Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

On 7/4/2022 at 9:46 PM, Dalmar1 said:

Niyahow waa iga talo focus on your own region instead on other man's region, Mogadishu rag baa uu fadhiyo and its only them Reer Mogadishu that can speak for Mogadishu.

Fck the idea of capital city then. And don't use the title of being heD of a Somali state.  You ain't going to have the cake and eat it.  Village mindset. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beentaan cad ila arka:

Xasan Sheekh: Waxaan ilaahey hortiisa ka ballan-qaadayaa inaan ceebeeyo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo caawa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidda Carafo ayaa jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa, wuxuuna qeybtaan uga hadlay musuq maasuqa.

Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed u cadeeyey sida ay uga go’antahay inuu suuliyo musuqa iyo xatooyada xoolaha dadweynaha, isagoo ku goodiyey in qof kasta la baari doono.

Dowladda Soomaaliya ma ogolaa doonto in dhaqaalaha yar ee gabadha ama wiilka maskiinka ah laga soo qaaday guryo looga dhisto Turkiga iyo Nairobi, balan ilaahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaaneyn taas,” ayuu yiri.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadka xil doonka ah ee dooranaya in loo magacaabo goobaha dhaqaalaha uu ka soo galo ku tilmaamay kuwo u badan tuugo.

Wuxuu wacad ku maray in xatooyo dambe aan la isaga hari doonin, isagoo farriin u diray odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta ka naba-dooniya dadka lagu soo qabto kiisaska xatooyada ah.

“War ka joog ha garabsiin, hana la soo safan nin tuug ah, tuug umad xaday hala safan, subax dhan gurigaaga ha uga soo lebisan sidaa u difaaci laheed nin tuug ah oo aad dhahdo maxaa loo xiraa?” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa wacad ku maray in la ceebey doono oo la karaama tiri doono qofkii lagu qabto ama lagu helo xatooyo xoolo dadweyne “Ninkii Alle ka cabsa waaya sharaf malahan, wax uu mudan yahay ma jirto nin sameeyo xatooyo, xaaraam ayuu ku dhacay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan.

Wuxuu sheegay in diinteenna suuban wax ay diiday aysan dowladiisu ogolaa doonin, “Maanta tuugnimada heer aan ku faano ayaan gaarnay, meel lacag lagu qaado ninka raadinaa waa tuug, nin umadda u shaqey raba maaha, hadaa dadkaan u shaqeyneyso iskuulka tag ee ilmaha wax bar,” ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ku yiri khudbadiisa qeybtii uu uga hadlay musuqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Every thing xamar lagu cuna waa xoolo hwye  , gaaladu cash ba ma bixiso.  Qandaraas bay bixiyan kaasna way qiimeeyan , marku fulo ee uu standards kooda waafaqo uunbay lacagta bixiyan.   Qandaraas na ma siiyaan cidaan capacity u lahayn.   Lacag kasta oo la la lunsada waa lacag  hawye  , waanan Ku dhaaran karaa waayo ma jirto Somali kale oo cashuur siisa dawlada Somalia.    Xasan sheekh iyo tolkiba waxan leeyahay idinku hays cunina ,  wixii wax idinka cunana dila  kadibna Ku eedeya alshabaab.   Maxkamad ba looma baahna.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 7/7/2023 at 10:29 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa.

img-1-1688732881714.jpg

First time since 1960, Awdalites are missing from TOP ministry

 

Meesha XOOLO aan rag aqoon baa maamuli

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, maakhiri1 said:

First time since 1960, Awdalites are missing from TOP ministry

 

Meesha XOOLO aan rag aqoon baa maamuli

 

 

Why is a tuna man concerned with Somaliland? Focus on your civil war in Garowe. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.