Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

aryaa dhaaf gabadha..........ee soo dhawee.....walaal soo dhawaaw...... :D aryaa qandha koofi xun qaade...........martigalin xumidaa..............

 

 

Go figure:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@wiilo, foorjadaada too kiimikeesan waaye, waaba ka cabsadayba, ha isoo marin baaquli qandhaa qab kasii qaamoon qanshiir maa qabtaana waaba yaabee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune waxaan ka shaqeeyaa "Warshada Kiimikada"...until they fired me........ redface.gif nuune saaxiib warkaa waabati baaraxoobay biyoobay bajaqoobay ee iga soo cusbee saxiib.......lol :D:D

 

 

Go fugure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaaaaaaja ina jeesto iyo ina wiilwaal!!...

 

Wiilo nuune ha isku daan daansan..anuu iga shiix siiyey adi ha iskugu tagin waa ku tuugaa...

 

Shaq shaq wareejiyoo Hurguf

Maroojiyee war!!

 

hore ma U maqashay Wiilo?

nuune hadii isku daan daansatid adigoo kuunto Xaarin camal u shaqshaqeysid aa is arkee. :D .!!

beentee umood..Kiimiko iyo geesahaas hakaa soo galo iyo warshada kabsalka iyo qurufaadkaas...

Adoo kilyaha ku xanuunayaan uu kudiraa runtii...Nuunoow Tujeeto rabaasee?....hoobariiska.......

Ar yaa gabar gacma socod baray...Single motherska xitaa darbi saar uu nuune baryay...

caadi ma'aha.."warshad kiimiko aan ka shaqeen jiray" aa la galee..WIILO..missionkaaga caro aa liqday...lol...

 

looooooooooool....

 

wareer badanaaa!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

haye hee odayaasha qof kale aa hesheen haye, although wiilo wiil nimo ee ku danbeeso. cudur wiiloow aa ku dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, qacbaro nooga soo quf warka maskaxdiisa kasoo tuuji si aan tinaarka u galino kaddib waan dubeenaa wa bacdeyn waan goos goosaneenaa like haramcad :D

 

waraa tuujiye adiga ma shiixe dhogor badne dhurwaa cantalllaa qalowle qunbullaa, waraa shiix nooh lool, wuu iga shiix siiyay kulahaa sababta ma taqaanaa adoo too cusbo siinaayo aan arkay, ficil aa i qabtay marka wara cudur shiixoow aa qaaddey ayaantaan see camal baaba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo waakutuugaa qac'qaac haka hadalsiin...

 

Last time uu hadlay, 3 bilood ee SOL out of order aheed...meeshaan dhan waa la joojiyey soo galitaankeda....wareer...iyo finjic!!

 

Waraa nuune ani markaan gabar cusbo siinaye, adi malab maa shini ugaga soo dhiitineysay..nacalaa iskaarbahaga ku yaalee..geed yahoo codkiisa aad u qabtid "rikoor" qaraab ah....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Last time uu hadlay, 3 bilood ee SOL out of order aheed...meeshaan dhan waa la joojiyey soo galitaankeda....wareer...iyo finjic!!

looooool.. waraa 3 bilood dhan aah, bisinka. Wiilo waa ujeeda warka ee marka nuune muufada la dub, kadib khamiir halooga dhigo tuujiye, reero biibato waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aqayaarta Sharafta leh, gacanaa idiin taagay, nuune mar labaad aniga iyo adiga waan is fahamnay.

:)Garab_tuujiye waraa haysaa :D marka waxaa leedahay haka halsiin :-@ well, horta aniga waaba yaabe idin ma seexatiin miyaa %-(

waayeel aa iga dhigteen sidii ii dhafrinaysiin.......hoyda hoydha kul ligiin.....Qacqaac ugu wayn....Garab_tuujiyaa ka sii wayn......nuune yariisoow......lol...usuga Garab_tuujiye computer kaa ku qalalay qob moos miyaa ani waa yaabayee lol :D ..lol..ka fuqba halakaa fujiyee..lol kanna wariiriyaas u ekaadi Garab_tuujige......maxaas tuujiyaa ani waaba yaabaye........nuune maskiin mahadlo afka maa kaga goosti ani waaba yaabaye...Qacqaac qaac badanaa qoryo la shidi miyaa ani waaba yaabaye.........lol :(:D

 

raula qaliir rooti qaleel maa cunti ani waaba yaabi...............lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

adi yaab badanidaa. qaac iyo qiicba kaa dulbax aamiin dheh.. waa yaabay af miyaa, iska celi dadka, hadii kale bariiska le lagu sii siinaa.

 

ani iyo nuune waan is fahannay lee ku jirtaa maanta dhan, warkiina meel ka ekeeya nooh, ama meel iskula dhaca, ama kala dhaca. wah wareer badanaa umadaan, maanta dhan is jiida naysa... adi iska dhafar yaakhay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa maraqsantahay Qacqaac, xaasid.....xabadka beel ma ku dhahaa....xishoo xeeryeelo.......xaal haku qabtee.....xoog badanidaa xaaba maraadsatidoo

xerada ma oodidoo xanuunka managa dhaaftidoo waa xaakaxniyee........... :D:D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooooo@wiilo bas bas ka dheh, odey qacbaro wuu ka qeelshay wallaahi, yaab badanaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^Lax dhimatay, laan ka tuugoo aa tahee ceesaan yaroo mina shaakiriinaaa!!!!....abaaaaaaaaaaaba

 

Wiilo ar bas ka dheh qac'qaac yaaqee. Abaartii dabadheer aaba ku celisee see camal...

Qac'qaac aa la dhahay markuu xanaaqo "gabarta" ugu soo horeeso uu dharbaaxaa!!!!Kuweesto "qac" aan ahay uu ka wadaa nooh...

 

Qac'qaac qoftaan wiilo la dhaho birabaati u fur waaku tuugaa....baliiiiiiiiiiiiis....Isbar qoftaan maku taqaanee....

 

Raula qoftaan wiilo la dhaho iska celi nooh..Intee surweel buufka kasoo dhuujisatay oo ee wili timaha "alvis" u soo jaratay ee istakiin kugu tuurtee....see camal raula iska celi nooh..Ugaali ka horgee geedaan aad u qabtid mikal jakson gaajo heyso....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab_tuujiye ishaa karidi how do u know sxb yep,

wali alfis aa ii jaran, laakiin adiga wali tuutuujinaa ku jirtaa.......jeega dheere koofi giirgiiryahow........ :D waa laagaa quusti lagaa qaxwaysti :D laguugu qaraari.....qalowle camaleeto soo qoordheeroow....qaaxada taag sida oday qaxuub ah oo qayilaayo...qoryihii qaadka quudsahaayo...qariidka wayn.qaablaawyoo.... :D Lol......

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this