Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

tuujiye waraa waa kuu sheegay ani ha i eedeen yaah baaba, wattaas wiilo kuu akhrinayso gabayada kasoo go'ay canbuula mareenkeeda illaa xundhurta kiimikeesan.

 

abbaa waraysi dheer la yeelo wiilo warkeed waa weenyahay waraabo masoo weeraro waran dheer ay kaaga mudee wadnaha waabkeed haddiid soo gasho wirif wirif iyo wiif wiif haddiid u keento wan faruuran ay kuu qalee yaa waylak, ramadaan kariim all guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune wali manooshahay........i mean waxaan u malaynaayay in aad hurudo......sxb :D:D

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^balaaya idiin la qanjeer weynaate..ar RAULA ma'iska dhaftaano ;) Mid meshaan RAULA li ku walacde redface.gif Ko meshaan tuujiye isku bixiye..RAULA le mar MUKAATI siise...ja RAULA wa laqabsade sidii lax abaarti dabadheer kaso harte :D ...

 

Nuune-na makataqaana bakeyle barlamaan fadiyo-food dagiiraan leh...furqaha ya kudhufta fuudka kaso daadiya icon_razz.gif

 

MANAKOWBIYO Iyo NUUS ya wardheer wariiris icon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

raula lool reerkii ka warran raamsigii maa ku jirta wali, nirigtii koorta ma u xirtay, ugaali aan u xiisay abbaay, si loo kariyo le itus halkoo mar aan ka dhargee, dawa ya mindhicir ni xundhur, bakayle intuu tillaabsanaayo aa la boobaa kaadidiisa ay somalida ku maah maahdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula walaashiid waxaas oo dhan waxaa naga keenayo jeceelka aan kuu qabno, mahee maba ku raadinayn oo haddii aad maqnaato wax badan.

 

 

nuune haye warka soo daa, kuwii kale xagay ka dheceen waaba yaabniyee..........

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^hana habaarin ilaahey nama ridee..asbaxatun wa yuratun wa kiratun cadiima!! ayaa lagu yiri....atariishahay atoore la'aanta heyso....

 

nuune qoftaan gabay geeda aanba la yabanahay nooh..koo xudunta gees ku ganbanaa in uu yahay waxaan ku kasaa kiimikada la socodto.."Abooto dhacnay iisha ilbuuneeeeee" Tusbax camal ee "Q" u tirisay. Aloo yaa qanjaruuftoo qaamuuska aduunka qalbiga ugaga dhufta.

 

Raula wiilo oo timaheeda aad u qabtid timihii "karowga" ayaa kugu daac daacsatay markaas aa aniga isuu aadee...Adiga oo kale waxaa ku mac dahay in garbaduub laguu qabto oo maskaxda lagaa tuujiyo....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Garab_tuujiye timahaygaa kaa fakanwaayay sow ma'ahan, waa ku kasi sxb........

 

adigoo kale waxaa layiraahdaa

nin Gaaban oo

Gafuur Gaduudan

oo Gaagaabsanaayo

oo Geed hoostiisa ku Gambahaayo

oo Gar qabahaynin,

Gurigiisa Garanaynin

Garaad kiisa ka Gambahaayo

oo Guurguuraayo

ani waa Garahaa....... :D:D:D Lol

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar bas, adi ga' naga siiso, adiga iyo G daadaba bisinka gabadha ga badanaa...

 

hadalka meesha ka sii wada akhyaartaa.. laakiin waxaa la yaabsanahay in ay wiilo aamusisay nuune iyo tuujiye.. waraa gabadha 3-0 ee idinku wadaa ee iska cesha...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa aniga waligayba winner ayaan ahaa, haddii ay noqoto "Hadal" Aqoon (illaa xoogaa)iyo wax kaleba, marka sxb.........ha is calool xumaynin.

intaana waa iga kaftan Qacqaac..

 

 

To the rest of you saaxiibayaal:

 

Marka horre waa Ramadan, marka xigana i soo cafiya dhammaantiin, waan sheekaysannay, waa kaftannay marka I SOO CAFIYA fadlan walaalahayga sharafta leh, from raula, nuune, Qacqaac, to Garab Tuujiye i soo cafiya please...Ramadan aa la galay marka hadalka macna darada ah waa reebanyahay sida aad la socotaanba marka i soo cafiya walaalayaal. Jizaakumulaah Qayr and Cafwan.

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Hadalga malaa yacniga ah, waa in la iska ilaaliyaa marwalba ramadaan iyo ramadaan la'aanba. laakiin waad cafisantahay atleast from my side, adigana waxaan kaa rajeen in aad i cafiso, ramadaan wanaagsan. iyo cibaado badan..

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniga waa ila haboon, maadaama oo maanta bilaawday ramadaanki in foorjadaan lasoo xiro sababtoo ah erayada qaarkood soonka bey idinka jibin karaan.

 

Waa iga digniin!

 

Ramadaan Kariim

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qacqaac iyo nuune sxbayaal 100% ayaad cafisantihiin adinkana cafiskiinii waan idiin kale qaatay. Maadaama uu Ramadaan bilowday waxaan jeclaan lahaa in aan soo af jarno FOORJADAAN socotay in badan, aan hadda ku badalano Su'aalo diini ah oo aan kawada faa'iidaysan karno dhammaanteen, haddii aad i noo bilowdaanne waan idin cunaylahaa idinkoo waliba mahadsan. Intaa kadib waxaan isku ognahay is Cafis iyo cibaado fara badan in this month and months to come sxbayaal. Jizaakallaah Qayr dhammaantiin.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Oooh, by the way this FOORJO was good, after the Ramadan we will start FOORJO Part II haddii illaahay yiraahdo, qofkii wax isku haya markaa ha soo daysto, before then, Ramadaanul Kariim dhammaantiin............

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this