

War jamaal waad ku mahadsantahay sida sharafta leh aad noogu kala dhigtay gabayga saaxiib, Bangala town waa lagu fiicanyahay oo wax ciirta diida naguma jiro.

Raulooy waxaan u gartay inaad soo xayd xaydatay ood istiri xoogaa geesinimo ah iska baar oo meesha duqooshinka is geeh. Odayaashu markay fadhiaga ku daalaan iyo suxul laabka waxay ubaahanyahay habartoo sixin kasoo urayo oo jilbaha iyo xaskulada umarisa ee marka soo dhawaw oo anigana ilgaar ah igu fiiri smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Awoowe Jamal waa i kan. Hawshu ayaamahan waa saa'id oo xamaaligu waa igu cuslaadey.

 

Waa sideee, maxaad war iyo wacaale heysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this