Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Lol@nuune,,,, shukaansiologist I like it hmmmmm let me think wow I can take that nice name markii af-somali loo macneeyana waa??????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haye ka leexda dee waxaa Aqalka soo gashay Wiilo oo sidata Qalabkeedii ay ku daawayn lahayn dadka qaba "Shukaansi" problems, haye yaa ugu horeeya lineka? ;)smile.gif

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wah!!! hibo caashaq iyo jaceel in ee isku aabo yihiin aan u qabee, shimee ilmo adeer ka dhigtay?..yaabka yaabkiis...

 

Waraa jaceel baro, af somali sidee wadan la'aan ugu dhacday oo uu rajo u noqday, darbijiif uu kusoo baxay. Dadka hada jiro dhan somaliga ee ku hadlay waa soomali raafito eh. Nuune somaligiisa fiiri, darbijiif uu noqday dagaalka kabacdi, ani keega koolo dhuuq uu iska noqday, qac'qac kiisa makarafoonka aa ku fakaday, wiilo keeda in ee casriyeeso ee rabtaa markaasee sidii "cowke (BBC)" camal u hadlee (qaraami nooh). adigaba somali aalkuliiste ah oo cagaarshow ku dhacay aa meelaha dadka ku baryeysaa in ee ku hadlaan.

 

marka sxb waa u jeedaa meeshaan saas aa hada la isku fahmaa..dadka luqadooda waxee noqotay isma dhaanto iyo dhasheed...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

wiilo keeda in ee casriyeeso ee rabtaa markaasee sidii "cowke (BBC)" camal u hadlee (qaraami nooh). Waah waah waxaas aa RUN lagaa dhahaa thagkis feerto Arjaamo :D waa markii ugu horraysay ee aad si fiican u sheegtay afsomaligayga,,,,,,,

 

 

jEcLiyAaaaaaaaaaaaa:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this