Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Pujah   

Hoodi hoodi; dalaq

 

maanto dhan siin u aqrinaayey thread kaan indhihii yaryaraa baaba i xanuunay; laakiin walaahi qosolkii baa iga dhameeyseen; I have never laughed like this ;)

saaxibyaalow sheekada sii wade dee mase anaa inii wado; wiilo nasasho ma ubaahantay makuu sii wadaa gaariga lol;

 

thread kawaalan waligeey ma arking; hala is foorjeeyo ee kubilaabatay, qajajac ee gaartay, hala isbarto eey soo martay hadana shukaansi beey kusocotaa wah waah!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^Markii ani mininka imaado waa maqan yihiin markii baxana waa soo noqonaayiin, sidee caman yaakhee....

 

nuune walaalkiis waan kuugu raacsanahay sheekadu waa in la maceeyaa la qaraareeyaa, in ay beello iska ahaato maahan...

 

 

MMA walaalkiis runtii aad iyo aad ayaa u mahad santahay nooh, waaba daba gaabkii aan raadinayay nooh. Laakiin qiyaas taada ma xumo nooh, Qatar iga dheh... walaalkiis waan kuugu raacsanahay sheekadu waa in la maceeyaa la qaraareeyaa, in ay beello iska ahaato maahan...

 

Ana Waa Ikan walaahi qof sii wada waa loo baahan yahay, runtii ani waa sii wadi karay laakiin waxaa fiican is ra'yiga leys dhaa dhaafsado nooh, marka haddii sii wadid beelo waaye nooh..

 

P.S. MMA welcome back to the Family.....

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa anigii oo isku dayaya inaan sii wado sheekadii Qayaaliga aheyd oo ay inoo bilowday sxbteyn Styt.

 

In fact waxay aheyd gabar uu QQ bari shukaansaday. QQ baa gabadhii u salaamay si xiiso iyo hilow ku dheehan, una sheegay in uu ku faraxsanyahay lakulanka uu la kulmay.

 

QQ baa isla markiiba istaagay oo yiri sxbyaalow aad iyo aad ayaad u mahad santihiin nooh, hadda wixii ka dambeeya ima arkeysaan waxaa inoo balan ah maalinta ugu ka horreysa maalinta aan baxeyno haddii Allaah yiraahdo.

 

Aqayaarta oo dhan oo fadhida baa QQ kaliya istaagay oo la dhaqaaqay gabadhii. nuune ayaa yiri dee ina keena QQ wuu ka tashtay magaalada oo inooma baahna. Raula ayaa isataagtay oo tiri waa runne ina keena sxbyaalow aan halkaan ka dhaqaajinnee.

 

Styt ayaa waxay tiri maadaama uu QQ inatagay waxaan aadaynaa meel ay isugu yimaadaan ciyaalka xaafadda oo lagu baashaalo. Wiilo ayaa waxay muujisay farxad ku wajahan arintaa oo durbaba tiri waa tahaye inakeena.

 

Qac Qaac ayaa waxa uu bilaabay sheeko aan caadi aheyn. Wuxuu galay "Waayo Waayo" iyo xusuus aah caadi aheyn. Asiga oo helay qoftiisii uu bari hore jeclaa. Wuxuu naftiisa u sheegay in ay tahay fursadii ugu dambeysay oo uu qasaarin karin mar kale. Si weyna wuxuu xooga u saaray in uu qaftaa iyo waliba fursadda uu helay mar labaad uu luminin....

 

TO BE CONTINUED................

 

 

Stay tune for the Next Episode ;)

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ar najaasta maxay soo dhajiyeen..

QacQac loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool,

waraa ma fiyoobid, nin caadiyaan kuu heestey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^dee magaca miyaadan uu jeedin ;)

 

MMA-sxb wale Topkaas waad ila heshe. Mucho gracias senor :D

 

NUUNE iyo G-STRING -I dont even wanna start analyzing ;) dambi aan galaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune iyo Styt ila qasa sheekada nooh, maceeya qaraareeya cusbo iyo wax ku dara nooh, come on nuune please sii wad bahasha sxb........... :rolleyes:

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ar daya raaula waa imaatey. hakurabisha kukunbisha abbaay, wlcme back, butibutipendha sana kabisa kama maharaga bilaa qolof .

nimekula asali udogoni, utamu ungali gegoni.

 

 

wiilo, abbaay, inshaa allaahu anaa sii riix riixi doono bahasha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula adoo qoobabka ku socda aa imaaday yaah....

nuune lee iska jir..shan biri uu macsaro is marinaaye oo adiga imaditaankaaga isku diyaarinaaye.

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Alla maxuu nuune dhib is galiyay yaaqee, waraa masajada waxay aheyd in raula ay qabataa nooh..oops sorry did i mentioned something that should not be mentioned............sorry bal iga raali noqda dee waan yara taraaraxee............

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

:D raula lee maqla waan idin soo labaan insha-allah berito. ajaaja..masaajo lee lasheega-wale anaa wax idaliiga uu bahaan ;) muruq yaashi baa intey igu qamiireen yaa waxey noqdeen muscles ;) I will name them according to who "Daliigs" them e.g. Gacmaweyne, Waniini :D Tabarlawe, Xoogane etc. Haye, volunteers needed.

 

Later

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Lol@raula

dear waa iga waalatay, volunteers needed huh,,,nuune aa rabtaa inuu XANAAQO oo uu gaduuto miyaa. adise maxaa sidaa muruq kuu galiyay ma BADDA BAAD RINJIYAYNEYSAY?Walle ani waan yaabanahay..........

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Nuune ani waan fiyoobahay miya bil miya macalinka..

 

Wiilo sheekadaada dalac bilaash waaye.. ee xooga wax ku dar yaakhay.. maraq marax aa nagu waddaa hadda..

 

Raula i think, mr. tuujiye is a good messager

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ninyahow QQ waa runtaa nooh, nuune iyo Styt aa igu xumeeyay meeshe dee, anine aad aan mashquul u ahay nooh, maahee walaahi cusbo iyo maraq digaag ayaa ku dari lahaa.......... insha Allaah spring break marka lagalo ayaan isku dayayaa inaan sheekada ku dardaro cusbo iyo watever else dee sheeko lagu daro ama lagu qurxiyo..............

 

 

Salaama Ka dheh:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this