Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

U like the name huh.......Waiyaaka nuune, and hapy Ramadan to you bro.........

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

maxaa waaye is bad badalkaan?

Imbili maa la ciyarooyaa?

 

Waraada shaqo yeesha ee burka iska yareeyaa..

 

nuune waxaa la dhahay saa sanbuus u cuneysay, sadex xagal camal qaabkiisa aa yeelatay. runmiyaa warkaas mise koo dhuuni ah oo adi kuu kulul aa soo wariyey?

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye, waraa halagaa Tuujiyee Ramadaanka ka xishood ee jooji foorjada ok............

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

 

Aloow, ana hada lee kooye!

 

Dagaal ii dareeraa fadee

 

ciyaal.jpg

Kaaba laadar Istuujiye with his ciyaal xaafad and their baabuur-baabureey!

 

One thing, though, is that I never liked and never made those baabuur-baabureey and kushineeto, even though I missed them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Looooooooooool

MMA wlc yaaqee..waa soo daahday..meehaan dad aan wax isku heynin aa iskeenay nooh...Nuune aa ugu qatarsan iyo aabe shoobaro...kuwasna maxee kasaayaan..lol...

 

Waraa macruuf..fiiri anaga markaan baabuur baabuur ciyaari jirnay, baabuurta taxi iyo caasi ee u ekaan jireen...yaruu racaan baa buurtooda waxee u egyihiin kaare iyo baroon....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa MMA ishaa karidi, Wayba u egyihiin Garab iyo caruurtiisa kuwaan :D:D . Garab Tuujiye sidii u marmaroojinaayay "Fiilafeerada" farihiyaa madmadoobaaday qarqarooftay ad adkaaday, hadda waxaa sameeyaa makase Lotion aa habeenkii iyo maalintii marihaa sidii uu jiljileec ogadhigo, sxb ha isku daalin gacmahaas jiljileec ma noqohaayaan, mar horre aa ad kaadeen, ee lagacta ha isaga qasaarinin Lotion, unless u gonna order "Specail" Lotion made only by for ur hands sxb, but is gonna cost u a lot.

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

2 fishermen from bosaaso caught 19ft shark and brought to town to cook it! finally, they were told there is no more dhuxl to cook it!

 

so, they took the dead shark and throw it in the ocean and shouted! long live cy! lolol...

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Rudy, Joke miyaa waxaas mise caay.. Dadkaas Jahiliin waaye ayaa dahday hada iyo kuwa lajiro CY ba...waraa bax latag shuqul ameerikankaaga meel kale geed yahoo wijigiisa aad u qabtid "islaan" cusbo dhadhamisay...

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa garab tuujiye dhimo maku dhahaa, cusbo beel, oo ilkaha hakaa dhammaadaan, caana waay oo calool xanuun hakuugu dhiciwaayo. Hakuugu dhaco kuma aan dhihin ee ogow, sidaa kuuma necbi sxb.

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this