Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

well sista! waan kuso ducano! hope u get betta soon! but if abowee jacaaylb! was next to yah! lool! may be u wont have that nasty food! namean!! lol.. happy v-day sista!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ loooooool waryaa rudy jaceylbaro iska dhaaf yaah waa raggeedi.

 

wiilo, welcome back, laab jeex maa kugu dhaceyna food poison(cunta sumoow :D ) waxba kama aqaano ani, ama laab jeex ama gaastari labadaas waa mid, mise wadaado lee iska soo tumeesay oo isa soo kiitakiiteeneesay.

 

qac qac sxbkiis wax aadan war u heenin maa dalaq iska dhahee sheekadaas tuujiye aa khattar ku ah, adiga shiiqaa tahay, hog dhurwaa aan ka yaabaa inaad gasho kolka danbe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Anna waxaan is dhahayay ninka Nuune ah, waa nin xalaal ah, oo ku dayso waxa uu sameeyo.. laakiin haddaaba saas ee sheekadu ee tahay, marka duqa waad ku mahad santahay...

 

Wiilo ilaahey haku caafiyo.. j baro hope in uu shaah fiican kuu kariyay.. don't tell me aduu kaa sugaayay shaahana..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Asxaabtaydiiyay waad mahad santihiin dhammaantiin xoogaa waa la ii dhuujiyay balse Alxamdulillaah hadda waan ladanahay, mindhaa dambigii baa iga badtay oo waxay ahayd canaan Rabbaani ah.........

 

 

jEcliYaAaaaaaaaaaaaa:........

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm glad to see you again too ,,,,,,, :D

 

After Ramadan IA ,, i want to know what heppened since then ,,,,,,,, kolayba ciyaalkii hore way waaweynaadeen caruurtii dambena waa soo korayaan oo iyagaa shukaanta haya e ,,, anigu still the same ,the same and one ,, looooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol@Lilly, how about "abaayo walaahay hooyadey bas aan kaa jeclahay noooh" gabdhaha fiicfiican oo mayarykanka ku korey waxay ku oran "Say walaahi" and she is all yours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Originally posted by nuune:

xabiibtii qalbigeyga aa tahay, xabadka aa iiga taalaa, laabta adey kuu buktaa, shafka warkiisaba daa, beerkeygu waa baxsad adiga daraadaa waaye, wadnaha bu'bu' baa ka yeerayo, miyyirkeyga aa tahay, maankeyga aa ku dhissantahay, madaxeyga kama baxdin cawo iyo habeen, halbowlaha dhiiggaad dhex qaadaa, oogada dhammaanteedd baa ku tabto, aragtidaada iftiin ay ii tahey, muuqaalkaaga dayyax waa iiga daranyahay, dahab ceyriin aa tahay, dhayman aa tahey, saqdhexe adaan kugu riyoodaa, subax uusan diiqu ciyin adiga daraadaa ayaan dhafoorada u qabsadaa, intee iga jirtaa, ii soo dhawoow, aan ku dhadhamiyee dhidid baa iga da'ayee, dhabtaada isaar aan dhutiyee, dhibicda roobka udgoonkeeda aa tahay, qaanso roobaad oo kalaad bidhaameysaa, kaalay agteyda imoow, aan shaaheynee, xasuus aan galnee illamaa goortii aan is baranney, naftu waa qaaliyee qalbigaad igaga jirtaa ee bal adna keyga soo gal si quluubteenu isku daalacato.

Walle waan sarqaamey. Let me get my breath back bal!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this