Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Waraa orgilaqe idhaaf aan ku dhahay hadda rabtaa miyaa ragaas inaad gurigayga ii ku keento. waa inaan raasadaa bodyguards i ilaaliya hadh iyo habeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa maxay shukaansi aboootoooy kan mid yar ma ahin? managa dhaaftiinow, shukaanshi saacadaan ma kabixi karno.

 

1. shukaansi waa mud aan dheereen oo lawadaqof is ka'hela eey wada matalaan jaceel aan jirin.

 

 

shukaansiga sidiisaba wuxuu u kala baxaa sadex noocood.

 

waa midoow adigii baa kahelay gabadha oo ku bilaabay weerar.

 

amaba iyadii baa kaa heshay oo kugu bilaabtay weerar ( aboowe waxaa u egtahay wiil aan wax isku nahay) ;) timi hiise oo kale ayaad leedahay. kaalay halkee kadaganeed soomaaliay waxaa laga yaabaa in aan daris ahaan jirnay :cool:

 

midka sadaxaad waa midka aad si kadis ku kulantaan aad meeshaa is kala qabsataan

 

marka shukaasi sidiisaba waa sheeko bilaab geed.

 

ciyaarta dhaafa hee aan wada hadalno maxaa ka xun.

 

 

Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh.

 

marka hada shukaansi raaga ragbaa leh mid soo dhqsadan haween baa leh

 

war lee maa wadeeynaa.

 

 

horaa loo yiri.

Saddex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow guursan maayee wiil i sii; Ilaahow shaqaysan maayee xoolo i sii; iyo Ilaahow ku

caabudi maayee jannada i gee.

 

marka hada sheekada wexeey joogtaa wax mashukaansanaayi sxb xaaskeeyga guriga iigu keen

 

 

wiilo shukaansi baasaboorkiisa aan ku siiyay. :D

 

 

Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii kugu caydaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waah waaaah ,,, way isku dhacday ,,, oo la isla fahmay ,,, oo la isla qaaday ,, oo la is shukaansaday ,,,, :D:D ,,, waxaasaa jacayl ah ,,, hayeeeee ,,, inoo wada sheekada ,,,

 

Wiilo, haye calanka qaranka ee shukaansigaa lagu siiyay sow maaha ,,,, aniguna marka aan waddanka madax weyne ka noqdo wasiirka arrimaha jacaylka iyo shukaansi affairs ka ayaan kaa dhigayaa :D

 

Dad badan baa marqaamay baan ku iri ,, oo milikhsanaaya :D:D ,,,, hehehehehe ,, anigu kuma jiro ,,,, marka la eego topic ga aad soo qortayna ,,,, dad badanaa arji kuu keensanaaya aniga guddida selectionka lee igu dar ;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

wiilo shukaansi baasaboorkiisa aan ku siiyay :D

 

Wiil_duco sxb waad mahadsantahay balse hal mid ayaa ilowday J'baro oo jooga see shaqadiisa ii siinnee sxb waxaaba jooga Macalinka dhan ee loogu yimaado arimahaan oo dhan.

 

J'baro sxb see waaye adiga oo jooga maa shaqadaada i siinee but hay if y'all vote and decide to nominate me as an wasiirka arimaha jaceelka iyo shukaansiga aniga ma diidaayo and j'baro marka aan noqoto madaxwayne make sure inaad Jago i siiso. U better ;)

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo horta aad baan ugu faraxsanahay in aan helo qof igu labeeyo arrimaha shukaansiga iyo caashaqa ,,,, welcome for the new post ,,, markii hore keligay baan ahaa ,, laakiin hadda seems inaan workmate helay oo shaqadu ay furfurmayso ,,,,,, we'll who's da president and who is not ,,, laakiin welcome to the promotion ,,,,,,,, i must admit it ,, u r an excellent buddy ,,,,,,

 

Let's educate these other folks ,,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro

Let's educate these other folks ,,, :D:D

 

heee anaga maaba waxaka qabno Jacaylbaro hadaa jaceel nabareeysid. aniga maan farxin markaad ku dhawaaqday adiga iyo wiilo in aad iska kaasha neeysaan xaga jaceelka.

 

Wiil_duco sxb waad mahadsantahay balse hal mid ayaa ilowday J'baro oo jooga see shaqadiisa ii siinnee sxb waxaaba jooga Macalinka dhan ee loogu yimaado arimahaan oo dhan.

 

 

wiilo kadib markaan araganay aniga iyo inta jecel jaceelka sida aad wax uuga qortay jaceelka aan waxaan garanay in aan ku siino baasaboorka. lakiin ma lahin jacelbaro shaqo yaan la siinin asagana adigaa boos siinkara. ;)

 

 

hada waxaan arji udiran madax weeynaha soomaalia in uu iloobay in uu magacaamo wasaaradah jaceelka. waxaan xasuusin madaxweeynaha in uu sidhaq sah ku soo magacaabo.

 

mudane wiilo wasiirka koowaad ee jaceelka

 

mudane jacelbaro wasiir kuxigeenka jaceelka

 

haadaan codsigaan uu madax weeynah uu fulin in anaga iyo madiinta nooga jirto barlamaanka aan iska ga soo bixidoono :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka horre dhammaantiin waad mahadsantiin marka xegana waan qaatay jagada aad rabtaa inaad ii magacaabtaan (I Sound like a typical Somali Politician huh :D ) Oo marka loo dhiibo jaga yar Cirka iyo dhulka la waynaado. Well anyway waan qaatay waana ku faraxsanahay :D Hadda waxaaba i haysa inaan ka hadlo wax yaabaha keena ama bur buriya xiriirka iyo guurka Soomaaliyeed :D

 

 

Mahadsanidiin:......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa sax ,, halkaas baan ka bilaabaynaa ,,,, waa in ay ogaadaan dhamaan dadweynaha soomaaliyeed sida guurku u burburo iyo waxyaalaha burburiya ,,, xataa madaxweynaha laftiisa waa in loo sheego in aanuu reerkiisa ka mashquulin :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar leeeee...Shukaansigaa wili masocdaa? Jaceel baro markuu imaaday SOL uu bilowday ilaa iyo hadana wuu socdaa..beynaka cuudu bilaah..

 

Waraa Jaceel baro, shabaqaan aa tuuratay mar hore uu duluf noqday ee badal nooh..malaay qaarjeer leh aa kuu galaayo runtii..lol..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye,, Shukaansiga weligii waa soconaaa ,,, adduunkana qof aan wax shukaansan ma jiro ,, mid ku kaftama , mid ay dhab ka tahay iyo mid labadaba isku dara ,,,, :D:D

 

Marka welcome sxb ,,, kollay wax baad shukaansataa ee Queen Wiilo ka baro shuruudda iyo sida wax loo shukaansado iyadaa qaybtaas qaabilsane.

 

Mida kele , afsoomaaligaaga waa sii adkaanayaa ,, i think u need one visit to the country hadii kele siduu u sii adkaanayo baad marka dambe waayaysaa oo uu dhimanayaa :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this