Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

Maakhiri, it needs a generation for daljaceylnimo ku wada beermo dadweynaha Soomaaliyeed. Dowladii hore wey beertay the seeds and you could see the nationalist widespread support it gained from every qabiil.

We hadn't seen a support like that since the late 70s.

No wonder qabyaaladists cirka iyo dhulka ayee dagaalkooda ahaa and were united against dowladii hore. Deni, Muuse Muqayil, Xasan Socdaal, Shariif Sakiin iyo Axmed Madoobe ayee isku keentay, all the most corrupt Soomaalis had seen in the last two decades. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tana waa mid kale. Very sad.

_____________

323414870_1165645167647178_3318005610625

322495932_605013234766378_30022776177935

Maanta maalin madoow iyo mugdi gudcur ah ayay kaga dhigantahay qaranka Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka Imaaraadka carabta ku wareejisay ciidankii lagu soo tabobaray Eritrea, heshiiska oo Abu Dhabi lagu saxiixay wuxuu qorayaa in dowladda Imaaraatka markale lagu wareejiyo kana howlgasho xerada ciidanka Jeneral Gordan iyaga oo maamuli doona habsami-usocodka xerada iyo ciidanka ku jira, sidoo kalana labada dowladood iska kaashadaan habkii ciidanka yimid loo howlgelin lahaa.

Waxaa la buriyay wareegtadii ay dowladdii hore dalka uga saartay quburada ciidan ee Imaaraatka dib ayay dalka uga howlgeli doonaan muddo 14 maalmood (labo asbuuc) gudahood ah.

Sida heshiiska lagu qoray dalka Imaaraatka ayaa dowladda ka caawin doona dhaqaalihii ciidanka lagu howlgelin lahaa, agabkooda iyo dib-ucasriyeeynta xerada.

Ganacsato dowladdu wadato oo ay ku jiraan xildhibaano iyo xigtada mid kamid ah odayaasha dalka ugu sarreeyay ayaa fulin doona saddex qandaraas oo heshiiska ku jirta kuwaas oo kala ah; Raashinka iyo shidaalka ciidanka, soo daabulita logistic-kada ay ku howlgeli doonaan saraakiisha Imaaraadka ka socda iyo dhismaha iyo wax lagu sheegay dib-ucasriyeeynta xerada.
Imaaraatka dalka labaad ee Bishii November diiday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateeynta hubka.

Waxaa nasiib darro ah in dowladdii ugu weyneeyd ee xogta ciidanka laga qarinayay muddada dheer maanta sahlan loogu gacan galiyay iyada oo la eegayo dano dhaqaale iyo qandaraasyo kooban.

- Cali Yare Cali - Facebook

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilka maay maayga wuxu u xiisay heesihii Iyo ciyaarihii wakhtigii Kaacaanka iyo Farmaajo. Pliis umada ka xishoow, oo ka daa calool xumada iyo qiiro baroorka. Isla ciyaartii lee waaye, laxanka lee badalay.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Unukaa leh ' and their lot are literally cashing out the country in retail, wallaahi.  

Again, I want to see this country balkanized, so that they ruin their bit and not all of us. 

The fight against Farmaajo was so they could let loose and loot. 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Dhagax-Tuur said:

'Unukaa leh ' and their lot are literally cashing out the country in retail, wallaahi.  

Again, I want to see this country balkanized, so that they ruin their bit and not all of us. 

The fight against Farmaajo was so they could let loose and loot. 

 

 

 

 

He is secretly in Imaaraadka today, selling ciidamadii Eritareeya laga keenay iyo militariga kale ee Soomaaliya. He is the WORST ever Soomaali madaxweyne ku sheeg soo maro. Alloow ina dhaafi neefkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.