Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Qac Qaac   

Nuune u rhyme man..

 

waxaan foorjo miyaa mise waa caay, adminka halkoor ga' naga siiso, aan udhameenee dadkaan.

 

Nuune buurkaroole maa nuunaha ka soo qaadatay duqa...

 

Tuujiye, tuuji barkinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Loool - istaaqfurullaah!

 

walaahi very funny. Jab-bariis oo hee? lol nice one son.

 

waraa foorjada ma xuma ee nadiif lee ha noo ahaato.. make it creative.

-

 

Waraa hooy adiga garbaha gabdhaha aad tuujisaa, laakiin sidii liin-dhanaan aan baariiska kuugu tuujisana sxb, ka waran hee? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

loooooooooool walaahi you guys are so funny :D . Nuune waxaan (your creativeness-amazing by the way) wexey katimiid shukansi shireey, qooq qalaf ah ee qaboojiso loo waaye, qandhicil kugubate oo kukabuubyeyneso, shillin shafka kudhegsen sidii [emblem]-kii danyeer carab is moode(Daniel Torotich Arap Moi-former kenyan president icon_razz.gif ) iyo xoognimo sidii qore dameeraad ee qooqan :Dicon_razz.gif ( nomads excuse' )-this is not Foorjo by the way..but I was just amazed at how creative some nomads can be. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Nuun & Garabtuujiye, maxaawaaye goobashada, wajiyadiina aad umoodid islaan duq ohoo YUR soo wado...Ilkahooda aa u maleeysid katarabiil beer falaayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Arlee tan daya aad u qabto in "ilkaheeda" ee ka hortagayaan "diyaaradaha" mareekanka..nagatag baa lagu yiri "Mukulaal" yahee "rajada" ah....Afkeeda aad u qabto islaan "luq luq" tufeysa..

 

Aaba jamaal kaalay adiga meeshaan "atanti" aa ka tahay miyaa?..leerta nasii geed yahoo qaabkiisa aad u qabtid "cagaf cagafta" beeraha lagu falo..leerta nasii oday yahoo "shiirka" habraha leh...lol...

 

Raula..kalay "ugali" meel aa kasoo tugsatid maa weysay? Sida aad nuune u macaan satay aanba ka yaabay ma u maleysaa " qalajis" shaax shubatay oo "Tuke" u shukaansi doonatay...

 

J11..sxb qofkii meeshan xanaaqo asaa qaladka leh, maxaa yeelay ani hadaba digniin waan bixiyey......but yes we wil try in aan xoogaa hadaladeyna garbaduubno....

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

" qalajis" shaax shubatay oo "Tuke" u shukaansi doonatay...

loooooooooool..maba keeni karinba taaso kale-kabax walaahi hoo jilbaha bal :D . Laakin walaahi qaalajista was one scary, ruthless animal-especially marka sheko somali ey so gasho(stuck on you camaal).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula walaashiis..foorjo hadaadan heyn leerta nasii nooh geed yahee aad u qabtid "dixiri" daalan oo "kilyaha" heysta....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

alla maxaad is faanisey, maka taqanaa dabangaale breakdanci kudhuftey Micheal Jackson camal abooto..war soco waxaayohow is turukeynayo aad moodid gabar remaayo(remanyo)rri'i(goat) cashaaqde..anakuuba no booteynaya waxaa lugaha dhaadher aad moodid LANTA AFSOMALIGA icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Garab tuujiye, ciyaal suuq aad tahay, laakinse macaleesh, ciyaal suuq dabeecad leh aad tahay.

 

Waxa la soo qoray nus aan ka fahmay, laakinse halahaas aa igu filneed, oo qosolka iga dhameeysay.

Foorjo ma aqaani,maba isku dayaayi in aan idin daan daansado, so mihiina ka wata :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Wadh yadha he maxaad cunteen ii sheega san cadi kuma tihiin walle. Saddex jedh ayan ku noqnoqdey xabad kama fahmin. Lakiin in a realistic point of view I like and and appreciate the richness and variety in our Language.

Waxaan madhadhka qadhkood layaba kuna qosla murtida Banadiriga sida:

1) gember gaban aan kugu fadhiya

2) canjeelo sida ay uu kala koreyso aa lo cuna

3) O aan kugu salamey V aan kaga qadey

 

Iyo wax la mid ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Xarago..Kaalay "bulikeeti" maa tuugoosaa...Maxaa waaye "dh" oo caanshuurta aa ku bixineysid. nagatag aa lagu yiri geed yahee afkeeda aad u qabtid "shiinees" laf geel loo dhiibay...

 

Dawaco hadalkaada maxaa kawadaa, "nuunoow" aan ahaa..Leerta nasii oo bax tujeeto aa nuugtid raadso..

 

Kool kat masoo laabatay adigoo indhaha dhulka ku haaya sidii " shimbir" dixiri raadineyso...

 

Raula.. Daaco Ugaalida iska daa waa banjartee...

 

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.............

 

wareer badanaa!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOL markii oo Tuujiye ku soo darsamay ee nuur la haatay........looooool bilada ninkaan aa haysto walaahi, raggeed ka wado meeshaada kaabbo

 

 

foorjadeyda ani waan la soo noqon doonaa....bal meel iga gal tuujiye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula garab-tuujiye waa waashi, waxaa u ekaade kurbin madow oo kululaati, iyo wariiri jiis ah oo jeegada xanuunti, jun iyo jan, jeejeeso waa jiradoontaa.

garab_tuujiye, aboow sheekada waa macaysi malab aa kudarti unukana waa kula wadaynaa......soo wadhee wareerka..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this