Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

Xubnaha aadanaha ayaa sheydaamadii Imaaraad laga gadaayaa haddana:

____________________

Max’ed Xasan Maxamed Nuur oo kamid ahaa dhalinyarro Soomaaliyeed oo ay dawladda Imaaraadka Carabta ka qoratay gudaha dalka Soomaaliya, da’ahaana jiray 19 sano, sida ay CID-da Soomaaliya cadeysay, tababarna loogu qaaday dalka Uganda ayaa meydkiisa oo lagala baxay xubnaha jirkiisa ee kalyaha iyo beerka dib loogu soo ceshay magaaalada Muqdisho.

Marxuumkan ayaa kahor inta aan xubnaha jirkiisa lagala bixin loo dhigay Isbitaal, sabab la xariirta qandho soo wajahday, hayeeshee waxaa maalmo ka dib laga war helay dhimashadiisa, iyadoo wakiilka Imaaraatka ee Tababarkan ciidankan u soo tabiyey dawladda Federaalka in dhimasho caadi ah dhacday.

Dawladda Federaalka oo isku dayaysa in ay qariso kiiskan, ayaa ilaa hadda qoyska marxuumka ayaa diiday in la aaso, iyadoo meydka oo la qashay uu wali yaalo, bilowgii bishana Safaarada Soomaaliya ee Uganda ayaa bixisay warqadda ogolaanshaha qaadida meydka, iyadoo diiday in ay caddeyso in xubnaha qeybo kamid ah maqan yihiin, magaalada Xudur-na maanta waxaa ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo ficilkan argagaxa badan.

F/G: Sawirada laga qaadey meydka ayaan la baahin karin, kuwaas oo aan hayno.

345255932_231220526181996_10911065770645

345877172_781321166628598_84737045570144

345668718_804273481252977_28594488577578

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shilimaantii yareyd la soo tuugsanaaye ayee isku heystaan. Waa wada ognahay barakacnimo, abaaro iyo daadad waa mashruucyo aanan dhamaad lahayn lagu hanti yeesho la rabo.

Wasiirka wuxuu qortay:

img-3-1685905464864.jpg

Ra'iisul wasaaraha ka daba qortay:

img-1-1685905425494.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.