Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

J_C

garaangar- dhaxdiisa inaan galno aan buur iska soo tuuri jirnay

Macaanto tan iga jilci, see garaangar loo dhax galaa :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^marka sidaas aad igu leedahay ciyaal xamar aan ahay

 

baabuurta (basaska) garaangarahooda iney ciyaalka dhax galaan ee dalcad yar kasoo dagi jireen....xaafadahiina waxaas malaga yaqaano miyaa? mase adi waxaad ka waday fiilooyinki (birta ahaay oo sida garaan gar laga sameeyo ee ciyaalka baabuur ka dhiga jireen, taas maa ka wadaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

eheheheheheh lool gabdho garaangar ka hadlaayo waa aakhiru zamaan, anu garaangar waxaan u aqaanaa wanka barida weyn markuu ordo oo seentiisa kor u bood boodo garan garan garan garan aa ka yeerayso, waxaas aan garaangar u aqaanaa.

 

jalaato, adiga iyo wiilo isma fahmeysaan, gabartaan wiilasha ay kula tartami jirtey garaangarta(hint) smile.gif

 

okeey jallaato abaayadiis anaa idin kala saaraayo adi iyo wiilo, marka garaangarta aad ka hadleyso adiga eed micnaha u yeeshay isteerso(wax lagu wado ama lagu kaxeeyo garaangarta) ma leedahay mise gacantaa lagu wadaa lool?

 

CIID MUBAARAK ALL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

baabuurta (basaska) garaangarahooda iney ciyaalka dhax galaan ee dalcad yar kasoo dagi jireen....xaafadahiina waxaas malaga yaqaano miyaa? mase adi waxaad ka waday fiilooyinki (birta ahaay oo sida garaan gar laga sameeyo ee ciyaalka baabuur ka dhiga jireen, taas maa ka wadaa?

Okey this is what garaangar is, Garaangar waxaa laga sameeyaa Fuustada oo laga jaro wareega kore ayaa laga sameyn jiray Garaangar.

 

 

okeey jallaato abaayadiis anaa idin kala saaraayo adi iyo wiilo, marka garaangarta aad ka hadleyso adiga eed micnaha u yeeshay isteerso(wax lagu wado ama lagu kaxeeyo garaangarta) ma leedahay mise gacantaa lagu wadaa lool?

 

nuune walaalkiis Garaangar lagama sameeyo Isteerso , garaangar waxaa laga sameeyaa sida aan horayba u sheegay Fuusto , Fuustadii biyaha lagu shuban jiray oo laga gooray afkeeda hore ayaa laga sameeyaa Garaangar, bal inaad dib isugu noqotaan waydiiya dadka asxaabtiina ah waxa la yiraahdo Garaangar ok,,,,markaa soo waraysataan dadka asxaabtiina ayaa inoo balan ah :D

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

jallaato maadan i fahmin miyaa lool

 

 

wiilo adna waxaan qoreyba kaama dhaadhicin, isteersaa laga sameeyaa maan dhahay lool, waxa lagu wado waaye isteersada saas aan oo gala jeeday illeen calaacashaada uma isticmaalaysidee markaad wadeyso sababtoo ah waxa waa bir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

garaangar- dhaxdiisa inaan galno aan buur iska soo tuuri jir

Maanta wax la soc socdaba garaangar dhexciis aa la galay, dalaq. Maxaa ku xigo, tiintiin aa ku dhex dabaalanoyaa?? :D:D:D

 

Teeda kalena Jalaato Asad, Jalaato Tibtob {TipTop}, Jalaato Jaangow, Jalaato Jubba...lee maqli jiree, jalaato canbana ma jirtay? Maxaa kale ku jiro markii canbaha laga saaro? Armee "mango shake" lee tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J_C macaanto mindhaa xaafaddaada ayaa Garaangar Gooma ah laga wadi jiray :D

 

heedhe ma anigaa waalan mise cadan baa laga heesaa? war heedhe MM-Aqyaar help dadkaan u safin wax la yiraahdo GARAANGAR Please.

 

Garaangar waxaa laga sameeyaa Fuustada oo laga jaray afka hore, waxaana lagu wadaa fiilo 'cause gacanta laguma wadi karo illeen waa bire.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with you Wiilo,,, dadkaan waxba ma kasaayaan ,,, alaabtaas waa tii aan ku ciyaari jiray waagii aan caruurta ahaa ,,, alla maxaa faruhu igu casaadeen sidaan u watay oo xataa tartan aan ku geli jirnay ,,,

 

Iska dhaaf dadkaan malaha dhulka hoostiisa bay ku koreen oo quraanyada bay la dheeli jireene :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin M A- laba quf dhan aa iney confused iga dhigeen adna ma iigu darsantay? Jilaato cambo weligey ma maqlin aa? war heedhaha idinka lee idin maleenaayay inaad reer xamar asal tihiin, laakiin is af-garasho la'aan aa'ba na haysato.

 

weli waxaan la yaabanahay garaangar aa fuusto laga sameeyaa. yaabka yaabkiisa, nimankii Qac Qaac iyo Tuujiye aa igaran lahaay ee aaway iyaki

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

weli waxaan la yaabanahay garaangar aa fuusto laga sameeyaa. yaabka yaabkiisa, nimankii Qac Qaac iyo Tuujiye aa igaran lahaay ee aaway iyaki

 

J_C macaanto ma waxaad leedahay all those times isma fahansanayn? Wareer waaye anigana waxaan umalaynayay inaan is fahannay. Abaayo why dnt ask someone, wallaahi they will tell u.

 

 

Nabad iyo Caano:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^habarteey macaan waa inaan soo weydiiyaa...sida jinni jiniga markey madaxa meel ku dhufsadaan oo shimbiraha madaxooda ku war wareeganaayaan camal aa igu dhacay. I'll go n double -check it with mommy

 

j_b isoo doon hee, aan isla ciyaarnee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this