Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

galbeedi   

When you have minister likr Mr.Tik Tok as the defence minister expect the worst.

This is the most important ministry in the country at this time of war, yet it is led by an incompetent general who got his ranks through irregular militia and defence minister who is cashing in like most of his colleagues. If you want to win the war, why surround yourself with weak and incompetent people?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya  is the most corrupted nation on the earth according to the observers, for very long time.

in rashinka ciidamada la musuqmaasay waa lagartay balse in ay xataa garan waayeen in musuq jiro oo dowlad shisheeye u sheegto waxay ku tusin dhibtu in ay tahay systematic ee aysan ku koobneen hal meel ama hal qof, ee system check and balance iyo transparency in uusan jirin

Boobka Dhulka danta guud, raashinkii ciidanka iyo mushaharaadkii, rashinkii rashka ka yimid ee maskiinta sicir bararku ku dhacay loogu deeqay, , baabuurtii lagu deeqay,  wax kasta oo gacanta XSM iyo xertiisa soo gala suuqaa la geeeyaa

 

XSM wuxuu kala diray guddigii la-dagaalanka musuq-maasuqa markii uu kusoo laabtay xafiiska.

haddii ay daacadnimo jirto oo la rabo in musuqa lala diriro waxay dowladda Xasan Sheekh awooday inay guddigaas dib u hagaajiso, xubnaha dib u qiimeyso, sharciga lagu dhisay eegto, kadibna barlimenka  marsiiso, sidaasna lagu howl-galiyo guddig, ma dhicin. Inuu madaxweyne Xasan Sheekh umadda u sheego inuu la dirirayo musuq-maasuqa haddana uu burburiyo guddigii la dagaalanka musuq-maasuqa, waxay  sawirtay in uusan madaxweynuhu arrintaasi daacad ka aheyn.

 

Dowladda madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale diidan dhismaha guddiga madaxa-banaan ee iibka qaranka, si looga baaqsado hanaanka suuqa madow ah ee lagu kala iibsado hantida dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh 2017 iyo hada waa isku mid, horeyna musuq baa loogu yaqaanay hadana wixii lagu yaqaanay buu la soo baxay, horaa loo yiri waxaad barataa waa baaskaa

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/27/2024 at 12:03 AM, Che -Guevara said:

The level of corruption is beyond belief.

very similar to Afghanistan, they were busy building palaces, stealing millions, and we know how it ended

Share this post


Link to post
Share on other sites

HSM's corruption is on a different level.  It's looting.  

The thing is the delusion is also out of this world.  They think they are doing stellar job. 

Now, I'm more than happy for this  country to balkanize.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.