Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Sharif turns Villa Soomaaliya into 'Villa MogadishuUSC' +hate speech in his presence

Recommended Posts

^

Nina, Che haka sugin inaad af soomaali aad bartid waayo Che wuxuu kasoo jeedaa meesha af soomaaliga laga dhirindhiriyo oo farta qoran oo Soomaaliga ahna lagu habeeyey. Laakin Odeygaan aad maalmahaan aad ku xiiqdey difaac-ciisa, ayaa ruux hadii af Somaali la barayo, asaga u baahnaanlahaa in labaro. :D

 

Hasa'ahaatee, adigu manoo sheegi kartaa waxa doodaan la furay markii labilaabey, waxa dhiigaaga kariyey? Ma kuwii ummada Soomaliyeed, maalin cad, Xamar ku bililiqsadey miyaad kamid ahayd? ;)

 

Qof baa odey xaaraan iyo bililiqo ka daacay-- cantarabaqashkiisa meeshaan kusoo qoray oo ummadiina qaar la yaabtay qaarna maangaab-nimadiisa ku qosashey. Marka adiga ma noosheegi kartaa tan aad ka gubanaysid-- Ma in lala yaabey mise in lagu qosley, mise wax kale oo adiga kuu qarsoon, oo odeygaan isku daranka-ah, ku saabsan, ayaad noo heesaa? :D

 

Horta noo sheeg, odeyga aad leedahay maalin walba dadbuu xabaalaa, ma Puntland baa u timid, mise beesha uu sheegayo ayaa kusoo duushay? Waanu oganahay waxa meesha ku dagaalamayo waa isla kuwa uu u hadlayo uu sharif iyo Aweys iyo qaar kale oo fara badan madaxda u yihiin. Marka hakala hadlo ina-adeeradiis intuu ummad kale oo waxba ka bi'in uu farta ku taagayo.

 

Waa iska dhaqan Soomaali oo nacaskasta markuu tiisa xalinwaayo yuu farta ku fiiqaa dad uunan gaari karin. Marka Odeygaan leh madax baan u'ahay midnimada USC-da waxaa ku haboonlaan nahayd, inta uu dad aan waxba ugaysan aflagaadeenayo, waxaa u ekaan lahaa inuu dadkiisa, midna tuutaha TFG-da qabo, midna cimaamadaha beenta ah afka kusoo xirtay, inuu heshiisiiyo oo nabad dhex-dhigo oo goballadooda nabad kusoo dabaalaan oo maamul kala dambeeyo u sameeyo ayaa waajibkiisa ahayd.

 

Laakin Soomaalidu waxay ku maaahmaahdaa,"Oohinta orgiga ka wayn". Marka haduu ku fakarayo wixii 91-kii lasameeyey, waxaan u arkaa, "goorayoy gabal kuu dhac". icon_razz.gif

 

P.S

Calankeena bluugle, cidii samaysay iyo cida usoo halgantay taariikhdaa xusayso oo mid aan hada inaan kaaga faaloodo u baahanyahay ma'aha. Hadii calan laguu deenayo, calaankaas madow oo kuwa afka duubtay ey wataan ayaa leedahay ee adigu ii daa bluugle, anaa iska lehee... :D

 

Originally posted by NinaNC:

Calanka aad wadatid waxyaabaha aad u geysatey kama hadli karo, waxaana fiicnaan lahayd inaad kuwa nasabka aad ku tilmaamtey la wadaagto calankooda kana aad wadatidna qashinka ku tuurto.

A great idea soo ma ahan?
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clan does not kill people, people kill people.

It seems yet again those who are the most clannish are the ones claiming to be cleaner than clean.

 

You have Niina here defending an old bigot who is proud of insulting and openly threatening the Somali people. She has a problem with the Puntland State flag, yet understands the Pain of this man.

 

Then the Al Shabaab rep in SOL Maadey comes in, he who supports without question the murders that took place in Hotel's Muna, & Shaamo.

 

Strange that Puntland isthe problem, yet Puntland has not clan cleansed a city, nor has it murdered and blew up students, poor shoe shiners and cleaning ladies.

 

Puntland only blew up in a careful manner Al Shabaab agents.

 

Also Puntland won't be lectured by the likes of ONLF and supporters who are either prisoners fighting for freedom or prison wardens preventing that freedom on behalf of the Ethiopian state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by General Duke:

It seems yet again those who are the most clannish are the ones claiming to be cleaner than clean.

That is right. you are absolutely right.

 

You have Niina here defending an old bigot who is proud of insulting and openly threatening the Somali people. She has a problem with the Puntland State flag, yet understands the Pain of this man.[/QB]

Again you are absolutely right. FYI Abdullahi Yusuf made the same comments about certain clan and he went as far as naming Mas'uul xaaskiisa. but you are still defending him.

 

Then the Al Shabaab rep in SOL Maadey comes in, he who supports without question the murders that took place in Hotel's Muna, & Shaamo.[/QB]

Markale you are absolutely right. But why don't you condemn the arbitrary jailing, killings and deportation of dadka kofurta iyo Galbeedka Soomaaliya ka yimaada?

 

Indeed Qabiilka is everything sxb.(at least for some)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Then the Al Shabaab rep in SOL Maadey comes in..

Duke, mamnuuc miyey iga tahay inaan soo galo, how does it say inaan qabyaaladiiste ahay waa yaabe?.

 

Cawaale, he's absolutely right miyaa?, maxow ku noqdayna?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Sorry buddy, i was bringing his attention to his selective pick ups and you my friend are not Qabiilist. Adiga waxaad tahay kuwa clansman iskaba daaye walaalkooda u dila qilaaf fikir ku dhisan awgii. you are wax kale!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this