Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Ajaajah Jabka waa lawada qabaa dheh Jecliyaa inkasta oo dabcan la kala daran yahay in that department, horta ninka la yiraahdo J'baro wuuku jajabay kii shukaansi ahaa heer hadda wuxuu joogaa inuu daruus ahaan u bixiyo sida laysku shukaansado :D J_Cambo adiga waxaan filaa inaadan aqrinin waxa aan aniga qoray on page 17 about shukaansi, runtii waad qoslilahayd haddii aan aqrin lahayd,,,,,,,,,,

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, lamaba sheegin jallaato oo laba sadar wax ka badan akhriso :D

 

waraada qossol aa igu disheen, balaaya jaceel iyo cishqi sheega, waxaas goormaa laga soo tagey,dhankeyga kolleey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^run baad sheegday...sheekada dhan ani waxaan ka fahmaa labada sadar uuga horeeso, markaasaa waxaa la iga sugaa 20 page inaan akhriyo...hah hah haa, wallee isma dhihin

 

nuune aniga xitaa shukaansi mar hore baan ka qalin jibiyay maxaa yeelay ninka gacanteyda midigda aan ku haayaa. it's just matter of time when I will invite you to my wedding

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@gacantaa ku haayaa ninka, that is classic, qooleey miyaa ninka, hadduu kaa fakada maxaa sameenee, spare ma haysaa ama boos celis in case oo la waayo xariifkaaga, wax kastaa ku dhici karo you know, adduunkaan ha aaminin, so take my advice, have few guys in order of preference, then if u lose one, u still got some left, that is how I do things anyway.

 

 

by the way, I love 2 come and dance in your wedding, am good at niiko jees qoob ka ciyaar ama wal-walaqato yacni is walaaq, dhaantana waaba midda laigu anqariyey ama laigu gardaayiyey so am good at it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Lol@qooleey miyaa ninka,,,Haa haa haa jecliyaa warkaas aaba aniga imaraayo haddii ay idinkaga macdahay,,,,Macaanto waxaa waaye saan nuune lee ka casuuman arooskaaga miyaa,,,waraa ani xitaa dancega waan ku fiicnaan jiray nooh...nuune for sure asiga wayba isku fiican yihiin dancega,,,, ani haddii layga invite gareyn waayo arooska waan dagaalamaa nooh,,,kashayda aan hore u soo qaadanaa runtii marka la dhaho "if there is someone who would like to say something say it now or forever hold ur breath" i will stand and say i have something to say,,then i will say she didnt invite me to her wedding :Dsmile.gif then arooska dhan aan banadaa nooh Xaajigana waaba isku naxaa oo wuxuu is dhahaa she was cheating on u :D marka waxaan filaa inay safe hadda tahay in layga invite gareeyo arooska inta ay goorgoor tahay,,,haddii kale balaayo aa ka dhacayso nooh....

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^midkaan waa baariyow, hadii aan hal mar ku dhaho xabiibi ma hadalkeyga aad aamineynin wexey isaga la tahay aduun gadoon, markaas oo wuxuu galaa inuu i qanciyo.....abayadiis midkaan waa caano madaadiye, farta afka loo galiyo ma qaniine. jaceyl caadi eheen aan ku abuuray...jecliyaa, kanoo kale lee'ba iga dago.

 

nuune iyo wiilo labadiina aa insha-allah goobta la idinkiiga baxayaa, niiko iyo wax kastaba idinkaa ii qaabilsan, just dont let me down

 

nuune maxaa tiri, mid spare ma haysataa aa? would uou like to volunteer? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

kakac volunteer abuu faaskaa tahay cunee, inaa igu bakhtidaa rabtaa miyaa, kuma jiro baxarkaaga beynii wa baynak ciisaa budiinaa muusaa budiinaa, hadhoowti la ima dhahaayo saqiir silciye :eek:

 

and tankis for the invitation on your wedding, laakin saa u hadleeso aan arkaayee, xariifkaas koo aad isla joogeeysaan waligiin uma maleenaayo,istaqfurullaah, laakin inshaaradeyda saas ay sheegtay, wiilkiiba waxaad ka dhigtey hal bacaad lagu lissey waa saan hadalkaaga ka dhadhansadey ama aan udhuuxey hadalada afkaaga kasoo yeerey ee kala ahaa afka gacanta hadii laga galinaayo maku qaniinaayo iyo markaa dhahdey ma nuux nuuxsanaayo haddii xabadka looga fadhiyo, eber aad ka dhigtey wiilkii dhannaa waxba umaadan reebin, xarakaat malahan kulahaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   
nuune iyo wiilo labadiina aa insha-allah goobta la idinkiiga baxayaa, niiko iyo wax kastaba idinkaa ii qaabilsan, just dont let me down Waxaas shaqadayda waaye nooh, we won't let u down on ur wedding day.........Laakiin nuune ishaartiisa oo kale aanba u jeedaaye kan maxaa waaye oo caana madaadiyaha ah intee ka soo heshay sxb,,,run marabtaa ma fiicno nin aan adiga wax u sheegaysid ama aad amraysid waxaa fiican wax walba inay yihiin balance na'mean haddii kale marax waaye nooh.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

lol@abuu faas-goorma igu dambeyse aan maqlo abuu faas..ala maxaan habeynkastu QOF ku daliigi jire :D -u know in my family I was an expert in daliigiin ;) still is by the way.

 

Nuune iyo Wiilo oo bada kubaashalaayan-Wiilo oo sinta winiq-winiq kasiineyso iyo Nuune oo duruq-dayle sidii durwaa baruur uu jeedo uu ciyaarayo-wooooow! wat a sight to see :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune saqiir suujiska aad sheegeysit xooyahay? maandhoow aniga ma ihi gabdhaha is yareeya believe me da'da waan isku soo dhawnahay.

Waraa nuune meel ha iiga dhicin, eena dumaashigaa ka xishoo. why aad u leedahay iskuma raageysiin....maxaa ii xaaside? wiilkaan inuu fiican yahay lee kuu sheegay oo ii wanaagsan yahay, taas problem mee keeni kartaa? horta ma taqaana dadka lagu tilmaamo "caano madaadshe"? bal aan kaaga faaloodo...waxaa laga wadaa dadka aqlaaqdooda aad u wanaagsan tahay, oo dadka ku xad gudbin, una roon ehelkooda iyo asxaabtooda. ma is af-fahannay? Laakiin aniga kama dhigin xarfaankaan hal bacaad lagu lisay.....xarfaankaan sida oo ii qanciyay daraadeed baan aqlaaqdiisa ku faanaa ee iga ma eheen inaan ragnimadiisa meel uuga dhaco. taasna ma suurtooweyso sababtoo eh isaga waa 100% rag rag dhaafay, teeda kalena anaa mustaq bal la sameysanaayo soo ma aha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar hal bacaad lagu lisay amay dhaamtaaba.. bisimillaahiyee wiilka waad baa bi'say.. far haddii afka loo gasho xattaa maqaniinayo... that's weak home girl..

 

I agree with Wiilo kaas marax waaye.. in one week guriga boring aa kugu dilaayo...

 

Lol @ Raula.. waa iga qoslisay.. balaayo abuu faas kugu diliigtay ma dhahaa mise waan ka noqdaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

raula, abbaay fiiri, abuu daliigaa iga ballan qaadey waa kaa sugaa hee aka lessonkii abuu masaigii, me no hilmaan smile.gif

 

jallaato, waa ku fahmey si fiican, laakin xaasidnima igama ahan, asaga hadduu maskiin yahay waa inaad ka dhigtaa abuu qaxar, labadiina midkiin waa inuu yahay qaaxuub ama quuqle ama qaxar ka sameesan ama kadeed ama dhabal qac, laakin laba masaakiin is hor fadhido hadhoowna bogga iskaga fariisanaayo waxaas ma soconaayaan, midkiin waa inuu yahay qabqable, ma i fahantey hadda, intaas lee waaye waxaan sheegaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Qac-good to see ya bro.

 

Nuune-waraa adi horta wax ma ilowdiid baan uu maleyna-macal casharkii habeynka laga balan qaade ee saad masai numero uno uu noqon laheed ma'ilaaweysid yah! cajiib walaahi. waraa shimbiraha midkood igu soo dhiib si deegdeeg ah waraq si aan galaaska kugu register-gareeyo hokey icon_razz.gif otherwise waiting list-ga baan kuu gelin doona-and lord know how long the line is :D

 

adios amigos-and dont munch on too much chocolate' :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ok ppl I'm back (sort of) Maxaa idhaafay waan Xanuun saday baryahan oo waxaa igu dhacay FOOD POISON marka hadda xoogaa waxaa igu dambeeya wareer fara badan balse sidii hore waan dhaamaan Alxamdullilaah....

 

Qofta arooskeeda waa inaan ka cayaaraa nuunena aan tusiyaa inaan ka badiyo NIIKADA ama dhansiga, macaan let us know whenever its that u are having the wedding........

 

 

Nabad iyo Caano:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this