Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Qac Qaac   

Iskey_baro, adi marwalba qof u sacab tumum, saas lee ahoow.

 

Nuune maxaa dhacay duqa ma aamustay.

 

Juxa.. meesha dalaq soo dheh adigana nooh.

 

tuujiye.. iskey-baro lugaha maa uutuujisay, maxaa waaye sacab tumka.. tima laawayoho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yarta Wiilo..wili ma ii soo celin Dabagaabka aa iga taba caareysatay nooh..marax yahee qaabkeeda aad u qabtid "Lo" kaadida ku dhagtay oo wijiga "kaduudeyso"..na dhaaf aa lagu dhahay jambalkaada...HEE!!.............lol...

 

Ikey baro..lol i missed you too walaashiis..wlc back.. I would like to see the old name nooh..seecamal adi..

 

Qac' shekadaada maxaa ka wadaa? adoo kale waxaa ku magac dheertahay "aboo anigana na" marka inyow aa lagu dhahay geed yahoo wijigiisa aad uq abtid "tabeele"...

 

 

waraada qof wax isku haayo meeshaan ma joogaan man..I did even start in aan dad foorjeeyo..lol..

Nuune usheeg nooh dadkaan....lol...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab_tuujiye aboow dabagaabkii waa wasaqoobay saabuurtiini waa dhamaati, raula ka tuugsadi waa diidi xaasidaa noqotay xabadkaa xanuuni, waraa iga sug intii soo cilihaayo....haddii kalena soo xaragoo xaaji u ekoow aboow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

J11, taas duco waaye, aamiin odayga...

 

Tuujiye, waxaan maqlay meel massage place aad furatay, laakiin niman ma soo galaan, Nuune aa iisheegay run miyaa taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiillo...looooooooooooooool..gabar..makasee meqa ladhalatay GARAB TUUJIYE(aduunka barkiis nooh)...tiraadi inteey kabateen yaa marka JABAATI lasameynaayo..fotokoobi(COPY) :eek: in laga sameeyo waaye oo la file (filing) gareeyo si ey reerka u deeqdo.. ;) cajiib badanaa...bahalka(GARAB) gooryaanka calooshisa la sheykeesto..saa reerkiis waxey umaleynaan inus booramo kuso degeen :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo waxaa dhahday maba fahmin..kaalay mangooliya maa somali kusoo baratay? Luqad fool xumadaa ma indha yarta baa rah lasoo cuntay oo carabkaaga wuu iska tar taraaxaa?...cajiib...

 

raula adiga waa ku tuugaa bax gariso iskaga noqo oo bax mukaatigaa gad gadi jirtay jardiinyada la fadhiiso. maskiin aa tahay marabi in aan aa jajabiyo..lol..

 

nuune shiixa aa sheegeysid maxaa waaye? lol..."Abaayo waa shiixaa" aa keentay yaah...

 

J11..lol..aragaada aad u qabtid "habeen cimamad sita" get it........madooooooooooooooow.com..actualy waa UUUUUUUUUuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.com....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa adiga sheekaa keenti, hadal kayga ma fahmaysid miyaa.............soo soco waraa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ina bkhti lagde aka tuujiye sxboow shiixoow maba kaseesid miyaa, alloo umuurta sahal, faataxa ya ahlul qubuur, bajaqdaa aa ku barayso waxa shiixoow la dhaho shafkeed markiid shabiso shaabuug sidii ugu waddid.

 

 

waraada waa soo jiireenaa macsalaamo akhyaarta aragti danbe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuux nuuxsi badanaa "misko" kumayalaan miyaa?

Ar waxa lafahiisa miyeesan isku dhaganeyn..Yaa..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Meeshaan wax beezaani ah aad iyo aad bee ugu yaryihiin I guess...

 

Waan idinka wada ganbisanaa...

iibashala..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

beezaani luu raadshaa kanna waaba ka yaabay ani, wara ummada hakkaa qaraabatee dhaaf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

aryaa dhaaf gabadha..........ee soo dhawee.....walaal soo dhawaaw...... :D aryaa qandha koofi xun qaade...........martigalin xumidaa..............

 

 

Go figure:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this