Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 7 Alloow Xasan na dhaafi, saan si ma'ahee. He is outdoing himself in super-masuq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Thursday at 07:24 PM Xasan asked madaxweynaha Tansaaniya land in Tansaaniya before and now he asked Kiikuuyada one was well. Waala siiyey, but he has to support Raila's Midowga Afrika's chairmanship candidacy. I have no doubt it is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 12:24 PM C/raxmaan C/shakuur Warsame asaga ayaa ka mid ahaa kuwa noo keenay Xasan Maxishoode oo bahdilkiisa ku faraxsan. Waxba yuunan naga wacdin wuxuu asaga noo keenay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted Sunday at 03:28 PM 5 hours ago, Qurac&qansax said: What is this qaraar? Kenya is light years ahead of this failed nation? There is no comparison Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 06:10 PM Maakhiri waxaa u soo qoraal ekaan rabtaa our own perennial pessimist - Mudane Dhagaxtuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted Sunday at 09:35 PM 9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: C/raxmaan C/shakuur Warsame asaga ayaa ka mid ahaa kuwa noo keenay Xasan Maxishoode oo bahdilkiisa ku faraxsan. Waxba yuunan naga wacdin wuxuu asaga noo keenay. Xasan Sheiuk maxamuud isagu ma keenin, parlamankaa keenay, oo doortay, oo jeebka loo buuxiyay. Farmaajo way ku saxsaneed in laga huryimaado, Xasana laga horyimaado, CCW wuxuu tusay in uu qabiil iyo jeeba ka weenyahay, he is probably the best HAG politicians (with Shariif) so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted Sunday at 09:37 PM 6 hours ago, maakhiri1 said: What is this qaraar? Kenya is light years ahead of this failed nation? There is no comparison He is just saying what you are saying, Kenya is a head of us. but he is reminding some young folks, like Maakhiri, we were once ahead of them. That is all Quote Share this post Link to post Share on other sites