Sign in to follow this  
Hibo

Somali girls and the naked truth

Recommended Posts

Somalina   

^Mowjada raadiyaha cusub ee FM Somali girls ma la dhegaysanooyaa maalmahan si saa'id ah mise aniga lee fikiradaas qaba?

 

Winter xun ayaa u soo socda Somalida qurbajoogta miyaa sanadkaa!? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by Cabdisomali:

I know your kind; but won't say the name we have for your like. You call me sissy; which I guess makes you Macho right? Loool Dissing your fellow brothers in front of girls is the way aa ku qarabataan, gabdhahana way ogyihiin! But worse, when it comes to confronting your brothers you are very tough; but with other guys, well, all brothers know.

 

Hey wait, how did I miss this earlier:

 

quote:

plenty of times ajanabis have asked me to hitch them with one and none of the sisters were interested.

Which means you asked the Somali girls on behalf of the foreign men; and so you are ... a you know what.. for the foriegners?? Loool Bro, case closed, call me sissy and whatever else you like.. Lool
Your sob story makes you look like a sissy sxb, be honest with yourself, which self-respecting brother would write 'walls of text' on several forums, and continuesly badmouth women on various youtube videos? This only tells us that you have lots of time on your hand, time you could have spend on more productive things.

 

Secondly, i'm defending around 80 women I know in real life, i'm not in the business of impressing anyone here, I don't even have a private message option. Thirdly it has nothing to do with being tough or not; I already knew those sisters were going to reject my ajanabi friends, I just enjoyed seeing it happen smile.gif , while all of your attention is on the few spoiled ones, I prefer to focus on the vast majority of great sisters I know. All of them btw are hitched with a successful Somali brother, or are planning to do so, but if someone with your mentality and attitude came their way, trust me you wouldn't stand a chance.

 

and then we would have even MORE rubbish posts, topics and videos about the "evil sisters" you failed to emotionally blackmail with the name "Somali". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms MoOns   

Like I said, I didn't want to continue this topic. But cuz some of you took the time to read my long comment; so as a matter of respect I have to.

Cabdi, you have RESPECT for us, and at the same time calling us SHALLOW & SIMPLE-MINDED?

 

Correct me if I'm wrong, & I'm sure you will.

My shallow simple mind is a bit confused.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Cabdisomali:

I post this just as an example of the shallowness naagaha Somalida ee West-iga. What I & the brother b4 have 2 say is something bigger than us. Pls don't b simple-mided.

 

"Gabdhaha Somalida ee Maraykanka oo iska indha tira Jaceylka wiilasha aan gawaarida wadan

Inta badan gabdhaha Soomaalida ee ku nool dalka Mareykanka ayaa sanadihii ugu dambeeyay la soo baxay dabeecado ay la yaabeen ragga Soomaalida ee damaca kala dhaxeeyo.

 

Daraasad lagu sameeyay gabdhaha Soomaalida ee Mareykanka iyo Kanada ayaa lagu ogaaday inay %75 ka boodaan ,wiilkii aan wadan gaari ,si kastoo ay u sareeyso tacliintiisa iyo quruxdiisa.

 

“Waan ka helay dhab ahaantii,dhowr mar ayaan kulanay,iyada qudheeda way iga heshay,way ii imaan jirtay,laakiin galabtii dambe ayey iga codsatay inaan gurigeeda ku booqdo,laakiin waxaan waydiiyay Street-ka xaafadeeda taga,waxay iigu jawaabtay soo raac,Highway hebel,laakiin waxaan ku iri,ma wato gaariye,baskee taga xaafadiina,dabadeedna waxay iigu jawaabtay”Raali iga ahoow,hadii aadan gaari wadan”ayuu yiri Wiil Soomaaliyeed ee Mastered ka diyaariyay Minnesota.

 

Wiilkaas oo magaciisa ku koobay A.A.Y waxaa uu tibaaxay inuu mudo joogay Mareykanka,hadana markii uu la yaabay uu asaxaabtiisa waydiiyay,laakiin ay u sheegeen inay sanadihii dambe gabdhaha Mareykanka iyo Kanada dhaqankaas ku sii badanayay oo aysan la haasaawin mar hadii uu wiilka gaari lahayn.

Mr A.A.Y wuxuu calaamatu su-aal saaray,gabdhaha Soomaalida maxay ragga hantida,aqoonta ,dabeecada,diinta,quruxda leh kaga jeclaadeen kuwa gaariga"

 

 

This is the funniest post I read in SOL in years. IN YEARS! :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOOOOOOOOOOOOOL!!!@"wiil masterad ka diyaariyeey Jaamacada Minnesota." :D:D:D

I'm tempted should I....or shouldnt I.....I will..

Ninka intuu master ka dabo cararayey why didnt he buy a car? He missed too many chances because of his lack of desirable transportation :D:D:Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Pay attention, you silly goat. :D

 

His masters was on the following:

 

Daraasad lagu sameeyay gabdhaha Soomaalida ee Mareykanka iyo Kanada ayaa lagu ogaaday inay %75 ka boodaan ,wiilkii aan wadan gaari ,si kastoo ay u sareeyso tacliintiisa iyo quruxdiisa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Wiilsha Soomaalida bal soo yara dhowaada, hadaan idiinla hadlo sida gabar walaashiin ah oo idinka weyn, intaan iga qaata:

 

1. Hablaha Soomaalida ee ku nool Mareykanka iyo Canada, qaasatan kuwa dhinaca qabowga dagan, wexey fahmeen baabuur la'aan iney la mid tahay lugahoo kaa barafoobo, dhagahoo kaa qaboobo, sankiiyoo biyo kadaataan...2011 ayaa lagalayaa, labo ama sadex iskaalso in la'isku xirto ama ear muffs laxirto qabow awgii kutubada laguma qorin...Wax indhaha uroona ma'aha naag weynoo duufeysa! Yacni, gaari gado ama gurigaaga joog!

 

2. Hablaha Soomaalida wexey fahmeen kaan shaqeysan ee jaceyl baan kuu qabaa meel lasoo istaago, inuusan jaceylkaas biilasha dhiibeyn oo meesha shaqo lagac laga keeno loo baahan yahay...Yacni, laba qaawan isma qaado, ee afkaaga uraayo dadka ka leexi!

 

3. Hablaha Soomaalida wexey fahmeen kii wax baranaya, dee danahiisa iyo howlaha maraakiibta inuu wax u baranayo...Isagoo shilin heysan markey intaasoo sano daba joogaan, bilow biri markuu wax barto dhaqaaji...Marka maxaaba is wareeris keenay, mid already wax bartay oo gaarigiisa laxiimaya baa la helikaraa...Yacni, iskooleey haduu yahay waqtigiisa waa inuu buugaagtiisa ku ekeeyo...

 

4. Ugu dambeyntii, hablaha Soomaalida wexey fahmeen kii is mooda inuu quruxoon yahay amaba qurxoon, hade ishaa kubadaneysa kaa...Yacnii naag walbaa eegeysa, marka maantoo dhan lama ilaalin karo...

 

Marka kii wax baranaya, markaad wax barashadaad dhameysato usoo jeeso naag...Kii shaqo la'aan heyso, markaad shaqo hesho usoo jeeso naag...Kii lacag la'aan heyso, markaad lacag hesho usoo jeeso naag...Kii qurxoon, ummm, ok adi xoogaa indhaha halaguugu nuursado, laakiin qurux kaliya hala soo shirtagin... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Kool_Kat:

1. Hablaha Soomaalida ee ku nool Mareykanka iyo Canada, qaasatan kuwa dhinaca qabowga dagan wexey fahmeen baabuur la'aan iney la mid tahay lugahoo kaa barafoobo

Hadey ninka heesato maxey gaari ku fali, muxuu qaboow ka taraa ame ka gooyaa mar hadey kalxamaha isku camcamiyaan, soo labadoodu is cambaruudsan maayaan walaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ee camcamiska iyo cabaruudsiga sidii lagu heli lahaa soo in bus iyo tariin loosoo koro ma'aha?

 

Ha'i dambaajin Nuune, rabshada dhaaf! :mad: :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

:D tareen iyo bus kacsi kuunta sheelaro waxba kama taro, lug ayaan ugu tagi lahaa, lug iyo meel balbaleysaa is og, biya sacabadaadaa looga dhargaa waad taqaan, markan oo kale galaas iyo baaquli waxba ma taro, col iyo abaarba cagahaagaa looga fakadaana waad garan,

 

 

Ps: haye labadeena danbiga aan iska yareeno, in kastoonba wax saas u sii buuranba aanan sheegin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this